Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland Information minister shuts down Universal tv

Recommended Posts

War Degdega: Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta ee JSL Oo Joojiyey Dhammaan Shaqadii Uu Tv-ga Universal Ka Waday Magaalooyinka Somaliland Oo Dhan.

 

 

 

Hargeysa(Ramaas) Okt.05, 2010 - Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta ee JSL Md Cabdilaahi Jaamac Cismaan [Geell-jire], ayaa soo saaray wareegto uu ku hakiyey shaqadii warbaahineed ee uu Tv-ga caalamiga ah ee Universal ka waday guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee Somaliland.

 

 

 

Md Geell-jire waxaa uu ku eedeeyey maamulka tv.ga inay ka baydheen dariiqii dhexdhexaadnimo oo ay si gaar ah ugu shaqeeyaan dhinaca, gaar ah.

 

 

 

Sidoo kale waxa uu wareegtadaas Wasiirku ku sheegay inay telefoonadii ka qaban waayeen masuuliyiinta Wasaarada warfaafinta ee Somaliland si arimahaas wax looga waydiiyo.

 

 

 

Wareegtadan Wasiirkuna waxa ay u dhignayd sidan:-

 

 

 

“Ku Xarunta Tv,ga Universal ee Hargeysa.

 

Og: Wasiirka Wasaarada Arimaha Guddaha.

 

Og: Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta.

 

Og: Madaxweynaha JSL.

 

 

 

U jeedo joojin dhammaan wixii warbaahin ah ee aad ka tabin jirteen Somaliland, waxaan idiin la soconsiinayaa in Wasaarada Warfaafintu si ku meelgaadh ah dhammaan wixii la xidhiidha ee aad ka tabin jirteen JSL .

 

 

 

Ka dib markii aad is dhexdhexaadnimo ah aad u gudan waydeen waajibaadkiinii warbaahineed, markii aad ka maaranteen xidhiidhkii wada shaqayneed ee inaga dhexeeyey, markii si cadaan ah masuuliyiinta Wasaarada telefoonada uga qaban waydeen, markaad ka gaabiseen inaad ku dhaqantaan xeerka caalamiga ah ee saxaafada iyo kan Somaliland caadana ka dhigateen inaad hal dhinaca oo kaliya wax ka baahisaan, waxaanu go’aansanay in si ku meelgaadh ah la idiinka joojiyo hawlihii warbaahineed ee aad ka wadeen dhammaan magaalooyinka JSL laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 5/10/2010-ka.

 

 

 

Ha’yadaha sharciga iyo Wasaarada Arrimaha Guddahana waxaanu ka codsanaynaa in ay go’aankan fulintiisana dabagal dhamaystiran ku sameeyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Suldaanka:

Trying to silence legitimate critical voice is one of the early signs of a bad governance.

Let's allow the Kulmiye supporters explain this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hales   

This was really unexpected. This really dawns suspicion on the eligibility of the others he brought to govern.

Share this post


Link to post
Share on other sites
PasserBy   

Weren't you Silanyo's faithful cheerleader while some of us here were sounding the alarm bell? Didn't I tell you the Information Minister and the Interior Minister were upto no good?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Siilaanyo is not wrong here. He knows what he is doing. He is privy to intelligence we the lay men are not privy to.

 

Oodweyne would understand.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this