Meiji Posted June 27, 2009 A day never to be forgotten. 49 years ago the first part of Somalia became independent. Insha allah Somalia will rise again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted June 27, 2009 Somali nationalism is under siege: Munaasabadda 26-ka June oo aan laga xusin Soomaaliya Jimco, June 26, 2009(HOL): Munaasabadda 26-ka June oo ku asteysan xornimo-qaadashada gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ayaan laga soo hadal qaadin Soomaaliya, iyadoo sanadguuradaasna ay ka soo wareegatay muddo 49 sano ah. Gobollada Waqooyi Galbeed ee la baxay Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xuska munaasabaddaas waxay ku bedesheen maalinta 18-ka May oo ugu taariikheysan markii ay gooni isaga taageen Soomaaliya inteeda kale sanadkii 1991-kii. Gobollada Koofureed oo maalinta 26-ka June laga xusi jiray ayaan iyana sanadkan laga xusin munaasabaddaas oo lagu xusuusto markii ugu horreysay oo calan Soomaaliyeed uu ka babado geyiga Soomaaliyeed. 27-ka June oo ku beegan maalinta berri ah ayaa waxay iyadana ku asteysan tahay xornimo-qaadashadii Dalka Jabuuti, waxaana xusid mudan in ay Soomaaliya iyo Jibouti ku jiraan muddo todobaad ah oo ay ku xusuusanayaan maalmo ay ka xoroobeen gumeysi heystay. 1-da July ee soo socota oo ay afar maalmood naga xigto ayaa waxaa iyadana ku asteysan 49 guuradii ka soo wareegatay markii ay Gobollada Koofureed ay ka xoroobeen gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii gobollada Koofur iyo Waqooyi ee Soomaaliya. Lama oga in maalinta 1-da July ay la mid noqon doonto 26-ka June oo aan helin maamuuskii loo sameyn jiray ka hor burburkii Dowladdii hore iyo weliba sanado aan badneyn oo burburka dhexdiisa ah. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 27, 2009 It is the Somaliland's independence day sxb ,, that is why it is not marked in Somalia .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted June 27, 2009 ^^ It is Somalia's beginning. Northern Somalia, ex-Somaliland, was an integral part of the new Republic and its leaders have spearheaded the independence and unification of the two Somali territories. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 27, 2009 26 June was before the union sxb ...... the bloody "union" took place in 1st July ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted June 27, 2009 JB, 26 June is the first phase of the beginning of the Republic. Insha allah we will witness a day when we can celebrate 26 June in Hargaisa and the rest of the country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 27, 2009 We do celebrate 26 June here coz it is our Independence day ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites