Hunguri Posted February 20, 2008 Ammaan waxaa iska leh. Ragaas meesha ku sawiran . Cidduu doono haka ahaado Somali. Waxaanse, mahad gaar ahba usoo jeedinayaa Horn Afrique iyo raggiisa! Xoogsada Allaylehe! Ducaysane Waaryaahee kuma ogayn, waad iisoo dhuumataye. Saaxiiboow, annagu wada Maxud Cali Shire oo miidhan ayaanu nahaye. Dee Somali-da waxay ku qaadataa 100 sanno inay warkayaga helaan. Sababtoo ah Buuro iyo Bad ayaanu saaranahay . Adigase, Allaw naxariisaygii Siyaad Barre ahaa 21-kiisii sannadood. Wax lamida miyaa la helayaa. Ugu danbayntii, Reer Gedo wan u hanbalyaynayaa. Qof-kasta oo wax qabsanaya ama jecel inuu meel gaadho waa in loo hanbalyeeyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted February 20, 2008 Mabruuk, Hurumar baan iidin rajayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted February 20, 2008 Horn thanx for sharing this good news. Ducaysane bal idinka yaa baryahan idiin kacay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted February 20, 2008 ^ Bare Huuraale dee waa kusidee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted February 20, 2008 ^^Thanks Horn, this is a good developement. Barre Xagaas iyo Kismaayo ayuu usocdaa baa layiri.........!(Rag baan ka nixinayaa ) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted February 20, 2008 You guys meel aanan jirin baad iga raadinaysaan. Anigu reer Gado ma ahi. Mida kale lacagtaan la aruurinayo, yaa balan qaadaya in aanay marin meeshii awrkii cirka maray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted February 20, 2008 Rag xoolaha cowska ka badsada ayaa halka jooga. The guy am talking about here wuu is garanayaa ee let it go adeer let it go, cuqdada kugu qurunsan maalinba xogga ha sii daynee wada daa hadda aad nafistidee. Koleey mar kale oo aan waqti aan beerdareeyo hayo ayaan si fiican hoo bariiska kuu dhihi meel kasta kaa siiniye. Brother Hunguri, waan ku salaamay. Horn thanks for the update brother. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted February 20, 2008 That's the way fellas. Block by block, bottom-up approach works. I wish them luck. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 21, 2008 Originally posted by HornAfrique: Xiin- Gobonimadu waa loo kala dashaa adeer. For every Habar caaye that sprung from the Loins of Maakhir, Do you know what the word loin mean? mise waad caytameysaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted February 21, 2008 Originally posted by HornAfrique: Xiin- Gobonimadu waa loo kala dashaa adeer. For every Habar caaye that sprung from the Loins of Maakhir, there are thousands of Paragons and Hunguris. Markaan Habar Caaye daraadiis reerkaas ama cid kale u danaynayno maan Paragon iyo Hunguri daraadood u danayno! Horn, Anigu adigana kuma caayin reer Gedo/Galguduudna ma caayine, qof shakhsi ah ayaan ka hadlaye xageed igala qaaday? Waamaxay cuqdada iyo calool xumada intaa le'egee lagugu xujeeyey maandhow? Huuraale/Beerlaawe/Riyoode = all the same isma dhaantiyo dasheed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted February 21, 2008 Originally posted by Caamir: quote:Originally posted by HornAfrique: Xiin- Gobonimadu waa loo kala dashaa adeer. For every Habar caaye that sprung from the Loins of Maakhir, Do you know what the word loin mean? mise waad caytameysaa? Maakhir = Mother/father - [insert] sprang from his/her Loins = children - basically 'Maakhir's children' Quote Share this post Link to post Share on other sites