The Zack Posted November 17, 2009 Itoobiya Oo Kulamo Degdeg Ah Kala Yeelaneysa Somaliland & Puntland Weeraradii ONLF Dirdhaba, 17-Nov-2009 - Kadib dagaallo u muuqday kuwo qorshaysan oo ay jabhadda ONLF ku qaaday deegaano dhowr ah mar qudh ah, ayaa waxey sababtay tuhun weyn oo ay dowladda dhexe ee Itoobiya ka qaado wada shaqeynta iyada iyo maamullada Somaliland iyo Puntland, kuwaasoo la aaminsanyahay inaynan waxba ka qaban ciidamo iyo saanad ONLF oo soo dhexmartay. Wasaaradda Gaashaandhiga ee Itoobiya ayaa maantaba u yeertay masuuliyiin ka tirsan dowladda Somaliland, si ay jawaabo degdeg ah uga bixiyaan tuhunkan. Waxaa isla maanta duhurnimaddii magaalada Jigjiga soo gaadhay waftigii reer Hargeysa, kuwaasoo waxoogaa ka hor loo sii qaaday magaalada Dirdhaba oo uu ku sugayo jeneral Abraham oo ka socda wasaaradda Gaashaandhiga dowladda dhexe ee Itoobiya. Dhanka Puntland ayaa iyana dhawaan la filayaa inay masuuliyiin ka yimaadaan, si iyagana dhankooda loo weydiiyo su'aalo arrintan la xidhiidha. Dowladda dhexe ayaa aad uga xumaatay weeraradii u danbeeyey ee ONLF, kuwaas oo ahaa kuwo aanan noocooda marnaba laga fileynin jabhadda ONLF, maadama warbixinada dowladda dhexe gaara ay sheegi jireen in awoodii ONLF la wiiqay kal hore, isla markaan Somaliland iyo Puntland ay adkeeyeen xuduudaha ay la wadaagaan deegaanka. Bishii hore uun bey aheyd markii dardaaran adag la siiyey wafti reer Somaliland ahaa, kuwaas oo shirar kula galay saraakiisha ciidanka dowladda dhexe iyo kuwa deegaanka magaaladan Jigjiga. Weeraradii ONLF ee isbuuci tagay oo geystay qasaara xoogan oo labada dhan ah, ayaa u muuqday kuwo ka gadisan kuwii hore. Weeraradaas ayey qabiiro ciidanka military-ga ah ku micneeyeen dagaalo si xeeladeysan loo soo habeeyay. Wabishabeelle Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 17, 2009 Su'aalaha allaha u fududeeyyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 17, 2009 wax walba waa la iska qorayaa ,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 17, 2009 ^Are you saying they can NOT be questioned? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 17, 2009 Adeer this is stuff and nonsense ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 17, 2009 What is with these vogue back to back statements, Mr. Jbaro. Why don't we both be very specific here. What exactly are u disagreeing with? Are u saying this will not happen? It can't happen? I am just not following u here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 17, 2009 did u hear the guy who took a pistol and shot his head three times ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 17, 2009 No wonder you believe this then ,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 17, 2009 ^That was the Idian actor. But did you see the guy who washed the feet of another guy?? Originally posted by xiinfaniin: Su'aalaha allaha u fududeeyyo JB should have said amiin to that Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 17, 2009 Waxani wa iska buhu baha wabi shabeele yaa qora ma onlf ba qorta lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 17, 2009 ^ONLF doesn't own wabishabeele.com. Jaceylbaro, I am disappointed with you, thought you had reasonable argument. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted November 18, 2009 wabishabelle is written by anti-ONLF guy. It is a well known fact. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted November 18, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: did u hear the guy who took a pistol and shot his head three times ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted November 18, 2009 So has Riyale joined them? Quote Share this post Link to post Share on other sites