nuune Posted February 19, 2005 a very sad news indeed, gubniin ay sheekada mareysaa, xabbad waa laga tagey, silac iyo saxariir!!! Nin Soomaaliyeed oo Si Bini’aadminimada ka Baxsan loogu dilay dalka South Africa February 19, 2005 -------------------------------------------------------------------------------- Wararka ka imaanaya Magaalada Port Ellizabet ee Dalka South Africa ayaa sheegaya in Halkaasi lagu dilay nin dhalinyaro ah oo Soomaali ahaa, iyada oo Wararka aya intaasi ku darayaan in ninkaasi loo dilay si bini’aadminimada ka baxsan. Wararka ayaa sheegaya in ninkaan oo lagu Magacaabi jiray Khaliif Sheekh la gubey, Ilaa uu ka geeriyoodo, Waxaana Dad goob joogayaal ah ay sheegeen in Xilliga dilka ninkani lagu fulinayay aysan jirin cid ku soo baxday. Qabuuro ay leeyihiin dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan dalka Koonfur Afrika ayaa lagu aasey marxuumka, sida ay sheegayaan Wararka ka imaaaya halkaasi. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababihii loo dilay Marxuumkan, iyada oo dilkanna uu noqonayo kii sedexaad ee ka dhaca halkaasi, mudo ka yar toban maalmood, Waxaana dilalkani inta badan lala Beegsanayaa dadka Soomaalida ah ee halkaasi ku dhaqan. WArarka ugu Badan ee ka soo Baxaya dilka loo geysanayo Dadkani ayaa noqonayo iyada oo la doonayo in dhac loo geysto Waxyaabaha ay ka ganacsanayaan, iyo dhaqaale ay markaas hayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pacifist Posted February 19, 2005 Bisinka Inalilahi wa inailahi rajicoon. May allah ya rahim bless his soul. amin walaal dalka south africo wa very dangerous sii baa somalida waay iska shakeeystan marka waaba target. The city of port Elizabeth is one of the safer cities compared to Joeburg and the cape. Walahi am surprised that happened lakin qaridha waa xaaq. The somali in south africa are doing extremely well when it comes to business. It might be that it was just a case of robbery. My sister and couple friends live in the joeburg area and they tell me since I was last there that just as long that don't go the the ghetas meaning the ghetto or downtime after sunset you will be fine. anyways one of our own sol members lives their GuinaVere so i will pm her to ask info on that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted February 21, 2005 sub xaana laah ilaahow unaxariiso. very sad indeed============== soomaali meesheey dagto waxeey kadhigataa hoygeed maadaama ay san heesan hoynabad ah oo dowlad ah ayagan sidaan baa loola dhaqmaa is not only south africa where somalis are badlt treat ther are alot cases that we have no idea about it. :mad: lets us pray in ilaah dhibaatada nagasaaro Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 21, 2005 ilaahow unaxariiso. Quote Share this post Link to post Share on other sites