Juje Posted July 21, 2009 Gabadhii Canadian-ka Ahayd Oo Ku Umushay Muqdisho!!! Amanda Lindhout oo ah gabar wariye ah oo u dhalatay Canada ee lagu afduubtay wadada Afgooye bishii August ee sanadkii 2008 ayaa maalintii sabtiga ahayd ku umushay magaalada Muqdisho. Gabadhaas oo ay haystaan xoogaga mucaaradka ku ah dowladda ayaa u xayiran madax furasho gaaraysa 2.5 Milyan dollar oo ay codsadeen kooxda haysata. Horaantii sanadkan ayaa lasoo sheegay inay uur leedahay gabadhaan, mana la garan karo cida u yeeshay uurka iyo qaabka ay ku xalaalaysteen. Xoogaga Islaamiyiinta ah qaarkood ayaa aaminsan in gabdhaha ay ku qabsadaan dagaalada ka socda Somaliya ay u yihiin xalaal oo ay adoonsan karaan, maadaama ay ku qabsadeen Jihaad, halka culumada waaweyn ee Soomaliyeed ay diideen in dagaalada ka socda Somaliya lagu magacaabo Jihaad, ayna xaaraan tahay dadka la banaysanayo dhiigooda, maalkooda iyo sharaftooda. Ilo ku dhawdhaw xaalada gabadhaas ayaa sheegaya inay dhashay wiil, maalintii sabtiga ahayd loona bixiyay magaciisa Usaama. Dowladda Canada ayaa dhagaha ka furaysatay inay bixiso lacagta madax furashada ah ee loo haysto gabadhaas, waxana hada soo kordhay xaalada cusub oo ah wiil ay dhashay oo aan la ogayn inay qaadan doonto marka laga bixiyo lacagta iyo in laga reeban doono. Source Cajiib..! Illahow ceeb astuur..amin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 21, 2009 ^^^So the father is one of the captures? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted July 21, 2009 Wallahi Xiinow wala yaban yahey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 21, 2009 Wallee Amanda Lindhout habeeno badan toronto way kaga sheekaysaa sida wadan semi-desert ah loogu dhalo, waa haddii Alle nabad ugu celiyo Canada Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted July 21, 2009 damn, you guys in south are acting like wild dogs wallahi ,why rape the innocent lady? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 21, 2009 ^Rapes are common in conflict zones-very unfortunate, immoral, and criminal but they do happen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 22, 2009 how long was she captive Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 22, 2009 how long was she captive Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted July 22, 2009 ^^It was less than 9 months for sure. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted July 22, 2009 ^^ Almost 11 months... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted July 22, 2009 ^LOOOOOOOL...C'mon Ayoub, why the blue eyes? August 2008 to maalintii Sabtida eheed could be less than 9 months! Maalin walbaa gabdho Soomaali innocent ah laxoogaa, I don't see waxa special ka ah naagtaan korka cad...Allaha usahlo kuligood... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 22, 2009 "Ilo ku dhawdhaw xaalada gabadhaas ayaa sheegaya inay dhashay wiil, maalintii sabtiga ahayd loona bixiyay magaciisa Usaama" this one is sheeko, but worst cases happened, for somali women Quote Share this post Link to post Share on other sites