Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland President Visits Djibouti Ethiopia

Recommended Posts

^^xaaji maanta waxaan ogeyn baa ku qaniinsan :D

maxaad uga caroonaysaa Siilaanyo waa nin weyne e

 

midda kale arrintii onlf jawaab macquul ah ma uga wadaa Melez :D ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinfanin maya dee wax aan jirin baad u riyaaqeysa qof ka bina adanka waxa u fiican inanu khiyaali ku noolaan oo xaqiiqada tabta. Marka Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland wax aad aad adigu shakhsiyan aad iska jeclaatay,oo maskaxdada yar ay iska caashaqday,, Maha wax dhab ah oo jirta , Gaaladu illusion Bey ugu yeedhan.

 

goormaad Melez u booday,, Djibouti beynu marayna Melez marka wakhtigisa la gaadho aya lala xaajoon doona Hogaaamiyaha Tplf.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaaji xunjuf,

waxaan ka hadlayna waa wax run ku qotoma, oo khiyaali ka fog. siilaanyo waa nin soomaali jeclaantu dhowr jeer ka qubatay oo ceshan kari waayey :D , waa arrin aad looga warqabo. waqti bay qaadanaysaa inuu waxyaalaha qaar ku dhiirado laakiin wax badan baan ka ognahay tafkiirkiisa siyaasiga .

 

melez cinwaanka threadka buu dhex fadhiyaa xaaji xunjufow :D , aniguna iskama aanan abuurin oo su'aashaydu meeshay ku jirtaa

 

saaka ma qumanid, caradii hargeysaad nagula dhacday

 

 

 

ps. xaajo xunjufow, baytka u danbeeya aad u dhuux

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

xaaji xunjuf,

waxaan ka hadlayna waa wax run ku qotoma, oo khiyaali ka fog. siilaanyo waa nin soomaali jeclaantu dhowr jeer ka qubatay oo ceshan kari waayey
:D
, waa arrin aad looga warqabo. waqti bay qaadanaysaa inuu waxyaalaha qaar ku dhiirado laakiin wax badan baan ka ognahay tafkiirkiisa siyaasiga .

 

melez cinwaanka threadka buu dhex fadhiyaa xaaji xunjufow
:D
, aniguna iskama aanan abuurin oo su'aashaydu meeshay ku jirtaa

 

saaka ma qumanid, caradii hargeysaad nagula dhacday

 

Naw dee wax walba daliil bey leeyihin waxagu waan maqlay weye beri ba sida la yidhi mar bu aha wasir dawladi kacaanka , Adeer waxasi wa marxalado la so maro Somali miyaan la jeclaan karayn isagu somalilandtisa haysta sidu ismacil cumar geele ba u jecelyahay waba ka maanta ku so dhaweyey dalkisa eh. War yaa Muslim oo muuse ismacil ah ,, intu na yidhi wuxu waxba ka jira bu cajalad no saaray qoloyin reer budhcad badeed oo ergooyin iyo miisas yar yar dhex fadhiya Maxa Siilaanyo waxa ka galay :D , Xiin faninow salaad kasta xiligeeda la tukkada ma fahantay marka melez wa ino mar kale :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Xiin faninow salaad kasta xiligeeda la tukkada ma fahantay marka melez wa ino mar kale
:D

Marqaati waxaan ka ahayn in xaajigu raggii hore ka haray :D

 

saa maxaa kuu diiday, intaad hadba i xag-xaganaysay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

If he would come to moqadisho instead of Addis,, "mujaahidku' would be 'the last king' of the horn...don't you think? ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this