King_Sasa Posted September 23, 2008 Ceerigaabo:- Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag ayaa waxaa lagu tilmaami karaa iney tahay goobaha ugu quruxda badan dhulka Soomaaliya iyadoo magaaladu ay ku taalo goob cagaaran oo dhir badan isla markaana cimiladeedu tahay cimilo ka duwan inta kale ee dalka Somalia. City Of Erigavo, Sanaag, Somalia Ceeerigaabo overview Suuqa Hoose ee Ceerigaabo Bartamaha Ceerigaabo Bartamaha Ceerigaabo Suuqa Hoose ee Ceerigaabo... Waa Ceerigaabo.... Warbixintii halakan ka akhirso Source- LaasqorayNET Quote Share this post Link to post Share on other sites