Cawaale Posted October 28, 2010 Shabaab oo toogtay labo Haween oo ay sheegeen inay basaas u ahaayeen DKMG. Baladweyne: (Sh. M. Network) Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa ay toogteen labo Haween oo ay sheegeen inay u basaas u ahaayeen ciidamada dowaldda KMG Soomaaliya. Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in galabta ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab meel fagaaro oo ku taala Xarunta Maamula gobolka magaalada Baladweyne ay ku tuugteen laba Haween ah. Labadani qof ee dumarka ah oo ay tuugteen ciidamada Maamulka Xarakada Al Shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay ku eedeeyeen Maamulka gobolkaasi in ay u basaasayeen dowladda KMG Soomaaliya. Goobta falka toogasha ay ka dhacday ayaa waxaa isugu soo baxay boqolaal dadwayna ah oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Baladweyne kuwaasi Maamulka ku amray inay u soo daawasho tagaan falka toogashada ah oo ay ku fuliyeen labadaasi dumar. Labadaani Haween oo ay galabta toogteen ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa la sheegay in horey ciidamada ay ugu soo qabteen deegaanka Buurta Qowleed halkaasi oo dhawaan dagaal xooga uu ku dhexmaray ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab iyo kuwa dowaldda. Hase ahatee goobta dilkaasi uu ka dhacay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Hiiraan kuwaasi oo xili ay goobta ka hadlayeen ugu digeen dadka gobolka Hiiraan ku dhaqan inay ku kacaan falka maanta lagu dilay labadaasi Haween. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted October 28, 2010 Somali Islamists al-Shabab 'execute two young women' They were shot dead by firing squad in a square in the central city of Beledweyne. The pair, who were aged 15 and 18, were sentenced to death on Wednesday after being accused of spying, AP reports. Somalia has had no functioning government since 1991. The al-Qaeda-linked group al-Shabab and its allies control much of the country's south. The two young women were named by AP as 18-year-old Ayan Mohamed Jama, and Huriyo Ibrahim, 15. Al-Shabab militiamen walked through the town's streets, telling residents about the executions by loudspeaker and ordering everyone to attend, reports the agency. The militia group's regional commander, Sheikh Yusuf Ali Ugas, said the two had been found guilty of spying and being what he described as "enemies of Islam". But a woman who saw the execution, Sadia Osman, said one of the young women had said she was innocent of the charges, AP reports. One eyewitness described how people in the crowd were shocked by the sight of the killings. "One of the women who saw the execution today collapsed and lost consciousness after she saw the cruel way the girls were shot," Da'ud Ahmed said. Somalia's UN-backed government authority only controls parts of Mogadishu and a few other areas, although it has been gaining ground from al-Shabab in recent weeks. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 28, 2010 Brave are they not? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted October 28, 2010 Goobta falka toogasha ay ka dhacday ayaa waxaa isugu soo baxay boqolaal dadwayna ah oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Baladweyne kuwaasi Maamulka ku amray inay u soo daawasho tagaan falka toogashada ah oo ay ku fuliyeen labadaasi dumar. One of the women who saw the execution today collapsed and lost consciousness after she saw the cruel way the girls were shot," Da'ud Ahmed said. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted October 28, 2010 The two young women were named by AP as 18-year-old Ayan Mohamed Jama, and Huriyo Ibrahim, 15. Haweenkii iyo Caruurtii ayaa la innagu hor tooganayaa. Soomaaliyey goorma ayeynu kuwan xayawaanka ah dalkeena iyo dadkeena ka qaban doonaa, goorma? goorma? Maanta gabadh yar oo 15 jir ah ayey tooganayaan. Barito maxaa ku xigi doona? :mad: :mad: :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted October 28, 2010 Somaliland gave Ethiopia a Somali woman, knowing that she would be tortured...and the leader of Shabaab is from what area? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted October 28, 2010 It just breaks my heart Walahi. Ilaahey ha u naxariisto masaakiinta. God is watching and they will pay for it in worse terms Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted October 28, 2010 It just breaks my heart Walahi. Ilaahey ha u naxariisto masaakiinta. God is watching and they will pay for it in worse terms Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 28, 2010 This is only a tip of the iceberg for what Al-Shabaab has in store for us. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 28, 2010 ^^^Well its clear that Puntland was right in cleaning up our regions of this filth, and Somali’s must follow the example set. They indeed have major designs of division and death and we say no to their evil. Quote Share this post Link to post Share on other sites
London2010 Posted October 28, 2010 Is this what religion is now? Just a tool to kill and destroy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
London2010 Posted October 28, 2010 And it's always women to kill. I have noticed that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted October 28, 2010 How come only 2 websites mentioned this? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 28, 2010 Sad indeed ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted October 28, 2010 showqi, I witnessed an execution of a person, when I was as young as 1 3 years old and trust me that something you will never forget. Mad-man, To answer your question, this is not news anymore. AS does it when ever they want to shut somebody up. But you can always google it, BTW VOA-Somali has it on their front page. Laakin mid aan ku weydiyo. what does Somaliland has to do with this? Alxanka iska fuji ninyow! Quote Share this post Link to post Share on other sites