Sign in to follow this  
General Duke

European envoy praises Somali government outreach

Recommended Posts

Ururka Midowga Europe, oo sheegay inay taageero dhaqaale ku bixinayaan Hawlaha dib-u-heshiisiinta iyo Nabadaynta dalka Somalia

Mugadisho, Isniin, Julaay 02, 2007

 

Ergayga Gaarka ee Ururka Midowga Europe “EU”-da ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Georges-Marc Andre, oo dhawaan ku biiray Diplomaasiyiin sare ee joogta Magaalladda Nairobi, oo dusha ka ilaalaynayo xiriirka uu Caalamka la leeyahay dalka Somalia,ayaa rajo ka muujiyey in laga wada-shaqeyn karo Xababd-joojin iyo inay suurtogal tahay Hawlgalka Ciiddamadda Nabad-ilaalinta QM ee dalka Somalia.

“Dhamaadka maalintii, waxaan rajaynaynaa inay Ciiddamadda Nabad-ilaalinta Afrikaanka inay hal meel isugu soo ururi doonaan” ayuu yiri Ambassador Andre, oo intaasi ku daray “Laakiin, taasi oo ay jirto Xabbad-joojinta waa mid muhiim ah”.

 

Diplomaasiyiinta Reer Europe iyo kuwa kale waxay ka wada shaqeynayaan sidii loo samayn lahaa xaalladaha ka jira dalka Somalia., ee loo heshiin lahaa..

 

Ergayga Khaaska ee Ururka Midowha Europe “EU”-da ee Arrimaha dalka Somalia, waxa uu sheegay inuu rajeynayo inay Hoggaamiyayaasha Ururka Midowga Afrika ee ku kulansan Caasimadda dalka Ghana ee Akra waxay awoodi kartaa in la dardar-geliyo Hawlgalkooda ka socda gudaha dalka Somalia, inkastoo ay muhiimad leedahay sidii loo dhamaystiri lahaa colaadaha ka aloosan Gobalka Daarfuur ee galbeedka dalka Sudan.

 

“Ururka Midowga Afrika “AU”-da waa inay sii wadaan inay kaalin weyn ka ciyaaraan Arrimaha dalka Somalia. Gobalka Daarfuur ee galbeedka Sudan waa xaallad khatar ah, laakiin waxaan maqlay iyo waxaan goobjoogga u ahay, Arrinta dalka Somalia waxay aad ugu weyn tahay Ajendaha Caalamka marka lagu daro Arrinta Gobalka Daarfuur” ayuu yiri Ergayga Gaarka ee Ururka Midowga Europe “EU”-da ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Georges-Marc Andre,

 

Ergayga, waxa uu sheegay inay Ururka Midowga Europe mar hore ku kharaj gareeyeen lacag dhan 200,000 oo Lacagta Euraha Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Soomaalida ee labada jeer dib loo dhigay, laguna qaban doono Magaalladda Muqdishu, isla markaana ay haatan diyaar ula yihiin inay Labo Million oo Lacagta Eur-aha ku taageeraan Shirkaasi.

 

Sidoo kale, Ergayga Gaarka ee Ururka Midowga Europe “EU”-da ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, waxa uu sheegay inuu Ururka Midowga Europe “EU”-da ku taageeray Hawlgalka Midowga Afrika ee dalka Somalia lacag dhan 15-million oo Lacagta Euro-aha, iyadoo 4-million kalena loogu talagalay in lagu socodsiiyo Hawlgalka Xarunta dhexe ee Ururka Midowga Afrika ee ku yaalla Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba.

 

Somaliweyn Media Center (SMC) Mugadisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

European envoy praises Somali government outreach

Mon 2 Jul 2007, 11:07 GMT

 

[-] Text [+] By Andrew Cawthorne

 

NAIROBI, July 2 (Reuters) - Europe's new envoy to Somalia praised the interim government on Monday for steps to reach out to political opponents ahead of a national reconciliation conference intended to end a bloody insurgency.

 

The comments by Georges-Marc Andre, the European Commission's new special representative for Somalia, contrasted with previous criticism from the bloc over the government's lack of inclusiveness and hampering of aid flows.

 

Reconciliation, particularly with Mogadishu's dominant ****** clan from which many of the Islamist insurgents come, is viewed by analysts as a vital precursor to peace in a nation in anarchy since the 1991 toppling of a dictator.

 

"You cannot make peace with your allies. You have to make peace with your enemies," said the Belgian, a veteran of peace processes around Africa including his last post in Burundi.

 

Andre cited for praise a ****** clan meeting under way ahead of the national meeting set for July 15, a government move to approach Somalia's exiled Islamist leadership, and a change in the ground rules of the upcoming reconciliation conference to allow political as well as social issues.

 

"It has been a slow process, but we have seen very positive steps forward, and we have to congratulate President (Abdullahi) Yusuf and his government for these openings," he told Reuters.

 

 

CEASEFIRE HOPE

 

The envoy, who joins a clutch of senior diplomats overseeing the world's relations with Somalia from Nairobi due to security reasons, also expressed hope a ceasefire could be worked out as a precursor to a possible U.N. peacekeeping mission.

 

A small African Union (AU) peacekeeping force, manned by just 1,600 Ugandans instead of an intended 8,000 soldiers from around the continent, has failed to stop bloodshed in Mogadishu.

 

An Islamist-led insurgency brings daily attacks on the government and its Ethiopian army allies.

 

"At the end of the day we hope for a United Nations peacekeeping force to be in place," Andre said. "But for that, a ceasefire is indispensable."

 

European diplomats and others were working to help create conditions for such a treaty, he said.

 

"In Burundi, there were seven ceasefires signed," Andre said, referring to the tiny central African nation's widely-lauded peace pact after a decade of civil war killing 300,000 people.

 

"A ceasefire can start with one group, then extend to others."

 

Andre said he hoped AU leaders meeting in Ghana would be able to agree on reinforcing their mission in Somalia, despite the competing priority of Sudan's Darfur conflict.

 

"The AU must continue to play a major role in Somalia. Darfur is crucial but from what I hear and witness, the Somalia issue is very much on the (global) agenda together with Darfur."

 

Andre said the European Union had already disbursed 200,000 euros for the twice-postponed Mogadishu reconciliation conference, and had another two million to offer in support.

 

It had given 15 million euros to the AU mission in Somalia, and was mobilising another four million to create a secretariat for the mission at the African body's headquarters in Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Midowga Yurub oo ammaanay Dawladda Federaalka Soomaaliya

 

Ururka Midowga Yurub ayaa ammaanay tallaabooyinka ay qaadday dawladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan arrimaha shirka dib u heshiisiinta.

 

Ammaanta ay Midowga Yurub u jeediyeen dawladda federaalka Soomaaliya ayaa burineysa eedaymo is daba joog ahaa oo horay uga soo baxay saraakiil ka tirsan ururkaas kuwaas oo eedeeyey dawladda federaalka Soomaaliya.

 

Ninka wakiilka uga ah Soomaaliya ururkaasi oo lagu magacaabo Georges Marc Andre ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya uu ku aammaanayo furfurnaanta ay ka muujisay arrimaha shirka dib u heshiisiinta gaar ahaan ku caasumadda shirkaas lagu casumey xubno ka soo hor jeeda dawladda federaalka Soomaaliya.

 

Waxa uu yiri dawladdu waxa ay waddaa geeddi socod nabadeed, waana tallaabo aad u wanaagsan, waana ugu hambalyeynayaa Madaxweyne Cabduulaahi Yuusuf Axmed.

 

Waxaa kale oo uu wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya uu sheegay in shirka sare ee Ghana uu xoojin doono hawlgalka dawladda federaalka Soomaaliya.

 

Maxamuud Faarax Bile

 

farahbile@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Midowga Yurub Oo Rajo Ka Muujiyey Marxaladaha Somalia, Dhaqaale Kalana Ku Yaboohay.

Posted to the Web Jul 03, 07:54

 

NAIROBI (Soomaalinews) - Safiirka gaarka ah ee Ururka Midowga Yurub ugu wakiilka ah Arrimaha dalka Somalia, Georges-Marc Andre, ayaa rajo ka muujiyey in laga wadashaqeyn karo Xababd joojin iyo suurtagalnimada Hawlgalka Ciiddamadda Nabad-ilaalinta Jamciyadda Qurumaha ka dhaxaysa lagu wado in ay ka fuliyaan Somalia.

 

 

Ambassador Andre, oo dhawaan ku biiray Diplomaasiyiin dusha ka ilaalaynaysa xiriirka uu Caalamka la leeyahay dalka Somalia, ee xarumaha ku leh Caasimadda Kenya ee Nairobi, ayaa yiri “Dabayaaqada maalintii, waxaan rajaynaynaa inay Ciiddamadda Nabad-ilaalinta Afrikaanka inay hal meel isugu soo ururi doonaan, balse taasi oo ay jirto Xabbad joojinta waa mid muhiim ah”.

 

 

Diplomaasiyiinta Reer Europe iyo kuwa kale waxay ka wada shaqeynayaan sidii loo samayn lahaa xaalladaha ka jira dalka Somalia.

 

 

Danjiruhu waxa uu sheegay inuu rajeynayo inay Hoggaamiyayaasha Ururka Midowga Afrika ee ku kulansan Caasimadda dalka Ghana ee Akra awoodi karaan in la dardar-geliyo Hawlgalkooda ka socda gudaha dalka Somalia, inkastoo ay muhiimad leedahay sidii loo dhamaystiri lahaa colaadaha ka aloosan Gobalka Daarfuur ee galbeedka dalka Sudan, sida uu xusay.

 

 

Ambassador Andre, waxa uu sidoo kale yiri “Ururka Midowga Afrika “AU”-da waa inay sii wadaan inay kaalin weyn ka ciyaaraan Arrimaha dalka Somalia. Gobalka Daarfuur ee galbeedka Sudan waa xaallad khatar ah, laakiin waxaan maqlay iyo waxaan goobjoogga u ahay, Arrinta dalka Somalia waxay aad ugu weyn tahay Ajendaha Caalamka marka lagu daro Arrinta Gobalka Daarfuur” .

 

 

Waxa uu sidoo kale Danjiruhu ka warbixiyey in Ururka Midowga Yurub uu goor sii horaysayba adduun dhan 200,000 oo Lacagta Euro-ah ku maalgeliyey Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Soomaalida ee Muqdisho ka furmaya, balse dib u dhacay ilaa muddo Saddex jeer.

 

 

"Waxaan haatan diyaarinaynaa ilaa Labo Million oo Lacagta Euro-ah oo lagu kharaj-garaynayo shirka" ayuu hadalkiisa kusoo afmeeray Safiirka gaarka ah ee Ururka Midowga Yurub ugu wakiilka ah Arrimaha dalka Somalia, Georges-Marc Andre.

 

 

Xafiiska Wararka Soomaalinews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this