RedSea Posted November 13, 2008 hadhwanaag 2008-11-13 (Hadhwanaagnews) Hargeysa, -(HWN)-Jibriil Cali Salaad oo horaantii 2007-dii kaga dhawaaqay deegaanda sanaag bari maamul madax banaan oo uu u bixiyey maamul goboleed la yidhaa maakhir state isla markaana isku magaacabay Madaxweynaha maakhir state ayaa muddo saddex todobaada ku sugnaa caasimada Somaliland ee Hargeysa, ka dib markii uu socdaal kaga yimid degmada Badhan ee gobolka Sanaag bari oo uu la badii sanadood ee ugu dambeeyey uu ku sugnaa. Jibriil Cali Salaad oo hore uga mid ahaan jiray golihii hore barlamaanka Somaliland ayaa markii uu ku soo bixiyey liiskii baarlamaanka golaha wakiilada cusbaa 29 kii September 2005-kii ayaa ka cadhooday ka dib ku dhawaaqay maamul uu ula baxay Maakhir State. Siyaasigan Jibriil Cali Salaad oo ka mid ahaa siyaasiyiinta bariga Sanaag isla markaana k tirsanaa golihii hore ee wakiilada ee wakhtigiisu dhamaaday ayaa markii dambe horaantii 2007 dii maamul madaxbanaan kaga dhawaaqay deegaanada Sanaag Bari taas oo uu wakhtigaasi sheegay in maamulkaasi ka madaxbanaan yahay somaliland iyo Puntland-ba balse sida la ogyahay badhtamihii 2007-dii ayuu siyaasigaasi u boqoolay dhinaca koonfurta Somalia ee Muqdisho taas oo la sheegay in Madaxweynaha imbagaathi ee cabdilaahi Yuusuf ay kulano ku yeesheen magaalada muqdisho iyo Baydhaba. Socdaalkiisa wakhtigan xadirka ah uu ku yimid caasimada oo aan si rasmiya loo ogayn ujeedada uu salka ku hayo ee uu daaran yahay ayaa hadana waxay ilo xogogaal ahi sheegayaan in socdaalka wakhtigan ee uu siyaasiga jibriil Cali Salaad ku yimid caasimada ay ka dhalatay xidhiidh hoose oo isaga iyo madaxweyne Riyaale dhexmaray taas darteedna ay tibaaxuhu sheegeen in madaxweyne Riyaale ka dalbaday inuu yimaado caasimada Somaliland ee Hargeysa taas oo siyaasigan jibriil cali Salaad-na uu ka aqbalay imaatinka caasimada, waxayna tibaaxuhu sheegeen in mudadii uu ku sugnaa caasimada uu dhawr kulan kula yeeshay qasriga Madaxtooyada balse ilaa hada si rasmiya looma oga waxyaabahay ka wada hadleen, waxayse ilo u dhuun daloola Madaxtooyada Somaliland ay sheegayaan in madaxweyne Riyaale iyo Jibriil Cali Salaad ay ka wada hadleen arimo ku saabsan xaalada Siyaasadeed ee deegaanada Bariga Sanaag iyo guud ahaanba duruufaha wakhtigan xaadirka ah ku xeeran. Jibriil Cali Salaad oo aanu khadka tilifoonka kula xidhiidhnay shalay galab ayaa isagu ka gaabsaday inuu wax tafaasiila ka bixiyo ujeedada socdaalkiisa uu ku yimid Hargeysa isagoo noo sheegay inaanu wakhtigan xaadirka ah diyaar u ahayn inuu ka hadlo socdaalkiisa balse waxa uu noo sheegay inuu mar dambe ka hadli doono isagoo arintaa ka hadlayana waxa uu yidhi “ maalmahan waan yar xanuunsanayey balse gadaal ayaan idiinka warami socdaalkayga imikase diyaar uma ihi ee iga raali ahaada” Haatuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 13, 2008 ^JB maad temp utahe maanta? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 13, 2008 Yh he should be in tommorow Insha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted November 13, 2008 Nin daad qaaday xunbu cuskay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 13, 2008 Hunguri dont' tell me you are against him now? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 13, 2008 Hunguri-Maakhir markaad maqashid maa minanka soo martaa. Redsea..Come to think, I don't think you are as confused as NGONGE would have us believe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted November 13, 2008 Mujaahidow, sow teynu isku ogeyn Jihaadka uun in laga shaqayo- Maxaa labadan naagoodoo gambada is jiidaya guntiga kuugu xidhay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted November 13, 2008 Ofcourse, I am against him. For, I dont support secessionism. He is just another example of Xaabsade. I thought, he was in Baydhabo with the TFG. Malaha xaggaasna waxbuu kasoo waayay. Big time loser! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted November 13, 2008 Che, saaxiib mayee. Waxaan ka yaabay dadkaa cammal la'aanta awgeed "shinbiraha qaqabanaya" Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 13, 2008 Originally posted by Laba_X: Mujaahidow, sow teynu isku ogeyn Jihaadka uun in laga shaqayo- Maxaa labadan naagoodoo gambada is jiidaya guntiga kuugu xidhay? ^^^ Mujaahid dont lose interest in the south . As for Jibriil, I thought he was unemployed since the arrival of the senior General! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 13, 2008 Maakhir wa meesha ugu mirqaanka baddan . lasqoray horre baan oo sheegay wa mafrish jimce na somaliland ba ku qayisha jimce na puntiland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted November 13, 2008 Xaaji, maanta gurigiina miyaa lagu qayilay ?? ma reerkaa sidaa kugu yidhi? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 13, 2008 what some of you completely fail to understand, perhaps due to ignorence or willful blindness, is that self proclaimed man have very little effect in this part of there world. What matters, and you all seem to in agreement in ignoring it, is the people's will. It matters not who goes to hargeisa or god know where, people have made again and again clear, they want no part of that mafrishland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 13, 2008 General Ilka-jiir the running candidate for Puntland leadership is the don in Sanaag nowadays. Having said that, the seccessionists have a lot to fear should this man wins Presidency of Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 13, 2008 Give the man a break; he simply went to H town to top up his medication! Taa ma ceebbaa? Caafimad darradaa ka daran nooh Quote Share this post Link to post Share on other sites