Libaax-Sankataabte Posted August 21, 2006 BAYDHABO: Magacyada iyo Jagooyinka Wasiirrada Cusub ee Dowladda ee uu saakay Magacaabay Prof. Geeddi Posted to the Web Aug 21, 12:10 Baydhabo (PP) - Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 31-wasaaradooda, waxaan sidoo kale uu magacaabay 5-wasiir u dowlayaas oo dheeri ah. Afhayeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari ayaa ka hor aqriyay golaha Wasiirrada xaflad lagu magcaabayay golahaas, waxaana magacyada iyo jagooyinka xubnaha la magacaabay ay kala yihiin sidan soo socota: Magacyada Wasiirrada cusub iyo jagooyinka loo magacaabay: 1. Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda, Xasan Abshir Faarax 2. Wasiirka A/Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga, Ismaaciil Buubaa 3. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xuseen Maxamed Ceydiid 4. Wasiirka Garsoorka, Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) 5. Wasaarada Beeraha, C/qaadir Nuur Carraale 6. Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Fedaraalka, C/llaahi Sh. Ismaaciil 7. Wasiirka Maaliyada, Xasan Maxamed Nuur (Shaar-guduud) 8. Wasiirka Qorsheynta iyo Tirikoobka, Xuseen Ceelaabe Faahiye 9. Wasiirka Horumarinta iyo A/Qoyska, Fowsiyo Maxamed Sheekh 10. Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Saalim C. Ibroow 11. Wasiirka Amniga Qaranka, C/llaahi Cabdi Garruun 12. Wasiirka Gaashaandhigga, Barre Aadan Shire (Hiiraale) 13. Wasiirka Betroolka iyo Tamarta, C/llaahi Yuusuf Maxamed 14. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta, Gacmo-dheere 15. Wasiirka Dekada iyo Gaadiidka Badda, Cali Ismaaciil Cabdi Giir 16. Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Maxamed I. Xaabsade 17. Wasiirka Ganacsiga, C/llaahi Axmed Afrax 18. Wasiirka Macdanta iyo Biyaha, Maxamud Salaad Nuur 19. Wasiirka Waxbarashada, C/raxmaan Cabdi Waare 20. Wasiirka Awqaafta iyo A/Diinta, Sh. Xasan Ismaaciil Bile 21. Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha, Saalax Cali Faarax 22. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Cabdi Maxamed Tarax 23. Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare, Xuseen Maxamud Sh Xuseen 24. Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga, Mowlid Macaane Maxamed 25. Wasiirka Deegaanka, Maxamed Maxamud Xeyd 26. Wasiirka Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta, Saciid Xasan Shire 27. Wasiirka Caafimaadka, C/casiis Sheekh Yuusuf 28. Wasiirka Dib u Heshiisiinta iyo Jaaliyadaha, Maxamud C/llaahi (Sifir) 29. Wasiirka Warshadaha, Maxamed C/llaahi Kaamil 30. Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta, Cali Maxamed Maxamud Xayd 31. Wasiirka Warfaafinta, Cali Axmed Jaamac Jingili Magacyada Xubnaha loo magacabaay Wasiir u dowlayaasha 1. iiru Dawlaha Arrimaha Gudaha, Maxmud Sayid Aadan 2. Wasiiru Dawlaha Maaliyada, C/kariim Axmed Cali 3. Wasiiru Dawlaha Kaluumaysiga, Cabdalla Boos Axmed 4. Wasiiru Dawlaha Warfaafinta, Khadiijo Maxamed Diiriye 5. Wasiiru Dawlaha Qorsheynta iyo Tirikoobka, Sheekh Aadan Mad-deer Dowladdaaan ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah la hor-geeyo Baarlamaanka Fedeaalka Soomaaliya si loo anisixiyo, waxaana la filayaa inay howlgalaan wasiirradaan markay ka helaan codka ansixinta Golaha Baarlamaanka. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted August 21, 2006 Same crap but different day. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 22, 2006 Jug jug meeshaada joog. Xataa liiskaan waaba ka daran yahay kii la kala diray, like giving the corrupt Shaaticagaar the post of finance minister. And maxaa laga wadaa 'wasiir dowle'? Dad faqad noqday ku buuxis miyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites