Sign in to follow this  
Abtigiis

Sheekh Cusmaan Caato??

Recommended Posts

Abtigiis   

Wataa Saxaafadeenu hadaba!

 

Sheekh Cusmaan Caato oo caawa lasii daayay.

 

Maliishiyiooyinka argagixisada Soomaaliya ayaa caaw sii daayay xildhibaan Sheekh Cusmaan Caato oo ay maanta qafaasheen isagoo kusoo jeeday magaalada Muqdisho kana yimid dhanka Baydhabo.

Maliishiyiooyinka argagixisada Soomaaliya ayaa caawa sii daayay xildhibaan Sheekh Cusmaan Caato oo ay maanta qafaasheen isagoo kusoo jeeday magaalada Muqdisho kana yimid dhanka Baydhabo.

 

Warar ayaa sheegaya in is afgarad dhex maray kadib ay maliishiyooyinka argagixisadu sii daayeen Sheekh Cusmaan Caato.

 

Maanta duhurnimadii ayay maliishiyooyinka argagixisadu gacnata ku dhigeen Caato,mana aanay bixin wax warar ah oo ku saabsan qafaalashadiisa iyo sii denytiisa intaba.

 

Markii la qafashay xildhibaanka ayaa maliishiyooyinka ururka JIS waxaa ay sheegteen in iyagu ay ka dambeeyeen,hase ahaatee sii deysmada kadib ayay hadana sheegen in ururka Maxkamadaha iyo Ururka JIS ay wada jir u fuliyeen qafaalashada Caato.

 

Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo.

 

Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

Sheekh Cusmaan Caato

It Rhymes well doesn't it? :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Next, they will say Sheek Meles ....
:D

I thought you named a Masjid after him in Hargeysa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Next, they will say Sheek Meles ....
:D

I thought you named a Masjid after him in Hargeysa?
Naah man ,, that was in Muqdisho ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this