Sign in to follow this  
Jacaylbaro

AMISOM Lorry to Alshabaab ??/

Recommended Posts

Gaari ay leeyihiin ciidanka AMISOM ayaa goordhow isku soo dhiibay Xoogagga Al-shabaab oo ka mid ah dhinaycada ka horjeeda Siyaasadda Dowladda KMG ah iyo joogitaanka ciidanka AMISOM ee gudaha dalka Somalia.

 

Gaariga oo nuuciisu yahay UD ayaa la sheegay inay ciidanka AMISOM loogu adeegayey, waxaana saarnaa markii uu Al-shabaab isku dhiibay saanad milatari iyo Jawaanada ciidda lagu shibo ee difaaca laga dhigto.

 

Saraakiil ka tirsan Al-shabaab gaar ahaan kuwa qeybta warfaafinta u qaabilsan ayaa xaqiijiyey isi soo dhiibidda gaariga oo la sheegay inuu soo galay xarunta Gaashaandhigga.

 

Gaariga waxaa waday ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah oo ciidanka AMISOM ay u wakiisheen inay ugu soo adeegaan gaariga UD-ga ah, mana cadda sababaha ka dambeeya inuu isku dhiibo Xoogagga Al-shabaab.

 

 

Afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

lies. how comes no other website says so???? why on earth would amisom surrender any of their gaadiid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Che -Guevara:

Love the title....just how could lorry defect unless it has AI. So who was driving it?

loooooooool........m alla yaabtay...I couldn't stop loughing when I read your comment... Rooxaan shabaabka la jirta ayaa waddey baan filayaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this