Jacaylbaro Posted August 11, 2009 Wiil uu Dhalay Madaxweynaha Faroole iyo Burcad Badeed Isku Haysta Lacag Madaxfurasho ah oo Laga Qaatay Markabkii Talyaaniga ee Xeebta Laasqoray. Kadib markii habeynimadii xalay ay Kooxdii Burcad badeedka ahayd ee ku haystay Xeebaha gobolka Sanaag gaar ahaan Degmada Laasqoray ay qaateen Lacag Madaxfurasho ah oo gaareysa Afar Milyan ayaa waxaa halkaasi Gaarey Wiil uu dhalay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole . Wiilkaan oo lagu magacaabo Maxmed C/raxmaan faroole islamarkaasina ah wakiilka Burcad Badeedka Puntland ayaa maal mahaan Safar ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa Wuxuuna Isagoo shalay Galinkii Danbe Soo gaarey Magaallada Galkacyo halkaasi oo diyaaradu ku Dajisey. Maxamed C/raxmaan Faroole oo lacag Badan ay Xalay kasoo gashay Burcada ayaa lasheegay Lacagtaas in uu u qaaday Nin u horey uga Mid ahaan jirey Nabadoonada Puntland oo ay Madaxweynaha isku haybyihiin Balse hada ah Nabadoonka Burcad Badeeda, waxaana laxaqiijeyey inay saakay isaga iyo wiilka Madaxweynuhu u anba bexeen islamarkii uu gaaray halkaasi dhinaca Magaallada Garowe iyago Gawaari Dagaal lagu Galbinaayo. Wiilkaan Burcad badeeda Maxmed Faroole ayaa markabkaan Laga lahaa Dalka Talyaaniga oo Muddo dhowr Bilood ah lagu haystey Xeebta Degmada Laasqorey wuxuu ka ahaa Maalgaliye Sare iyadoo Xiligii Markabkaasi gacanta lagu soo dhigay uu kusoo aadey Maalgaliyeyaashii Burcad Badeed oo lacagtii ka dhamaatay. Balse isagu uu markii danbe dhabarka u ritey Maagalinta Markabkaasi. Dhawaan waxaa lagu Xiray Magaallada Boosaaso Fahad (Xanaano) oo ah Ninkii Lacagtii ugu Badneyd ka qaatay Burcad Badeed wuxuuna Xabsiga Weyn ee Magaallada Boosaaso ku jirey Mudo Asbuuc ka badan waxaana lagu siidaayey Amar kayimid Madaxtooyada Puntland kaasi oo kazoo fuley Maxamed C/raxmaan Faroole Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted August 11, 2009 Must be a NW Somali site when you hide the link. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 11, 2009 waryaa there is no "budcad" in laasqoray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 11, 2009 why doesn't he ever give the source? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted August 11, 2009 ^He knows it's rubbish news! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 11, 2009 waar maxaad la ooyaysaan ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted August 11, 2009 Sources Sources Sources!!! That's it, That's all!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 11, 2009 and if i provide the source ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted August 11, 2009 You're following the rules. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 12, 2009 and you are the guide ,, eh ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 12, 2009 The article was originally from dayniile Wiil uu dhalay madaxweynaha D.G Puntland Faroole iyo burcad badeed isku haysta lacag madaxfurasho ah Written by Dayniile Aug 10, 2009 at 10:39 AM Wiil uu Dhalay Madaxweynaha Faroole iyo Burcad Badeed Isku Haysta Lacag Madaxfurasho ah oo Laga Qaatay Markabkii Talyaaniga ee Xeebta Laasqoray. Kadib markii habeynimadii xalay ay Kooxdii Burcad badeedka ahayd ee ku haystay Xeebaha gobolka Sanaag gaar ahaan Degmada Laasqoray ay qaateen Lacag Madaxfurasho ah oo gaareysa Afar Milyan ayaa waxaa halkaasi Gaarey Wiil uu dhalay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole . Wiilkaan oo lagu magacaabo Maxmed C/raxmaan faroole islamarkaasina ah wakiilka Burcad Badeedka Puntland ayaa maal mahaan Safar ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa Wuxuuna Isagoo shalay Galinkii Danbe Soo gaarey Magaallada Galkacyo halkaasi oo diyaaradu ku Dajisey. Maxamed C/raxmaan Faroole oo lacag Badan ay Xalay kasoo gashay Burcada ayaa lasheegay Lacagtaas in uu u qaaday Nin u horey uga Mid ahaan jirey Nabadoonada Puntland oo ay Madaxweynaha isku haybyihiin Balse hada ah Nabadoonka Burcad Badeeda, waxaana laxaqiijeyey inay saakay isaga iyo wiilka Madaxweynuhu u anba bexeen islamarkii uu gaaray halkaasi dhinaca Magaallada Garowe iyago Gawaari Dagaal lagu Galbinaayo. Wiilkaan Burcad badeeda Maxmed Faroole ayaa markabkaan Laga lahaa Dalka Talyaaniga oo Muddo dhowr Bilood ah lagu haystey Xeebta Degmada Laasqorey wuxuu ka ahaa Maalgaliye Sare iyadoo Xiligii Markabkaasi gacanta lagu soo dhigay uu kusoo aadey Maalgaliyeyaashii Burcad Badeed oo lacagtii ka dhamaatay. Balse isagu uu markii danbe dhabarka u ritey Maagalinta Markabkaasi. Dhawaan waxaa lagu Xiray Magaallada Boosaaso Fahad (Xanaano) oo ah Ninkii Lacagtii ugu Badneyd ka qaatay Burcad Badeed wuxuuna Xabsiga Weyn ee Magaallada Boosaaso ku jirey Mudo Asbuuc ka badan waxaana lagu siidaayey Amar kayimid Madaxtooyada Puntland kaasi oo kazoo fuley Maxamed C/raxmaan Faroole Xafiiska dayniile Garowe Qarannews Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted August 12, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: and you are the guide ,, eh ? You are purposely hiding the source. It's annoying and it's so obvious you know it is not very credible. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 12, 2009 It is credible for hundreds of thousands of people sxb ,, you are not that important ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites