Gordon Gekko Posted April 27, 2007 Most certainly it's the "xoogaga xaq-u-dirirka" that once again are trying to copy the Iraq style insurgency of bombing bridges. The futile somali insurgents activity was however uncovered by ordinary people living in the area. This also confirms the before mentioned fact about the so called insurgency in Somalia stated by Mr. AliHashi: An insurgency with no mass internal support and a formidable external backer is not much of an insurgency but rather a hopeless struggle. Pearl of wisdom 2: Ever wonder why the nationalist fervor is limited to a few neighborhoods in Mogadishu but not throughout the rest of the country? How interesting! Baladweyne, Jimco, April 27, 2007 Simba Radio Maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay gacanta ay ku dhigeen rag Miinooyin ku aasayay sida ay sheegeen Buundada Baladweyne. Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Xuseen Muxumed ayaa sheegay in ragaasi ay maamulka kusoo wargaliyeen dadka deegaanka isla markaana lasoo qabtay. Xuseen waxuu sheegay in ragaan la qabtay ay hada su'aalo ku weydiinayaan saldhiga Baladweyne, isla markaana la ogaan doono waxa ku kalifay inay miinooyin sida uu sheegay ay ku aasaan buundada. Xuseen waxuu balan qaaday inay Saxaafada usoo bandhigi doonaan warbixinta kasoo baxda su'aalaha ay haatan weydiinayaan. Arintaan ayaa waxaa aad u cambaareeyay dadweynaha ku dhaqan Baladweyne oo intooda badan adeegsan jireen Buundada Baladweyne. http://www.simbanews.com/news/News%2027%20Apr%206.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted April 27, 2007 No comments from the anti-TFG members @ SOL? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 27, 2007 Great news indeed. Hiiraan is taking action. Quote Share this post Link to post Share on other sites