Jacaylbaro Posted November 23, 2008 Taliye-ku-xigeenka ciidanka booliiska dawlada kumeelgaadhka ah GEN Axmed taajir iyo wasiir-ku-xigeen hore C/rashiid Xidig oo beryahaanba ku sugnaa xarunta wadanka Itoobiya ee Adisababa,ayaa ciidamada nabadsugia ee wadankaasi u qaadeen xaruntooda,iyadoo saacado kadib markii la waraystay lagu amray inay wadanka sida uga dhaqsiiyaha badan uga baxaan. Axmed taajir iyo Xidig ayaa masaafurintoodu timid kadib markii ay ka hadleen idaacada BBC-da,iyagoo ka hadlay arimo siyaasadeed,oo ay ku difaacayaan madaxweyne Yuusuf,isla markaana eedayn ba'an u soo jeediyey ra'iisul-Wasaare Nuur Cadde. Sida aan wararka ku helayno Ciidamada nabadsugida ayaa weydiiyey Axmed Taajir waxa ku kelifay inuu saxafada ka hadlo,isla markaana uu ka hadlo arimo siyaasadeed,isaga oo ah sarkaal booliis ah,oo shaqadiisu tahay sugida nabada iyo la dagaalanka nabdxumida,iyo waxa fadhiisiyey Adisbaba,iyadoo aad looga baahan yahay wadankiisii. Odayaashaas ayaa la filayaa inay u baqoolaan dhinaca yurub,ama dhinaca magaalada Muqdisho oo aanay xaaladeedui fiicnayn. Afnugaal News Desk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted November 23, 2008 Used and abused traitors no longer needed by the ethiopians, lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sir-Qalbi-Adeyg Posted November 23, 2008 Gen Ahmed taajir, is it the same taajir that was on that british documentary? Quote Share this post Link to post Share on other sites