Sign in to follow this  
Jumatatu

Somali Muslims protest ....

Recommended Posts

Jumatatu   

Somali Muslims protest over Koran report

20 May 2005 15:11:43 GMT

 

Source: Reuters

 

MOGADISHU, May 20 (Reuters) - Thousands of Somali Muslims and militiamen marched through the streets of the capital Mogadishu on Friday to protest at a report that Americans desecrated the Koran.

 

Newsweek magazine issued an apology and retraction of its report that the Muslim holy book had been desecrated by U.S. interrogators at Guantanamo Bay in Cuba.

 

The report in the magazine's May 9 issue sparked protests across the Muslim world, from Afghanistan, where 16 people were killed and more than 100 injured, to Pakistan, India, Indonesia and Gaza.

 

In Mogadishu, Muslim leaders spoke on loud speakers mounted on vans to condemn the United States. Witnesses said the demonstrations were peaceful with no burning of the U.S. flags as reported in other countries.

 

"On behalf of the Islamic community, I condemn America and its government, because of how they mistreat prisoners at Guantanamo Bay and our people in Afghanistan and Iraq," said Shiek Nur Barud, who represented the Islamic umbrella body.

 

"Evil Bush will go soon but Islam will remain forever," the cleric said as the crowd shouted "Allahu Akbar" (God is Greatest).

 

Protesters pinned slogans to the wall saying: "Those who use our Koran as toilet paper are our first enemy", "We have to fight those who violate our Koranic verses".

 

Despite Newsweek's retraction, anger over the report still simmers in parts of the Muslim world.

 

The White House this week called on Newsweek to help repair the damage done to America's image by explaining what happened and how it got the article wrong.

 

Many Somalis remember the U.S. military involvement in Somalia, which ended in humiliation in 1993 when 18 U.S. personnel in a U.N. peace force called UNOSOM were killed in a battle in Mogadishu as recalled in the 2001 Hollywood film "Black Hawk Down".

 

Somalia descended into anarchy after warlords ousted then military ruler Mohammed Siad Barre in 1991.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Bannaanbax ka dhacay Muqdisho

Bannaanbaxan oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen dalladda culumada Soomaaliyeed iyo midowga maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho ayaa dadkii ka qeybqaadanayey waxay socod ka soo billaabeen salaaddii Jimcaha kaddib masaajiddada magaalada Muqdisho iyo waddooyinka taga fagaaraha Tarebuunka halkaasoo ay isugu soo urureen markii dambe.

Banaanbaxeyaasha oo wata boorar lagu cambaareynayo kuwii ka dambeeyey arrintii la sheegay ee ahayd in kitaabka musqulo lagu galay.

 

Carada dadka

 

Banaanbaxeyaashu waxay ku dhawaaqayeen erayo ay ku muujinayaan carada ay u qabaan cidda la sheegay in ay xushmo darreysay Kitaabka Qur'aanka Kariimka ah.

 

Inta badan culumadii ka hadashay bannaanbaxaasi ayaa waxay si isku mid ah uga warrameen xurmaynta diinta Islaamka iyo taariikhda Islaamka, waxayna aad u cambaareeyeen kuwii ka dambeeyey falkaasi lagu xushmo darreeyey kitaabka.

 

Khudbaddii mid ka mid ah culumada

 

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah guddoomiye ku xigeenka dalladda culumada oo ka mid ahaa culumadii ka hadashay bannaanbaxaasi ayaa si qiiro leh u hadlay.

 

"Waxaan halkan ka muujinaynaa sida aan uga soo horjeedno tallaabada xun ee musxafka {kitaabka} lagu nijaaseeyey oo Mareykanka iyo ciidamadiisu ay ka sameeyeen xabsiga Guantanamo Bay ee uu Muslimiinta ku cadaabayo. Caalamka Islaamka oo dhan meel ay joogaanba waxaan ugu baaqeynaa arrintaasi in laga biyo diido in Mareykanka tallaabo laga qaado, cunaqabatayn dhaqaale in lagu soo rogo, in shidaalka lagula dagaallamo. Maanta Mareykanka waxaa dhib ugu filan in uu warbaahinta ka arko inta halkan isugu soo baxday. Mareykanku waa fulay oo intaas ayuusan ka seexanaynin, marka ha is-yareysanina, bannaanbaxuna wuxuu ka mid yahay hababka wax lagu cabbiro. Allaahu Akbar" ayuu ku soo khatimay warkiisii.

 

Inta badan bannaanabaxyada dhinaca diinta ah ee ka dhaca magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo abaabula culumada iyo dalladaha maxaakiimta Islaamiga ah, iyagoo ay si weynna uga dhex muuqdaan ururrada bulshada rayidka ah

 

 

20050214142554_40827025_demo.jpg

Culumadu waxay ka mudaaharaadeen warkii lagu sheegay in kitaabka la sharaf dilay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this