Xudeedi Posted October 10, 2009 Boosaaso; Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Sanaag Gaashaanle Sare Dabaq Maxamed Liibaan Ayaa Warbixin uu Siiyey Telvesionka Etn ee Fadhigisa Yahay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Waxa uu Sheegay In uu Dhuxul Iyo Ladagaalan Burcad Badeed uu Degaanada Xeebta Gobolka Sanaag Kawado Waxana uu Sheegay In Saldhig uu Kasameytay Magaalada Qadiimiga Ah ee ceelaayo. Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Sanaag Ayaa Mudooyinkan Ku Howlanaa Ladagaalanka Xaalufinta Dhulka Iyo Waxa uu Kusheegay Burcad Badeed Waa Sida uu Hadalka Udhigaye Taliyaha Ayaa Tilaamay In Iminka Howshu Meel Fiican Mareyso Waxana uu Maamulka Puntland Ku Dhiiri Geliyey In Aaney Fududeysan Arimaha Burcada Iyo Xaalufinta Dhulka. Taliye Dabaq Ayaa Sheegay In Amaanka Gobolka Sanaag uu Wanaagsan Yahay Islamarkaana uu Kuyimi Wanaaga Bulshada Reer Saaag oo uu Umahad Celiyey Waxan Taliyaha Suaalo badan laga Weydiiyey Umuuraha Joojinta Dhuxusha Iyo Ladagaalanka burbad badeeda oo uu Sheegay In Degaanada Gobolka Sanaag uu Ka eryey. Islamarkaana uu Dedaal Dheeraad Ah ugu Jiro Sidii uu Howlahaas usoo Afjari Lahaa. Taliyaha Ayaa Sheegay In Gobolka Sanaag Aad uweynyahay oo Hadii Maaamulka Dedaal Dheeraad Ah kubixiyaan uu Dhanka Ceerigaabo Rabo In uu Gaaro Waxana uu Sheegay In Degaanada Damalo Xagare Iyo Carmale uudhowangaarey islamarkaan Dhuxul Kasoo burburiyey Meelahaas Kudhow. Source: Ceerigaabonews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites