Sign in to follow this  
General Duke

AMISOM defeat Al ShAbaab in first contact Sharif Hotel takes credit

Recommended Posts

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in taangiyada ciidamada nabada ilaalinta ee AMISOM ay si toos ah ugu biireen dagaalka ka socda waqooyiga magaalada Muqdisho iyadoo ciidamadooda ay ka dagaalamayaan jiida hore ee dagaalka.

 

Dad goob joogayaal ah ayaa jowhar.com u xaqiijiyay in ay arkayeen taangiyada AMISOM oo u ruqaansanaya jiida hore ee dagaalka si ay ugu biiraan dagaalka, waxaana haatan socda dagaall culus oo hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsanayo.

 

 

Arintan ayaa ka danbeysay ka dib markii ciidamada Dowlada laga itaal roonaaday oo ay ciidaada Al shabaab oo taageera ka helaya kuwa xisbul islaam ay la wareegeen deegano dhowr ah oo ay ka mid tahay Boondheere, maanabooliyo ilaa hotel Global, waxaa ciidamada AMISOM ay isku dayayan sidii ay uga celin lahaayeen aqalka madaxtooyada.

 

Dagaalka ay ciidamada AMISOM ku biirtay ayaa waxa uu yahay mid aan la ogeyn inuu yahay mid dharci ku fadhiya iyo in kale iyadoo dhawaan kulankii Midowga Afrika aysan go'aan ka soo saarin in ciidamada AMISOM ay dowlada difaaci karaan oo dagaalka ku biiri karaan iyadoo Midowga Afrika uu ku adkeystay inay ciidamadaasu noqdeen kuwa is difaaca oo kaliya.

 

Wixii ku soo kordha wararkeenda ayaa idinku soo gudbin doonaa.

 

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Kii Dukeba waa lagu feegaarey :D

 

 

PS: Feegaar and falfalaad farqi ayaa u dhaxeeyo, falaadkaa dhaamo, feegaarku waa farfareeyn

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune adeer , you made up the map I only posted one from a news agency reporting todays event. Had to make it clear for you. AMISOM have proven the can hold thoer own againt Al QAeda led AL Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al shabab oo sheegtay in xeelad dagaal uga baxeen goobaha ay dowladu la wareegtay iyo inay dib u qabsadeen meelo ka mid ah meelihii lagala wareegay.

 

Afhayeen Ururka Al shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa warbaahinta u sheegay in xeelad dagaal uga baxeen goobihii ay maanta ka carareen kuwasoo ay la wareegeen ciidamada dowlada oo kaashanaya kuwa AMISOM.

 

Sheekh Cali dheere ayaa ku eedeeyay ciidamada AMISOM inay xasuuq ka geysanayaan magaalada Muqdisho islamarkaana ay dagaalka ku soo qaadeen isagoo sheegay in waji cusub uu yeeshay dagaalka kaasoo haatan bilow ah.

 

Waxa uu afhayeenka Al shabaab intaasi ku daray in dagaalka uu haatan u dhaxeeyo Mujaahidiinta Al shabab iyo ciidamada gaalada AMISOM waxaa sida uu hadal u dhigay afhayeen ururka Al shabaab Sheekh Cali Dheere.

 

Waxaana uu intaasi ku daray inuu jiro qorshayaal iyo xeelado dagaal ay ku wajihi doonaan dagaalkan uu ku tilmaamay inuu yahay mid waji hor leh la soo baxay oo si cad uu haatan ugu dhaxeeyo iyga iyo ciidamada AMISOM.

 

dhinaca kalena waxa uu sheegay in ay galabta dib u qabsadeen qeybo ka mdi ah meelihii lagala wareegay maanta sida keysaneey, lakiin sheegada afhayeenka marka laga soo tago ma jirto warar madax banaan oo xaqiijinaya.

 

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here is the latest news reported by Associated press:

 

Islamic insurgents fought their way toward Somalia's presidential palace Sunday in fighting that killed dozens and wounded about 150, officials said. African Union peacekeepers directly intervened for the first time to support government forces.

 

An Associated Press reporter saw several bodies and two AU tanks on the front line. Government forces used rocket-propelled grenades and anti-aircraft guns mounted on the back of trucks, which they fired horizontally through the streets.

 

The city's main Medina hospital was chaos, with bloodied nurses performing frantic triage and a tent set up outside to deal with the overflow of casualties. Screaming relatives begged for help and water for the wounded.

 

Medina hospital official Duniya Ali Mohamed said most of the wounded were women and children and that hospital workers had not slept for the last 24 hours.

 

"These are the worst armed clashes in the capital for the last two months," she said.

 

The AU was drawn into the fighting after the insurgents advanced into the north of the capital and directly threatened their positions, a spokesman said. The peacekeepers' direct involvement in fighting could increase the rate of attacks against them at a time when the government is desperately seeking more resources and manpower from the international community.

 

"Our troops were in an imminent danger, so we had to take some limited action," AU spokesman Bahoku Barigye said."That does not mean we are fully involved in the combat."

 

The AU was forced to intervene after the insurgents fought their way to just over half a mile (1 kilometer) from the presidential palace, Mogadishu deputy mayor Abdifitah Shawey said. The 4,300 beleaguered peacekeepers generally try to avoid being drawn into the conflict to preserve their neutrality. They defend the capital's port, airport and key government buildings.

 

Shawey said three government soldiers were killed. Government commander Salad Ali Jelleh said 40 insurgents had been killed, but did not specify how the bodies were identified. Official death tolls are notoriously unreliable and both sides have manipulated casualty figures in the past.

 

An unknown number of civilians were also killed. Ali Kamim, staggering into the street from a collapsed house, told a reporter for The AP he had been inside with his four children when it was hit by a mortar shell. When he regained consciousness, covered in dust and blood, all four were dead.

 

The Islamists recently intensified their efforts to capture Mogadishu after an exiled leader returned in April and pulled the disparate insurgent factions together into an alliance.

 

Various Islamist groups have been fighting the U.N.-backed government since being chased from power 2 1/2 years ago. The situation is complicated by the continual splintering and reforming of alliances and a tangled web of clan loyalties.

 

The impoverished Horn of Africa nation has not had a functioning government for 18 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Somali groups are only brave when they face other Somalis the fact that al shabaab could just be pushed back so easily by a limited response indicates they won't be "liberating" Alaska any time soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

capt.50d9ad30c1174d6c8bf85a08fe9155b9.so

A female soldier from the Somali government forces patrols near the presidential palace.

 

 

Where is Kashafa? This is who he is fighting against.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

There was another one on Universal, she was firing a big gun (Badh Dalool with silsilado ). An Indian man was watching with me, and he suprisingly said ( What a romantic woman ) lol Indians are alwasy funny, a war zone turned to be romantic zone

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this