Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Gheedi's new cabinet

Recommended Posts

BAYDHABO: Magacyada iyo Jagooyinka Wasiirrada Cusub ee Dowladda ee uu saakay Magacaabay Prof. Geeddi

Posted to the Web Aug 21, 12:10

 

 

Baydhabo (PP) - Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 31-wasaaradooda, waxaan sidoo kale uu magacaabay 5-wasiir u dowlayaas oo dheeri ah.

 

Afhayeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari ayaa ka hor aqriyay golaha Wasiirrada xaflad lagu magcaabayay golahaas, waxaana magacyada iyo jagooyinka xubnaha la magacaabay ay kala yihiin sidan soo socota:

 

Magacyada Wasiirrada cusub iyo jagooyinka loo magacaabay:

 

1. Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda, Xasan Abshir Faarax

2. Wasiirka A/Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga, Ismaaciil Buubaa

3. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xuseen Maxamed Ceydiid

4. Wasiirka Garsoorka, Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

5. Wasaarada Beeraha, C/qaadir Nuur Carraale

6. Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Fedaraalka, C/llaahi Sh. Ismaaciil

7. Wasiirka Maaliyada, Xasan Maxamed Nuur (Shaar-guduud)

8. Wasiirka Qorsheynta iyo Tirikoobka, Xuseen Ceelaabe Faahiye

9. Wasiirka Horumarinta iyo A/Qoyska, Fowsiyo Maxamed Sheekh

10. Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Saalim C. Ibroow

11. Wasiirka Amniga Qaranka, C/llaahi Cabdi Garruun

12. Wasiirka Gaashaandhigga, Barre Aadan Shire (Hiiraale)

13. Wasiirka Betroolka iyo Tamarta, C/llaahi Yuusuf Maxamed

14. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta, Gacmo-dheere

15. Wasiirka Dekada iyo Gaadiidka Badda, Cali Ismaaciil Cabdi Giir

16. Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Maxamed I. Xaabsade

17. Wasiirka Ganacsiga, C/llaahi Axmed Afrax

18. Wasiirka Macdanta iyo Biyaha, Maxamud Salaad Nuur

19. Wasiirka Waxbarashada, C/raxmaan Cabdi Waare

20. Wasiirka Awqaafta iyo A/Diinta, Sh. Xasan Ismaaciil Bile

21. Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha, Saalax Cali Faarax

22. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Cabdi Maxamed Tarax

23. Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare, Xuseen Maxamud Sh Xuseen

24. Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga, Mowlid Macaane Maxamed

25. Wasiirka Deegaanka, Maxamed Maxamud Xeyd

26. Wasiirka Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta, Saciid Xasan Shire

27. Wasiirka Caafimaadka, C/casiis Sheekh Yuusuf

28. Wasiirka Dib u Heshiisiinta iyo Jaaliyadaha, Maxamud C/llaahi (Sifir)

29. Wasiirka Warshadaha, Maxamed C/llaahi Kaamil

30. Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta, Cali Maxamed Maxamud Xayd

31. Wasiirka Warfaafinta, Cali Axmed Jaamac Jingili

 

Magacyada Xubnaha loo magacabaay Wasiir u dowlayaasha

 

1. iiru Dawlaha Arrimaha Gudaha, Maxmud Sayid Aadan

2. Wasiiru Dawlaha Maaliyada, C/kariim Axmed Cali

3. Wasiiru Dawlaha Kaluumaysiga, Cabdalla Boos Axmed

4. Wasiiru Dawlaha Warfaafinta, Khadiijo Maxamed Diiriye

5. Wasiiru Dawlaha Qorsheynta iyo Tirikoobka, Sheekh Aadan Mad-deer

Dowladdaaan ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah la hor-geeyo Baarlamaanka Fedeaalka Soomaaliya si loo anisixiyo, waxaana la filayaa inay howlgalaan wasiirradaan markay ka helaan codka ansixinta Golaha Baarlamaanka.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this