Sign in to follow this  
Xudeedi

Taliyaha Booliska Gobolka Sanaag ayaa u Waramay ETN Television

Recommended Posts

Xudeedi   

448cf62fcea6c23f3af88d69c7b909d5.jpg

 

Boosaaso; Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Sanaag Gaashaanle Sare Dabaq Maxamed Liibaan Ayaa Warbixin uu Siiyey Telvesionka Etn ee Fadhigisa Yahay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Waxa uu Sheegay In uu Dhuxul Iyo Ladagaalan Burcad Badeed uu Degaanada Xeebta Gobolka Sanaag Kawado Waxana uu Sheegay In Saldhig uu Kasameytay Magaalada Qadiimiga Ah ee ceelaayo.

 

Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Sanaag Ayaa Mudooyinkan Ku Howlanaa Ladagaalanka Xaalufinta Dhulka Iyo Waxa uu Kusheegay Burcad Badeed Waa Sida uu Hadalka Udhigaye Taliyaha Ayaa Tilaamay In Iminka Howshu Meel Fiican Mareyso Waxana uu Maamulka Puntland Ku Dhiiri Geliyey In Aaney Fududeysan Arimaha Burcada Iyo Xaalufinta Dhulka.

 

Taliye Dabaq Ayaa Sheegay In Amaanka Gobolka Sanaag uu Wanaagsan Yahay Islamarkaana uu Kuyimi Wanaaga Bulshada Reer Saaag oo uu Umahad Celiyey Waxan Taliyaha Suaalo badan laga Weydiiyey Umuuraha Joojinta Dhuxusha Iyo Ladagaalanka burbad badeeda oo uu Sheegay In Degaanada Gobolka Sanaag uu Ka eryey. Islamarkaana uu Dedaal Dheeraad Ah ugu Jiro Sidii uu Howlahaas usoo Afjari Lahaa.

 

Taliyaha Ayaa Sheegay In Gobolka Sanaag Aad uweynyahay oo Hadii Maaamulka Dedaal Dheeraad Ah kubixiyaan uu Dhanka Ceerigaabo Rabo In uu Gaaro Waxana uu Sheegay In Degaanada Damalo Xagare Iyo Carmale uudhowangaarey islamarkaan Dhuxul Kasoo burburiyey Meelahaas Kudhow.

 

Source: Ceerigaabonews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this