Liibaan Posted August 6, 2007 'Ragii Jabhada Wadi Kari Wayay Ee Siyaad Bare Dalka Ka Xorayn Kari Waayay Ayaa Leh Dalka Hanaloo Dhiibo' Faysal Cali Warabe Somaliland.Org "Marka nin doonayo inuu wax burburiyo, waxa uu dhalinyarada ku kiciyaa tollaayeey. Markaa.." Aadan Waqaf Burco (Ogaal)- Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa mar kale shacbiga u soo jeediyay inay iska jiraan, wax ay ugu yeedheen siyaasiyiin kursiga u maray tolaay iyo fidno abuur ay ku doonayaan inay ku hantaan Kursiga. Hogaanka UCID oo shalay hadal ka jeediyay kulan aqoon is waydaarsi ah oo xisbiga Uicd u qabtay dhalinyarada ku dhaqan magaaladda Burco, ayaa waxa ay dhalinyarada ku adkeeyeen inay iska jiraan habab ay sheegeen inay siyaasiyiinta qaarkood u maraan caadifada dhalinyarada. "Bulshadeenu ma xasuusato taariikhda, hadii aynu xasuusano kumaynaan dhacneen dhibatooyin badan, markaa maanta waxan idin xasuusinayaa taariikh ina soo martay. Sanadkii 1991-kii 18/ May waxaynu Burco kaga dhawaaqnay madaxbanaanideenii oo aynu soo helnay markay inaga luntay 1960 waxa lagu heshiiyay in Ururkii SNM laba sano loo dhiibo dalka beelihii kalana way inugu ixtiraameen waxana hogaanka dalka qabtay C/raxmaan Axmed Cali Tuur iyo Xasan Ciise, nasiib daro saxiibadood kumay ixtiraamin inay sugaan labada sano, xataa waxay Cabdiraxmaan iyo Xasan markay wax yar hayeen inay dalkii xoreeyeen taasna saxibadood kumay ixtaraamin ee waa kii dagaaladu dhaceen" sidaa waxa yidhi Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo kulankaas ka hadlay, waxana uu intaas raciyay Gudoomiyaha UCID oo uu yidhi "Maanta 8 bilood ayaa u hadhay ninka reer Boorama xabad kumuu qabsan ee doorasho ayaanu la galnay, waxa maanta dalka ka taaganina waa waxyaabihii inqilaabku ka dhici jiray xukuumad musuqmaasuq ah oo aan wax-ba qabanaynin laakiin, maanta inaku taas diyaar uma nihin oo ma samayn karno.... Mar walba nin kursi doonaya ayaa doonaya inuu dalka dumiyo waligiin miyaad aragteen nin siyaasiya oo dagaaladdii Sokeeye ku dhintay? ma jirto taasi kuwii Caddiraxmaan Tuur la dagaalamay ayaa jooga kuwii dagaalkii xiligii Cigaal ku jiray ayaa jooga kuwii baa maantana jooga mana hayaan si hufan oo ay cod ku gali karaan waxa la yidhaa Idoorku ninka uu Adhiga kala quusto ayuu u diraa Geela markaa ragii jabhada wadi kari wayay ee Siyaad Bare dalka ka xorayn kari waayay ayaa leh dalka hanaloo dhiibo" ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe Waxa kale oo isna halkaas ka hadalay Aadan Maxamed Mire Waqaf oo ah Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga UCID oo sidoo kale la dardaarmay dhalinyarada aqoon iswaydaarsigaas ka qaybgashay, inay iska ilaaliyaan wixii dib u dhac ku keenaya waxana uu yidhi "Waxaad tihiin masuuliyiintii bari, waxaad tihiin qaybta bulshada ugu firfircoon waxa haboon inaad xor ka noqtaan mukhadaraadka iyo qabyaaladda ma jiro qabiil Dugsi idiin dhisi karaa mana jiro qabiil garoon idiin dhisi karaa ee qaran ayaa wax idin dhisi kara markaa aynu qarankeena ilaashano" Aadan Mire Waqaf waxa uu ka daba maray Gudoomiyaha UCID hadalkiisa ah inay ka digtoonaadaan siyaasiyiin uu sheegay inay bur-burin wax ku doonayaan, "Marka nin doonayo inuu wax burburiyo, waxa uu dhalinyarada ku kiciyaa tolaayeey markaa iska ilaaliya kuwa doonaya inay idinka dhigtaan salaam wax ay ku burburiyaan" Waxa kale oo isna halkaasi ka hadalay Gudoomiyaha Ururka UCID ee UK iyo Gudoomiyaha UCID ee Gobolka Togdheer Cismaan Afgaab Kulanka loo qabtay dhalinyarada ayaa ahaa mid ay ku baranayeen siyaasada iyo marnaamijyada Xisbiga UCID Xigasho: Ogaal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 7, 2007 Kuwii jabhada wadi karwaayey ma lagu aamini karaa dal??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 7, 2007 ^^^Faysal seems to be changinh his tune, from attacking Somaliweyn to attacking the SNM. I wonder why? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 7, 2007 What is the aim of posting this yaa Cheif? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 7, 2007 He hates and loves Faysal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 8, 2007 What is the aim of posting this yaa Cheif? Are you disappointed with faysal for telling the harsh truth? If you have anything to contribute regarding this topic you can do so, Faysal is one of the top 3 leaders of the clan-state of Somaliland, even the hatemonger Faysal waraabe agree that snm is defeated in 1988, he is still spying for riyaale, his NSS boss He hates and loves Faysal You are confused, Yes I hate faysal, and its you who love him, thats the difference between us Those who love faysal and always protect him are the fans of snm, even they defend and supported his campaign for a genocide in SSC region Faysal is a well-known for most times saying what is in mind and heart!!! when Faysal said previously in a televised debate that people of SSC should be killed the leaders of snm like siilaanyo, and fans of snm like those in this forum started to make excuse for him, instead of condemning him for hate speech Again now when Faysal says that snm is defeated and that they don’t deserve to lead? Again Will snm fans support him Siilaanyo is worse than Faysal Waaabe, because he did actually committed genocides during in Sool/Sanaag/Cayn during 1980s and early 1990s, also in Burco and Togdheer in 1995-1997 As expected, Riyaale will win another term that’s for sure, even if superficial elections are held, In democracies when an opposition leader is defeated in major election like Algore and John Kerry, as expected they resign to pave the way for new leadership that can offer a better alternative and real change for the people The problem with the sub-clan factions like Kulmiye and UCID is siilaanyo and faysal think that the subclan faction is their small business, and no one can replace them. If warlord siilaanyo want riyaale to step-down he should first resign, and let other people to lead Kulmiye Sheekada siilaanyo iyo faysal waa anaa iskale xisbiga waayo anaa kusoo daalay, oo nafta u hurey, markaa cidna igama qaadi karto Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 8, 2007 You could have just said the aim was tribally inclined Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 8, 2007 Don't think that everyone is like you with qabiil mentality I see that truth hurts, specially when it is from someone like Faysal, who is part of the mafia, now you can't this propaganda Don't be angry, If you didn't like the thread, you can always ignore it without attacking other individuals, I have simply posted an article from a secessionist site Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 8, 2007 Its obviously qabiil. Lets not pretend you posted it for info purposes only. We are not bright eyed little boys any more. You dont like the SNM or the tribes who fought on their side. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted August 8, 2007 Is this the 'you hate us' fall-back line, the man doesn't agree with you POLITICALLY that doesn't mean he hates you. Sidan wax isaga dhaan sxb Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 8, 2007 ^^Is this the a friend in need stuff,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 8, 2007 Adaa qabiilist ah, markaa aduu waxa aad tahay dadka kale lama moodo do, dadka caqliga yar uun baa saasameeya True, not only that I don’t like all clan-factions, but I hate them all In reality its you who support Siilaanyo, snm/Kulmiye solely for qabiil reason Waa lawada ogyahay xaqiiqdee ee haa iskashifin Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 8, 2007 Sorry if I touched a nerve saxib as you were,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 8, 2007 Adi uun baa iska shifay ee carar Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 8, 2007 No saxib, i'm simply not 'insecure' enough to defend myself against anything thrown at me Its called only caring about the opinions of those one has respect for I'm glad i have your respect Quote Share this post Link to post Share on other sites