Gabbal Posted February 19, 2008 Doorashadii Maamulka Degmada Baardheere Oo Maanta Dhacday Iyo Gudoomiye Cusub Oo La Doortay (Daawo Sawirada) Feb 13,2008 by Baardheere-GEDO-NN Maamulkan cusub ee maanta loo sameeyey degmada Baaardheere ayaa ka kooban 23 Xubnood,kaasi oo ka dambeeyey kulamo iyo wadaxajoodyo mudo ka badan 6 bilood u soconayey Odoyasha dhaqanka Baaardheere,iyadoo mantana si rasmi ah Maamul cusub loogu sameeyey degmada Baaardheere. Xafladii loo sameynayey Maaamulka cusub iyo tartanka doorashada Gudoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen ayaa maanta waxaa ay ka dhacdey Xarunta Ururka Bisha Cas ee Degmada Baaaardheere,halkaasi oo ay goobjoog ka ahaayeen dadweyne kor u dhaafey Boqolal oo ay ku jireen Ugaaska Beesha ****,Xubno ka socdey Wasaarada Arrimaha Gudaha, xubno ka socdey UNDP iyo marti sharaf kale oo manta ka qeyb galey dhamantoodba tartankii doorashada Gudoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen. Barre Cabdi Ismaaciil oo ahaa Gudoomiyahii Degmada Baaardheere oo labo maalin ka hor Saxaafada u sheegay inuu qaadacay tartanka Doorashada Gudoomiyenimada ayaa maanta soo xaadirey Goobta, isagoona u taagnaa jagada Gudoomiye ku xigeenka labaad oo uu mid kale uu kula tartamayey ayaa loogaga guuleystey waxana jagadaasi ku guuleystey Cali sheekh Axmed Shuuriye. Gudoomiyaha Degmada Baaaardheere ayaa waxaa u sharaxnaa hal musharax oo keliya ,kaasi oo lagu magacabo Maxamed Shariif Xirsi Dhudi oo ugu dambeentii ku guuleystey Jagada Gudoomiyaha Baardheere ka dib markii 23 Xubnood ee Golaha Degmada Baardheere uu ka helay 21 Xubnood. Gudoomiye ku xigeenka Kowaad ee Degmada Baardheere ayaa waxa ku guuleeystey doorashadii dhacdey Siid bakar shariif Cabdulaahi. Si kastaba ha ahatee tartanka loo galey doorshada Gudoomiyaha Bardheere iyo labadiisa ku xigeen ayaa ahayd mid ku dhacdey si dimoqradiyad leh iyo jawi wanagsan mana jirin wax rabsho iyo buuq ah,xaaladani aya ku soo beegmaysa xilli degmooyinka Gobolka intooda badan loo sameeyey maamulo marka laga reebo degmada Luuq oo keliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted February 19, 2008 Horn What makes you think we care who is elected chairman of Baardheere......? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted February 19, 2008 Gediid- That is actually a good question. Truthfully, I think I would have an answer if I had you in mind when I posted. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted February 19, 2008 Good answer but dont you think the dinner table conversations among family members maan lagu sheegin dibadda lama soo dhigo.... PS For the life in me I wouldnt know where the fcuk Baardheere is located on the great Somali map and I think you would be educating us if you actually took the time first to tell us where this new Cali Farax who has been elected Guddomiye meesha uu maamuuli doono. PPS Is it wrong to assume odeyasha baardheere as seen in the pics have a thing with xine? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted February 19, 2008 Gediid, I think the forum has a rule about trolls adeer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted February 19, 2008 Horta Barre Huuraale xaguu ka dhacay ayaamahan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 19, 2008 ^Yahuudii oo wacanaye baa imaan wayde Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 19, 2008 LX, wallee muraad baad leedahay wiilow! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted February 19, 2008 Xiin, adeer, where is your usual sense of humour gone maanta! Muraad ma lihiye adeer, wayga kaftan aan qoto dheerayn. loool Che' mise intey Balanballe ku baabi'iyeen bey Caabudwaaq ku cadaadiyeen... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 19, 2008 ^^ ! Mayyee I just wanted to remind you that Barre is revered in Horn’s circles ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted February 19, 2008 Who, Barre Huuraale? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted February 19, 2008 LX Dakada Laasqorey disideeda horey uma wadid. Ohio dhowr boqol oo kun bay ka aruuriyeen qolada Horn. Barre cida lagama ag maro. ee is jir Maakhir wiil ka soo baxa Maxamuud cali shire baa ugu danbeeyey.... soo saas ma ahan Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 19, 2008 ^^ Ohio laysigu tag hadda Ducaysanow, laakiin you have a point there. Inta lacagta LQ la ururinayyo Barre ha layska daayo waa talo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted February 19, 2008 Ducaysane, hadde hadey cidu Barre marriinka dhiigana raacayiyeen, ma iyagaa wax isu dhimay mise cid kale? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted February 19, 2008 Xiin- Gobonimadu waa loo kala dashaa adeer. For every Habar caaye that sprung from the Loins of Maakhir, there are thousands of Paragons and Hunguris. Markaan Habar Caaye daraadiis reerkaas ama cid kale u danaynayno maan Paragon iyo Hunguri daraadood u danayno! Quote Share this post Link to post Share on other sites