Sign in to follow this  
Paragon

Maxkamad islaami ah oo lagaga dhawaaqay Qooqaani

Recommended Posts

Paragon   

Maxkamad islaami ah oo lagaga dhawaaqay Qooqaani

 

Mogadishu 09, Nov.06 ( Sh.M.Network) Maxkamad islaami ah ayaa lagaga dhawaaqay deegaanka Qooqaani ee gobolka J/hoose, Maxkamadaasi oo hoos-imaaneysa Midowga maxkamadaha islaamka Somalia.

 

Maxkamaddaan oo loogu magac daray maxkamadda ku dhaqanka shareecada islaamka ee deegaanka Qooqaani ayaa munaasabadii lagu furayay waxaa ka qeybgalay culuma udiin iyo waxgarad aad u fara badan sida uu shabelle u sheegay Gen. Sacad oo ka mid ah Mas'uuliyiinta Maxkamadda islaamiga ee Dhoobleey.

 

Waa maxkamadii labaad oo laga furo muddo labo todobaad gudahooda deegaanada Jubada hoose, iyadoo Sheekh Xasan Turki uu maxkamad islaami ah horey uga furey deegaanka Hoosibgow.

 

Tirada maxkamadaha islaamiga ee laga furey K/Somalia tan iyo markii maxkamadaha islaamka ay qabsadeen caasimada Somalia ayaa waxa ay ka badan yihiin 30 meeyo

 

 

Shabelle Media Network Somalia

E-mail us: info@shabelle.net

Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this