General Duke Posted October 19, 2006 Ciidamadaa dowladda FS oo la soo dhoobay wadaa isku xirta Buur Hakaba iyo Baydhabo Buur hakaba, Dowladda FS ayaa ciidam fara badan soo dhoobtay wadada isku xirta degmada Buur Hakaba iyo Baydhabo,kadib markii Ciidamada Maxaakimta islaamiga ah ay fariisimo ka sameysten deegaanka Qardho oo u dhexeeya Degmada Buur Hakaba iyo leego. Magaalada Baydhabo ayaa saakay laga dareemayaa dhaq dhaqaaq Ciidan oo xoogan,waxaana ciidamo lagasoo qadayay Xerada Daynuunaay ee duleedka Baydhabo,waxaana warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan in dowladda FS ay ka hortageyso ciidamada Maxaakiimta. Ciidamada dowladda ee la geeyay Wadada Buur Hakaba ka timaada ayaa waxaa ay gaarayaan kumanaan sida uu xaqiijiyay wariye ku sugan magaalada Baydhabo,waxaana ciidankaasi ay ahaayeen kuwii gaaray degmada Buur Hakaba dhawaan. Madaxda dowladda FS ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa diiday in ay sharaxaad ka bixiyaan daabulkaasi ciidan oo la sheegay in ay ka wadaan gudaha magaalada Baydhbo. Dowladda FS ayaa hore uga digtay dhaq dhaqaaqyada ay Golaha Maxaakimta Islaamka ka wadaan gobollada ay joogto dowladda,waxaana qaar kamid ah masuuliyiinta dowladda ay ku tilmaameen daan daansi. Jibriil Nuur Waayaha.net,Buur hakaba,Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 19, 2006 BAYDHABO: Dowladda Federaalka oo ciidammadeeda gelisay heegan buuxa, kaddib markii Maxkamaduhu ay fariisin... Posted to the Web Oct 19, 11:51 Baydhabo(PP) - Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay oo fariisin u ah Dowladda ayaa waxay sheegayaan in ciidammada dowladda la geliyay heegan aad u ballaaran. Heegangelinta Ciidammada dowladda ayaa waxay ka dambeysay kadidb markii Malleeshiyooyin ka tirsan kuwa Maxkamadaha ay fariisin si ku meel gaar ah uga sameysteen deegaanka Qardho oo ku dhow Degmaeda Buur-hakaba, waxaana la sheegay in ciidammada dowladda ay iyaguna fariisin ka dhigteen meel ku dhow Buur-hakaba. Dowladda Federaalka ayaa waxay wacad ku martay in haddii Malleeshiyooyinka Maxkamadaha ay u soo dhaqaaqaan dhanka Deegaanka Buur-hakaba ay la geli doonaan dagaallo aad u culus, waxaana dhanka kale ay Maxkamaduhu sheegeen inaysan diyaar u ahayn xilligaan inay dagaal la galaan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Maxkamadaha ayaa waxay inta badan ku cel-celiyaan inaysan doonayn inay weerar ku qaadaan xarrumaha dowladda iyo goobaha ay ka taliso, balse waxaa soo shaac baxaya in Maxkamaduhu ay billaabeen inay ku dhawaadaan goobaha ay dowladdu maamusho iyagoo sheegaya inay baacsanayaan ciidammo Ethiopian ah. Dowladda waxay diyaar u tahay inay dagaal la gasho Maxkaamdaha marka loo eego xaaladaha dhaqdhaqaayada ciidan ee ay wadaan, iyadoo dhanka kalena ay Maxkamaduhu doonayaan inay weeraraan xarumaha dowladda sida ay ku socdan waqtigan hada ah. Madaxweynaha Soomaaliya oo dhowr mar ay la hadleen qaybo kamida xukuumadiisa iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka ayaa u soo jeediyey Madaxweynaha inuu wax ka qabto dhulbalaarsiga ay wadaan maxaakiimta , taas oo uu Madaxweyne yuusuf uu ka gaabsaday dhowr jeer kuna Jawaabay " Waxaan dhamaystiray Ciidan qaran oo Awood iyo tayo leh difaacina kara goobaha dowlada , waxaase ila quman in laga war dhowro go'aanka dagaal ee ay qaataan maxaakiimtu , taasna waxay suura gelinaysaa inaan galno dagaal ka dhana maxaakiimta oo ku salaysan mid dowladeed oo aad u agaasiman". Si kastaba , Waxaa marnaba la dhayalsan karin dhaqdhaqaayada ciidan ee ay wadaan Maxaakiimtu,waxayna tani fure u tahay in Maxaakiimta aysan ka go'nayn Nabadgelyo waarta oo Soomaaliya ka dhalata , waxaana arrimahaas daaha ka furidoona shirka la doonayo inuu ka dhaco 30-ka bishan magaalada Khartuum waa hadii uu jawi wanaagsan ka soo baxo shirka ka socda magaalada Caasimada ah ee Nairobi oo maanta ay ku wada sugan yihiin Madaxeyne Yuusuf iyo Masuuliyiin kale oo ka socota Maxaakiimta. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 19, 2006 Dawlada Federaalka Somaliya oo Ciidan iyo Tagniko Ku siyaadisay Ciimadeeda ku xaraysan Xarada Daynuunay ee Duleedka Magalada Baydhabo Posted to the MOL October 19, 2006, 12:13 pm Baydhabo:- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heegankii ugu sareeyay gelisay Ciidamadeeda ku sugan Xerada Daynuunay ee ku taal Duleedka Magaalada baydhabo. Ciidamo iyo Gaadiidka Dagaal oo hor leh ayaa la geeyay Duleedka Magaalada Baydhabo, iyadoo xaalad heegan ahna la geliyay. Arrintan ayaa timid ka gadaal markii Ciidamada Maxaakimta ah ay fariisin ka dhigteen Deegaanka Qardho oo u dhow Magaalada Buur Hakaba. Difaaca ugu horeeyay ee Ciidamada Dowladda ayaa la geeyay meel ka baxsan Xerada Daynuunay, iyadoo si foojigan ula socda Dhaq dhaqaaqyada gaadiid ee ka imaanaya Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in la baarayo gaadiidyada soo galaya Magaalada baydhabo. Ciidamada Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa haatan ku jira xaalad foojignaan ah, iyadoo ay isha ku hayaan wadada aada dhanka Muqdisho halkaasi oo ay kaga cabsi qabaan in ay soo maraan ciidamada maxaakiimta Midoobay. Maxamed C/qaadir Khalaf Galkacyo, Puntland, Somaliya Mudugonline.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 19, 2006 Bu`aale: Dagaal muddo socday oo dhex maray ciidamada maxkamadaha iyo ciidamda Col, Barre Hiiraale. Khamiis, October 19, 2006 Bu`aale (AllPuntland)- Ciidamo ka kala socda maxkamadaha magaalada Muqdisho iyo Col. Barre Hiiraale ayaa waxa uu dagaal aan sidaa u sii buurnayn ku dhex maray agagaarka magaalada Bu`aale. Sida ay AllPuntland u xaqiijiyeen ilo madax banaan oo ka dhow dhow deegaanadaasi rasaan muddo daqiiqado ah socotay ayaa waxaa is waydaarsaday laba sahan ciidan oo ka kala socota maxkamadaha iyo Barre Hiiraale. Warka ayaa waxa uu intaasi ku darayaa in aysan jirin wax dhimasho iyo dhaawac ah midna iyada oo haatan ay labada ciidanba nabeeyeen deegaannada ay isku gacan sareen. Xiisadda deegaannada ku heeran degmada Bu`aale ayaa kacsan iyada oo labada ciidanba ay wadaan diyaar garoow aad u ballaran oo ay u qaadayaan dhanka dagaalka. M. J. Koronto AllPuntland Related Articles Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 19, 2006 Ciidamada Maxaakiimta iyo kuwa Barre Hiiraale oo fooda is daray Baardheere 19, Oct.06 ( Sh.M.Network) Ciidamo Sahan ah oo daacad u ah sida la sheegay wasiirkii G/dhigga dowadda KMG ah ee Somalia oo dhowaan laga fara maroojiyay Gacan ku heynta magaalada Kismaayo iyo kuwa Maxkamadaha islaamka ayaa iska horimaad uu ku dhex maray duleedka degmada Bu'aale. Iska horimaadkaan oo tacshiiradiisa ay socotey daqiiqado ayaan la ogeyn qasaaraha rasmiga ah ee uu geeystay, inkastoo labada ciidan ee dagaalamay ay ahaayeen labo sahan sida ay xaqiijinayaan wararka Shabelle ay ka heshay deegaanka Salagle ee gobolka J/dhexe. Lama soo sheegin wax qasaaro ah oo ka dhashay iska horimaadka labada dhinac Waxii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Axmed Cumar Saalixi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted October 19, 2006 Duke, Horta Ciidamada dawladu marka la leeyahay waa ayo ciidamadana. Ma ciidan mushahar ku shaqeeyaa oo xooga dalka matalaya mise malasia daacad u ah Cabdilaahi yusuf. Ha u qaadan walaal qaladae walaahu=i waa iga daacad. I'm keep hearing Ciidamada dawlada from you and others in this medium but I need to understand the dynamics of such military group and who they’re consist of? Can you please explain it to me. Thanks Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 19, 2006 A good question. The TFG troops number roughly 8000-15000 men. By all accounts they are well armed and experienced. Their top comanders that I know of Include Sacid Dheere and A/Rizq fgaduud. They hail from various regions of the country. Yes they get regular pay, sometimes not on time. They have been organised since the move to Jowhar. They have not fought anyone so far apart from little skirmishes in Baidoa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 21, 2006 ^I believe I asked you the same question before,but your response was totally different.you were upset if I could recall and went on to say, I under estimated your strenght. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 21, 2006 ^^^I remember the question it was put in a different way and recieved a suitable response unlike the one above. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted October 25, 2006 Originally posted by General Duke: A good question. The TFG troops number roughly 8000-15000 men. By all accounts they are well armed and experienced. Their top comanders that I know of Include Sacid Dheere and A/Rizq fgaduud. They hail from various regions of the country. Yes they get regular pay, sometimes not on time. They have been organised since the move to Jowhar. They have not fought anyone so far apart from little skirmishes in Baidoa. I understand they’re from different regions. Does that mean they’re from different tribes as well? If so, what is the recruitment process of such militia group? I know large number of them (actually the majority) are from Puntland but how about the others? Can any Somali individual join such group or you have to be certain particular group. What is the procedure? Do these guys have to be screened before employed? Obviously, there has to be trust factor involved considering the current condition of the country where people are more loyal to specific concept such as tribal affiliation rather then national interest. Sorry I never heard these top commander you mentioned above. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 25, 2006 ^ A number of important questions, alas I am unable to answer them since I dont have the inside information that is required to address them properly. I can guess, but that depends if you want it/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted October 25, 2006 I just thought you might be more knowledgeable regarding TFG than most people here. I will respect your personal analysis if you may. Thanks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 25, 2006 TFG troops are made up of clans mainly from Puntland, Bay and Bakool, Hiiraan and southern Mudug, Gedo ad Juba's. Apart from Somaliland most regions have members in the TFG armed forces and police. Everyone can join, since the aim is to create a national army, I would have liked more emphasis on the unarmed clans the Jareerweyn, May and those from Lower Juba and Shabbele. I gave you a rough estimate of their number and size, they also have a number of technicals and Tanks. You are right when you pointed out that some clans would not readily join for example the clan courts have tried to keep many of their kisnmen from joining the TFG and helped defectors. The hostility of the former warlords and courts has created a wedge between this clan and the TFG, as they see themselves as the rightful rulers of modern Somalia. The problem is that the TFG had to create this entity from scratch and tried to pursuade warlords, armed clans and others to join. Also they did not have money to get more recruits. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted October 25, 2006 Originally posted by General Duke:The hostility of the former warlords and courts has created a wedge between this clan and the TFG, as they see themselves as the rightful rulers of modern Somalia. [/QB] I think they lost that privilege back in 93. It died with General Aideed (RIP). My knowledge about these regions you mentioned above is very limited. I will do my own research here after. Thanks for the head start Dr. Duke. Where is Morgan these days? I heard he’s the one of the newborn Sheikh along with Turki and others. I remember that guy (Morgan) when I was little in Hargeisa back in mid 80s. He used to carry two pistols Cowboy style. Nin Sariir ku dakeeyaba soo dagbaa ka dambaysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 25, 2006 Morgan is in Mogadishu last time I heard, but he is not involved with anything he is retired. The courts dont pose much threat to Somaliland, they just talk too much. Internal dissent is what they want, but there is no power in Somalia that can subjugate Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites