Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The First Somaliland Administration in Ceegaag

Recommended Posts

KU: Madaxwayanaha iyo Maamulka Soomaaliland

Og: Guddmooyiyaha Guurtida iyo Barlamanka Somaliland

Og: Guddoomiyaha Gobolka Sool

Og: Madaxdhaqameedada SSC

 

Shir uga bilaabmay bishan February 22, 2008, waxgaradka, odayaasha, culumaaudiinka, aqoonyahannada, ururada bulshada iyo ciidamada nabad ilaalinta ee degmada Ceegaag ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay degmadaas.

 

 

Shirkan oo lagu lafo guray sidii maamul midaysan oo loo dhanyahay loogu samaynlahaa degmada Ceegaag, isla markaana looga hortagi lahaa wixii sharaf dhac iyo sumcad xumo u keeni kara dadwaynaha deggan degmada ayaa ku soo gabagaboobay is afgarad iyo mawqif midaysan oo ay yeelato degmada Ceegaag.

 

Haddaba laga bilaabo manta oo bisha February tahay 25 sanadka 2008, waxaan caddaynaynaa in guddiga hoos ku qoran iyo masuuliyiinta laamaha kala duwan ee degmadu leedahay ay si toos ah masuul uga yihiin maamulka, nabadgalyada iyo horumarinta degmada Ceegaag.

 

 

Magacyada Guddiga Golaha Deegaanka Ceegaag:

 

 

 

1-Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Cabdi Riigle) ----- Guddoomiye

 

2-Aqoonyahan, Maxamed Ismaaciil Siciid (Ina Siidhi) ----- Guddoomiyaha Waxbarashada iyo xidhiidhka hay'adaha ee Degmada Ceegaag

 

3-Kalkaaliye Sare, Xasan Cali Cabdi Sooyaan (Ruush) ---- Guddoomiyaha Caafimaadka degmada Ceegaag

 

4-Luul Xuseen Xaaji Cali, Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Degmada Ceegaag

 

5-Dhamme, Sulub Gaas Guutaale -------- Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Ceegaag

 

6-Aqoonyahan, Cabdalle Xuseen x. Cali ---- Goddoomiyaha Xoogga Korontada iyo Isgaadhsiinta degmada Ceegaag

 

7-Shiikh Maxamuud Cabdi Jaamac Gaydh ---- Guddoomiyaha Arrimaha Diinta iyo Awqaafta degmada Ceegaag.

 

 

Magacyada Maamulka Laamaha Degmada Ceegaag

 

1.Aqoonyahan, Maxamed Ismaaciil Siciid (Ina Siidhi) ----- Guddoomiyaha Waxbarashada iyo xidhiidhka hay'adaha ee Degmada Ceegaag

 

2.Kalkaaliye Sare, Xasan Cali Cabdi Sooyaan (Ruush) ---- Guddoomiyaha Caafimaadka degmada Ceegaag

 

3.Luul Xuseen Xaaji Cali, Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Degmada Ceegaag

 

4.Aqoonyahan, Cawaale Jaamac Raygal ---- Guddoomiyaha Horumarinta mashaariicda iyoBiyaha degmada Ceegaag.

 

5.Dhamme, Sulub Gaas Guutaale -------- Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Ceegaag

 

6.Aqoonyahan, Cabdalle Xuseen x. Cali ---- Goddoomiyaha Xoogga Korontada iyo Isgaadhsiinta degmada Ceegaag

 

7.Shiikh Maxamuud Cabdi Jaamac Gaydh ---- Guddoomiyaha Arrimaha Diinta iyo Awqaafta degmada Ceegaag

 

8.Cabdi Cali Abokor, (cabdidheere) Siyaasiga Degmada Ceegaag u Qaabilsan Somaliland

 

9.Xasan Jaamac Ismaaciil, (inajaamac dacay) Kuxiganka Siyaasiga Degmada

 

10.Cabdilaahi Gurxan Dhible, Gudoomiyaha xiriirka Jaaliyadaha dibada iyo gudaha.

 

Maamulkani wuxuu shaqadiisa bilaabayaa maalinta taariikhda February tahay 25, 2008.

 

Wabillaahi Towfiiq,

 

 

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh:

 

Maamulka Guddiga Degmada Ceegaag, Somaliland

 

Telephone: 252-276-3080 ama 252-2449-2691.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this