Sign in to follow this  
Rokko

Corruption at its best

Recommended Posts

Rokko   

Dr. C/qaasim Salaad Oo Iibinaya Gaadiid Loogu Deeqay ummada Soomaaliyeed.

 

Hobyonet Muqdisho. Axad Feb 22 2004

 

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dowlada Kuweyd ay ugu deeqday Madaxweynaha Dowlada KMG Dr. C/qasim Salaad Xasan gaadiid faro badan oo loogu talagalay inay isticmaasho dowladiisa. Gaadiidkaan ayaa hada soo gaaray magaalada Dubai. Waxana warar gooni ahi sheegayaan in gaadiidkaasi lagu iibinayo meeshiisa, qof kii rabana uu ka soo qaadan doona halkaas, iyadoo hada magaalada Xamar ay ka socoto iibinta gaadiidkaas. Waxaana la sheegayaa in uu wakiil u yahay ganacsade wayn oo laga yaqaan Xamar oo dhan. Qofkii rabana uu hada kala xiriiri karo ganacsadahaas sidii uu ku iibsan lahaa gaadiidkaas oo isugu jira kuwo waawayn iyo yar yar. Ma aha markii ugu horaysay ee deeq loo fidiyo Dowlada KMG ah lagu soo iibiyo Dubai. Waxaana horay loo xasuusan yahay dhowr bilood ka hor in halkaas ay ganacsato kasoo iibsatay cunooyin kala duwan oo ku jira baakad loona yaqaan (Macmacaan) Cunadaas oo dowlada Sucuudigu ugu deeqday dowlada KMG ah. Cunadaas oo markii dambe lagu kala iibsaday gudaha Xamar kadib markii ganacsatadii ay keeneen Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this