Sign in to follow this  
Liibaan

“'Ragii Jabhada Wadi Kari Wayay Ee Siyaad Bare Dalka Ka Xorayn Kari Waayay” Faysal

Recommended Posts

Liibaan   

'Ragii Jabhada Wadi Kari Wayay Ee Siyaad Bare Dalka Ka Xorayn Kari Waayay Ayaa Leh Dalka Hanaloo Dhiibo' Faysal Cali Warabe

 

Somaliland.Org

 

"Marka nin doonayo inuu wax burburiyo, waxa uu dhalinyarada ku kiciyaa tollaayeey. Markaa.." Aadan Waqaf

 

 

Burco (Ogaal)- Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa mar kale shacbiga u soo jeediyay inay iska jiraan, wax ay ugu yeedheen siyaasiyiin kursiga u maray tolaay iyo fidno abuur ay ku doonayaan inay ku hantaan Kursiga.

 

Hogaanka UCID oo shalay hadal ka jeediyay kulan aqoon is waydaarsi ah oo xisbiga Uicd u qabtay dhalinyarada ku dhaqan magaaladda Burco, ayaa waxa ay dhalinyarada ku adkeeyeen inay iska jiraan habab ay sheegeen inay siyaasiyiinta qaarkood u maraan caadifada dhalinyarada. "Bulshadeenu ma xasuusato taariikhda, hadii aynu xasuusano kumaynaan dhacneen dhibatooyin badan, markaa maanta waxan idin xasuusinayaa taariikh ina soo martay. Sanadkii 1991-kii 18/ May waxaynu Burco kaga dhawaaqnay madaxbanaanideenii oo aynu soo helnay markay inaga luntay 1960 waxa lagu heshiiyay in Ururkii SNM laba sano loo dhiibo dalka beelihii kalana way inugu ixtiraameen waxana hogaanka dalka qabtay C/raxmaan Axmed Cali Tuur iyo Xasan Ciise, nasiib daro saxiibadood kumay ixtiraamin inay sugaan labada sano, xataa waxay Cabdiraxmaan iyo Xasan markay wax yar hayeen inay dalkii xoreeyeen taasna saxibadood kumay ixtaraamin ee waa kii dagaaladu dhaceen" sidaa waxa yidhi Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo kulankaas ka hadlay, waxana uu intaas raciyay Gudoomiyaha UCID oo uu yidhi "Maanta 8 bilood ayaa u hadhay ninka reer Boorama xabad kumuu qabsan ee doorasho ayaanu la galnay, waxa maanta dalka ka taaganina waa waxyaabihii inqilaabku ka dhici jiray xukuumad musuqmaasuq ah oo aan wax-ba qabanaynin laakiin, maanta inaku taas diyaar uma nihin oo ma samayn karno.... Mar walba nin kursi doonaya ayaa doonaya inuu dalka dumiyo waligiin miyaad aragteen nin siyaasiya oo dagaaladdii Sokeeye ku dhintay? ma jirto taasi kuwii Caddiraxmaan Tuur la dagaalamay ayaa jooga kuwii dagaalkii xiligii Cigaal ku jiray ayaa jooga kuwii baa maantana jooga mana hayaan si hufan oo ay cod ku gali karaan waxa la yidhaa Idoorku ninka uu Adhiga kala quusto ayuu u diraa Geela markaa ragii jabhada wadi kari wayay ee Siyaad Bare dalka ka xorayn kari waayay ayaa leh dalka hanaloo dhiibo" ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe

 

Waxa kale oo isna halkaas ka hadalay Aadan Maxamed Mire Waqaf oo ah Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga UCID oo sidoo kale la dardaarmay dhalinyarada aqoon iswaydaarsigaas ka qaybgashay, inay iska ilaaliyaan wixii dib u dhac ku keenaya waxana uu yidhi "Waxaad tihiin masuuliyiintii bari, waxaad tihiin qaybta bulshada ugu firfircoon waxa haboon inaad xor ka noqtaan mukhadaraadka iyo qabyaaladda ma jiro qabiil Dugsi idiin dhisi karaa mana jiro qabiil garoon idiin dhisi karaa ee qaran ayaa wax idin dhisi kara markaa aynu qarankeena ilaashano"

 

Aadan Mire Waqaf waxa uu ka daba maray Gudoomiyaha UCID hadalkiisa ah inay ka digtoonaadaan siyaasiyiin uu sheegay inay bur-burin wax ku doonayaan, "Marka nin doonayo inuu wax burburiyo, waxa uu dhalinyarada ku kiciyaa tolaayeey markaa iska ilaaliya kuwa doonaya inay idinka dhigtaan salaam wax ay ku burburiyaan"

 

Waxa kale oo isna halkaasi ka hadalay Gudoomiyaha Ururka UCID ee UK iyo Gudoomiyaha UCID ee Gobolka Togdheer Cismaan Afgaab

 

Kulanka loo qabtay dhalinyarada ayaa ahaa mid ay ku baranayeen siyaasada iyo marnaamijyada Xisbiga UCID

 

Xigasho: Ogaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

What is the aim of posting this yaa Cheif?

Are you disappointed with faysal for telling the harsh truth? If you have anything to contribute regarding this topic you can do so,

 

Faysal is one of the top 3 leaders of the clan-state of Somaliland, even the hatemonger Faysal waraabe agree that snm is defeated in 1988, he is still spying for riyaale, his NSS boss

 

 

He hates and loves Faysal

You are confused, Yes I hate faysal, and its you who love him, thats the difference between us

 

Those who love faysal and always protect him are the fans of snm, even they defend and supported his campaign for a genocide in SSC region

 

Faysal is a well-known for most times saying what is in mind and heart!!!

 

 

when Faysal said previously in a televised debate that people of SSC should be killed the leaders of snm like siilaanyo, and fans of snm like those in this forum started to make excuse for him, instead of condemning him for hate speech

 

Again now when Faysal says that snm is defeated and that they don’t deserve to lead? Again Will snm fans support him

 

Siilaanyo is worse than Faysal Waaabe, because he did actually committed genocides during in Sool/Sanaag/Cayn during 1980s and early 1990s, also in Burco and Togdheer in 1995-1997

 

As expected, Riyaale will win another term that’s for sure, even if superficial elections are held,

 

In democracies when an opposition leader is defeated in major election like Algore and John Kerry, as expected they resign to pave the way for new leadership that can offer a better alternative and real change for the people

 

 

The problem with the sub-clan factions like Kulmiye and UCID is siilaanyo and faysal think that the subclan faction is their small business, and no one can replace them. If warlord siilaanyo want riyaale to step-down he should first resign, and let other people to lead Kulmiye

 

Sheekada siilaanyo iyo faysal waa anaa iskale xisbiga waayo anaa kusoo daalay, oo nafta u hurey, markaa cidna igama qaadi karto

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Don't think that everyone is like you with qabiil mentality

 

I see that truth hurts, specially when it is from someone like Faysal, who is part of the mafia, now you can't this propaganda

 

Don't be angry, If you didn't like the thread, you can always ignore it without attacking other individuals, I have simply posted an article from a secessionist site

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Its obviously qabiil. Lets not pretend you posted it for info purposes only. We are not bright eyed little boys any more. You dont like the SNM or the tribes who fought on their side.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Is this the 'you hate us' fall-back line, the man doesn't agree with you POLITICALLY that doesn't mean he hates you. Sidan wax isaga dhaan sxb :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Adaa qabiilist ah, markaa aduu waxa aad tahay dadka kale lama moodo do, dadka caqliga yar uun baa saasameeya

 

True, not only that I don’t like all clan-factions, but I hate them all

 

In reality its you who support Siilaanyo, snm/Kulmiye solely for qabiil reason

 

Waa lawada ogyahay xaqiiqdee ee haa iskashifin

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

No saxib, i'm simply not 'insecure' enough to defend myself against anything thrown at me ;)

 

Its called only caring about the opinions of those one has respect for ;)

 

I'm glad i have your respect :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this