Sign in to follow this  
Kamaavi

ONLF Forces Captured Yucub Town

Recommended Posts

Kamaavi   

Thursday, 18 February 2010 23:37 O'gaden Online

 

Reports reaching us from Yucub town, Dolo province say that Ethiopian troops based there have fled their camps after they could not cope with constant nocturnal attacks by O'gaden National Liberation Front [ONLF] forces.

 

In response to the myriad troubles Woyanel troops have been visiting upon civilians, ONLF forces pounded the two camps housing Ethiopian soldiers and their puppet militiamen with heavy artillery guns every night, with the heaviest attack on the camps occurring on the night of 3 February. Our reporter in the area said Ethiopian troops were eventually forced to flee to Warder town after incurring massive personnel losses and destruction of the camps.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Xoogaga ONLF oo Ku Sugan Mudo Afar Bari ah Tuulada Yucub (Daawo Cajalka Muuqaal ah Horey looga Duubay ONLF).

 

Xoogaga ka soo Horjeeda Itoobiya una Dagaalama Gobanimo doonka Ogadeeniya ayaa mudo 4 Bari ah ku sugan Tuulada Yucub ee ka Tirsan Gobalka Wardheer. Halkaas oo Jabhada ONLF ay ka taagatay Calanka Astaanka u ah Dhulka Ogadeeniya, Jabhada ONLF ayaa Seminar Hanuunin Iyo Wacyi Galin ka Wada Tuuladaas.

 

Ila lagu Kalsoon yahay oo Shacab ah oo Shabakada ******today La Soo Xariiray ayaa sheegay in Jabhada ONLF aysan Dagaal ku qabsan Deegaankaas Balse Ciidamada Itoobiya ay Ogaadeeen in Xoogaga aad u Hubaysan oo ONLF ah ay Joogaan Aaga Kadib ay Iskaga Baxeen Tuulada.

 

Halkaas oo Xoogaga ONLF oo wata Baabur ah Kuwa Deegaanka looga Yaqaan Cabdi Bile ama Toyoto ay soo Galeen Tuulada Halkaasna ay ka wadaan Hanuunin Iyo Wacyi Galin.

 

Mar aan wax ka waydiinay Ujeeda Hanuuninta iyo wacyi Galinta ayaa Naloo sheegay inay tahay In Dhagaha iyo Qalbiga loo sifeeyo kuwa Raja Dhigay, Kuwa Tuugta ah ay u noqoto Fariin la gaarsiin, Hanuunintan ayaa ah wacdi, Gabay, Suugaan, Khudbado.

 

Iyagoo Kooxda Band ee Jabhda ONLF ay qaadeen Heesaha Wadaniga ah Kuwaas oo dadka ku Nool Tuulada Yucub ay Ilmeeyeen.

 

halkan ka Daawo Hoose Cajal Hore Dagaal ONLF AH Iyo Itoobiya, Iyo Xoogaga ONLF oo wata Gawaari Dagaal.. ONLF markaas u soo Gurmatay Tuulo Ciidamada Itoobiya Gubeen, Halkaas oo Dagaal ay Ku qabsatay Tuuladii Dad waynaha Ogadeeniya si Balaaran u soo Dhaweeyaan Meesha Caruurtii laga Reebi wayay ONLF inay wada raacan rabeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Siyasada Itoobiya sidan haday ku sii socoto mar dhow waxaa kuu muuqan doonta ciidamada maqaar saarka(wayaanaha) oo dhulka ka cararaya...

 

Magaalooyinka waaweyn oo dhan waxaa kor degan raxan raxan xaqlayaasha ah, halka dhulka intiisa kale ay iyagu ka taliyaan.

 

Insha'Allah guul, gobanimo iyo isku duubni.

 

335feag.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this