General Duke Posted January 29, 2007 Dadwenihi halkaas isugu yimid ayaa waxa laga dareemayey wajigooda qiiro iyo in uu ka muuqdo farxad iyo dareen dowladnimo. Dadkii halkaas isugu yimid oo loo diyaariyey 5000 oo kursi ayna buuxdhaafiyeen kuraastii, halkaas oo ay noqotey in ay dadweyne farabadan kaga qayb galaan xaflada iyaga oo taagan. Ugu dambeyntii ayaa waxa dadweynihii la Hadley Prime Minister, Ali Geedi ugana mahad celiyey reer Minnesota, xaflada quruxda badan ee loo sameeyey dowladiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 31, 2007 more on this story... Minnesota: Somalis in Minnesota have gathered to show full pledge support for their Somali government. This tremendous event was held in Minneapolis Convention Center. It was a magnificent ceremony and great opportunity for the Somalis to rejoice again. Many Somalis were wearing the Somali flag and weaving posters of the current Somali President Abdulahi Yusuf Ahmed. In commemoration of nationalism, Somalis marked this day with colorful costumes, poetry and national songs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted January 31, 2007 By the way Duke how did The Child molestation case against Singub Went? I heard that he entered a Plea Bargain. Quote Share this post Link to post Share on other sites