xiinfaniin Posted November 4, 2010 Siilaanoy meel fog ma jiro awoowe, waa oday wax badan fahamsan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 4, 2010 Siilaanyo wa nin wax badan fahansan wa ruugcade siyaasi wa runta wax kale maad haysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 4, 2010 ^^xaaji maanta waxaan ogeyn baa ku qaniinsan maxaad uga caroonaysaa Siilaanyo waa nin weyne e midda kale arrintii onlf jawaab macquul ah ma uga wadaa Melez ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 4, 2010 Xiinfanin maya dee wax aan jirin baad u riyaaqeysa qof ka bina adanka waxa u fiican inanu khiyaali ku noolaan oo xaqiiqada tabta. Marka Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland wax aad aad adigu shakhsiyan aad iska jeclaatay,oo maskaxdada yar ay iska caashaqday,, Maha wax dhab ah oo jirta , Gaaladu illusion Bey ugu yeedhan. goormaad Melez u booday,, Djibouti beynu marayna Melez marka wakhtigisa la gaadho aya lala xaajoon doona Hogaaamiyaha Tplf. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 4, 2010 xaaji xunjuf, waxaan ka hadlayna waa wax run ku qotoma, oo khiyaali ka fog. siilaanyo waa nin soomaali jeclaantu dhowr jeer ka qubatay oo ceshan kari waayey , waa arrin aad looga warqabo. waqti bay qaadanaysaa inuu waxyaalaha qaar ku dhiirado laakiin wax badan baan ka ognahay tafkiirkiisa siyaasiga . melez cinwaanka threadka buu dhex fadhiyaa xaaji xunjufow , aniguna iskama aanan abuurin oo su'aashaydu meeshay ku jirtaa saaka ma qumanid, caradii hargeysaad nagula dhacday ps. xaajo xunjufow, baytka u danbeeya aad u dhuux Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted November 4, 2010 Xaaji Xunjuf, Xiin wuxu o hadlaya sida nin wax og saaxib. Mala odaygo naga falay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 4, 2010 Originally posted by xiinfaniin: xaaji xunjuf, waxaan ka hadlayna waa wax run ku qotoma, oo khiyaali ka fog. siilaanyo waa nin soomaali jeclaantu dhowr jeer ka qubatay oo ceshan kari waayey , waa arrin aad looga warqabo. waqti bay qaadanaysaa inuu waxyaalaha qaar ku dhiirado laakiin wax badan baan ka ognahay tafkiirkiisa siyaasiga . melez cinwaanka threadka buu dhex fadhiyaa xaaji xunjufow , aniguna iskama aanan abuurin oo su'aashaydu meeshay ku jirtaa saaka ma qumanid, caradii hargeysaad nagula dhacday Naw dee wax walba daliil bey leeyihin waxagu waan maqlay weye beri ba sida la yidhi mar bu aha wasir dawladi kacaanka , Adeer waxasi wa marxalado la so maro Somali miyaan la jeclaan karayn isagu somalilandtisa haysta sidu ismacil cumar geele ba u jecelyahay waba ka maanta ku so dhaweyey dalkisa eh. War yaa Muslim oo muuse ismacil ah ,, intu na yidhi wuxu waxba ka jira bu cajalad no saaray qoloyin reer budhcad badeed oo ergooyin iyo miisas yar yar dhex fadhiya Maxa Siilaanyo waxa ka galay , Xiin faninow salaad kasta xiligeeda la tukkada ma fahantay marka melez wa ino mar kale Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 4, 2010 NGONGE, xaajo xunuf is uncharacteristically livid with us this morning. I posted a classic poem to cheer him up a bit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 4, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Xiin faninow salaad kasta xiligeeda la tukkada ma fahantay marka melez wa ino mar kale Marqaati waxaan ka ahayn in xaajigu raggii hore ka haray saa maxaa kuu diiday, intaad hadba i xag-xaganaysay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 4, 2010 Siilaanyo inuu ruug caddaa yahay waa la isku wada raacay ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 4, 2010 MORE MEETINGS BETWEEN THE TWO SIDES Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 4, 2010 Do you think he will get a similar welcome from the tplf? ,, a shift to nairobi and djab ,,, next 20 years. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 4, 2010 hee ferguson ma rooga cass baad u si diyaarin lahayd Mujaheedka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 4, 2010 It is going good ..... just as it should be Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 4, 2010 If he would come to moqadisho instead of Addis,, "mujaahidku' would be 'the last king' of the horn...don't you think? ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites