Jabhad Posted July 2, 2007 Qarax & Dagaal culus oo ka bilaawday Muqdisho (01-07-2007) Waxaa Magaalada Muqdisho Cawada ka socda Qaraxyo aad u culus oo magaalada Laga maqlayo & Israsaasayn Magaalada dhamaanteed saamayn ku yeelatay http://www.dalkanews.com/news.php?readmore=540 Israsaaseyn xoogan ayaa caawa deegaano badan oo ku yaalo magaalada Muqdisho laga maqlay Waxaana Weeraro Kooxo aan la aqoon ay k qaadeen Xarumo Fara Badan oo ay leeyihiin Ciidamada D.F.S iyo Kuwo Ethopia , Waxaana Weerarka meelaha lagu qaaday ka mid ah Garoonka Stadio Muqdisho , KPP , Al-Baraka Iska hor imaadkacaawa oo ahaa mid xoogan ayaa Waxaa la isu adeegsaday qoryaha loo yaqaano Baasuka ah ,Dhashiikaha iyo qoroyga loo yaqaano Dabamiishaarka iyadoona caawa uu jiro qasaaro aad ubdan oo aan la soo koobi karin . http://www.somaliweyn.com/pages/news/July_07/1July19.html Maxamed Dheere oo sheegay in ay wada hadal la furayaan Kooxaha qaska ka qada Magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in Kooxahaas ay dhibaatooyin xoogan u geysteen xubno muhiim ah, wuxuuna xusay in xalka keliya uu yahay miiska wada hadalka la isugu yimaado. http://www.midnimo.com/jul1/01_07_m_dheere_wada_hadal_ayaan_u_fureynaa_kooxaha_qaska_wada.htm Meles Zenawi iyo daba dhilifyadiisa oo calaacalaya kadib markii ay xanuun jiyeen xarakaadka muqaawamada (Allaahu Akbar guusha ayaa soo dhaw). http://www.qaadisiya.com/2007/July/news_01_07_20073.htm Israsaaseyn culus oo ka bilaabatay magaalada Muqdisho War deg deg ah Dagaal culus ayaa ka bilowday caasimadda Somalia ee Muqdisho caawa abaarihii 10:10 Pm, iyadoo iska horimadkaan la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan.. 01,July,07 http://www.shabelle.net/2007/july/n12125.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted July 2, 2007 Kenya: Bush Hits Dead-End in Somalia Chances are that the United States has run out of options in Somalia after the Assistant Secretary of State for African Affairs Ms Jendayi Fraser conceded last week that Washington's support for the ouster of the Islamic Courts Union (ICU) by Ethiopia might have been a miscalculation. http://allafrica.com/stories/200707010007.html Quote Share this post Link to post Share on other sites