Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Bayaan Ka Soo Baxay Odayaasha iyo Waxgaradka Buuhoodle

Recommended Posts

Iyadoo ay dhowaan uun ahayd markii qaar ka tirsan odayaasha & waxgaradka Buuhoodle ay ka hadleen arrinta laascaanood soona saareen baaq ku aadanaa Colada gobolkaasi ka taagan ayaa mar kale waxa ay odayaal & waxgarad reer Buuhoodle ahi waxa ay ka hadleen manta xiisadda gobolkaasi ka aloosan.

 

Baaqan ay hadda soo saareen odayaashani ayaa loo qaybiyey saxaafadda waxana uu ka koobnaa qodobadan.

 

 

 

In aanay haboonayn in la Cambaareeyo Mid ka mid ah Dhinacyadii *********** ee laascaanood ku dagaalamay, maadaama wada tashi *********** la Doonayo.

 

 

In aan macquul loo arki Karin in Shirweyne *********** oo lagu qabto buuhoodle la qabto xilligan. Maadaama aan laga wada hadlin Ajendayaasha rasmiga ah ee shirweynahaasi.

 

 

in kulan ay isugu yimaadaan dadweynaha & waxgaradka Buuhoodle si loo mideeyo mowqif midaysana ay uga qaataan arrinta ka taagan gobolka Sool.

 

 

Odayaasha baaaqan ku saxiixan

 

 

 

caaqil ismaaciil maxamuud kooreeye

caaqil cilmi xaaji cabdilaahi budhcad

caaqil cabdiraxmaan axmed xaaji diiriye

caaqil axmed Diiriye cabdille

aqoonyahan cabdi Xirsi Ducaale

caaqil Axmed jaamac saleebaan

Col. cabdikariin ismaaciil dhowre

cabdilaahi xirsi aw aadan

saleebaan Xaaji haaruun

 

 

Xigasho: buuhoodlemedia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this