Abtigiis Posted May 31, 2008 Wataa Saxaafadeenu hadaba! Sheekh Cusmaan Caato oo caawa lasii daayay. Maliishiyiooyinka argagixisada Soomaaliya ayaa caaw sii daayay xildhibaan Sheekh Cusmaan Caato oo ay maanta qafaasheen isagoo kusoo jeeday magaalada Muqdisho kana yimid dhanka Baydhabo. Maliishiyiooyinka argagixisada Soomaaliya ayaa caawa sii daayay xildhibaan Sheekh Cusmaan Caato oo ay maanta qafaasheen isagoo kusoo jeeday magaalada Muqdisho kana yimid dhanka Baydhabo. Warar ayaa sheegaya in is afgarad dhex maray kadib ay maliishiyooyinka argagixisadu sii daayeen Sheekh Cusmaan Caato. Maanta duhurnimadii ayay maliishiyooyinka argagixisadu gacnata ku dhigeen Caato,mana aanay bixin wax warar ah oo ku saabsan qafaalashadiisa iyo sii denytiisa intaba. Markii la qafashay xildhibaanka ayaa maliishiyooyinka ururka JIS waxaa ay sheegteen in iyagu ay ka dambeeyeen,hase ahaatee sii deysmada kadib ayay hadana sheegen in ururka Maxkamadaha iyo Ururka JIS ay wada jir u fuliyeen qafaalashada Caato. Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted May 31, 2008 Originally posted by Abtigiis & Tolka: Sheekh Cusmaan Caato It Rhymes well doesn't it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 31, 2008 Next, they will say Sheek Meles .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted May 31, 2008 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Next, they will say Sheek Meles .... I thought you named a Masjid after him in Hargeysa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted May 31, 2008 the title cracked me up A T. Why does it surprise you, theres already, sheekh inda cade, aweys and abdiqassim. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 1, 2008 Originally posted by Juje: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Next, they will say Sheek Meles .... I thought you named a Masjid after him in Hargeysa? Naah man ,, that was in Muqdisho ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites