Sign in to follow this  
Che -Guevara

Mid ka mid ah dhalinyaro reer **** ah oo ay hayeen Puntlland oo geeriyooda

Recommended Posts

Written by Jidbaale

Monday, 02 November 2009 16:34

 

Boosaaso(Jidbaale):-Nin dhalinyaro ah oo ka mid ahaa 5 dhalinyaro ah oo ay Maamulka Puntland ka qabtay Dekeda Magaalada Boosaaso iyagoo ka yimid dalka Yemen ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

 

 

 

Ninkaan Dhalinyarad ah oo lagu magacaabo C/laahi Xassan Cali ayaa saaka waxaa laga soo qaaday Xabsiga Dekada Boosaaso ka dib markii xaalada caafimaadkiisu ay xumaatay waxaan la keenay Xarunta Caafimaadka si uu u qaato dawooyin balse C/laahi Xassan Cali ayaa geeriyooday.

 

 

Allaha u naxariistee marxuun C/laahi Xassan Cali, ilaa haddana lama yaqaan in ninkaan dhalinyaada uu qabay wax xanuun ah, Allaha u naxariistee marxuun C/laahi Xassan Cali ayaa waxaa lagu aasay qabuuraha ku yaal Biyo kulule.

 

 

Culimo,udiinka Puntlland ,Isimada iyo waxgaradka kale duwan ayaa si weyn uga horyimid in dadka soo jeeda ********ya oo muslin ah loo gacan geliyo Itoobiya, shacabka ku nool Puntlland ayaa si weyn uga xun dadka loo dhiibayo Itoobiya arinkaas oo diin ahaan aan ku banaanayn.

 

 

Jidbaale.com@gmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

[ November 02, 2009, 11:57 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

War deg deg ah oo goor dhaweyd nasoo gaadhay ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhalinyaradii shanta ahaa ee u xidhnayd maamulka Faroole uu maanta geeriyoodey kadib markii sida la sheegay ay jidhdileen sirdoonka Ethiopia iyo askarta maamulka Faroole.

 

Maxruumka geeriyoodey ayaa magaciisa naloogu sheegay Cabdullaahi Xasan Cali oo kamid ahaa dhalinyaradii laba isbuuc kahor lagala dagay doon ku soo xidhatay dekkada magaalada Boosaaso.

 

Wararkii ugu dambeeyey ee la xidhiidha dhimashada marxuumka ayaa sheegaya in durbaba la aasay iyadoo aan baadhitaan madax banaan lagu sameynin asbaabihii uu u geeriyoodey marxuumku.

 

Arimahan foosha xun ee maamulka Faroole u geysanayo muwaadiniinta ka soo jeeda gobolka O'gaden ayaa ah kuwo soo noq noqday isla markaana u dhacaya habab qorshaysan,waxaase la yaab noqotay sida Faroole uu ugu jees jeesayo umada ehel mooday ee usoo qaxday.

 

Dhanaan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Five men come from Yemen, PL receives intelligence dispatch about the nature of the men, it arrests the men and puts them in jail for interrogation, and one of the men arrested dies

 

= five ********s were handed over to Ethiopia = xasuuqa ********ka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinow, Oo sowtii layiri nimankaan Adis Ababa ayaa loo gudbiyay, then this means the Puntland authorities were right all along when they said nothing was handed in to Ethiopia.

 

Inkastoo ay caadi tahay in qof suspect ah la arrest gareeyo and that I don't like exaggerated cases such as this, however the death of the departed suspect must account to someone, Puntland authorities have to pay his blood or else investigate and provide evidence as to why he died.

 

It is monstrious act to kill prisoners, even so when they are innocent until proven guilty, pure injustice!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Alaha u naxariisto Marxuun c/laahi hassan Ilaahayna janadii ha ka waraabiyo eheladii iyo qarankii uu ka geeriyooday samir iyo iimaan ha ka siiyo

 

 

Waxaan leeeyahya faroolow adkayso, libin lagaaga dabeeyo libin mahan, magaratay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^That is precisely my point Bile

 

I have no problem with PL arresting any suspects as long there is a reasonable ground for the arrest, the authority sanctions it, and courts handle the case. It will be really immoral, outright criminal, not to mention bad policy to hand somalis over to Ethiopia.

 

But exegrations like these really undermine the credibilty of those making it.

 

It's sad Abdullahi Hasan dies in the custody of PL authority, and as you said the reasons of his death need to be accounted for.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin..Handing over supposed members of ONLF is nothing new. It is a habit mastered by those in the pseudo Somali states including the administrators of occupied Somali region.However, Faroole lost the plot by essentially saying the people from Somaligalbeed are not Somalis-the implication being that they have no rights in Somalia and as such would be send back to their country if they are "suspected" to be waging war against their country of origin.

 

My perception of he was trying to say was to differentiate ethnic Somalis and citizens of Somalia (A western concept of categorizing people) but he forgets the very premise of Somalia's existence is that it is home to all Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

As far as we know Faroole did not hand over 5 ********is to Ethiopia. The man who died is a new development, and was not part of the argument that was made against Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this