General Duke Posted January 22, 2007 Madaxweynaha Dowlada Sudan Omar Al Bashiir ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa ay taageeri doonto Dowlada Federaalka ee kumeel Gaarka ah ee Somaliya. Madaxweyne Al Bashiir ayaa kulan khaas ah la yeeshay Ra'iisul Wasaaraha Somaliya Prof.Cali Maxamed Geedi oo safar ku jooga dalkaasi. Labada hogaamiye ayaa ka wada hadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha amniga iyo waliba sidii ay Xukuumada Sudan uga qeyb qaadan lahayd taageerida Dowlada Somaliyeed. [...Waxaan kuu xaqiijinayaa in Xukuumada Sudan ay taageero walba oo ay heli karto la garab istaagi doonto Dowlada Somaliya...] ayuu yiri Madaxweynaha Sudan Omar Al Bashiir oo la hadlayey Prof.Geedi. Ra'iisul Wasaare Geedi iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Sudan Mohamed Ibrahim Al-Tahir Ra'iisul Wasaaraha Somaliya Cali Maxamed Geedi ayaa safar sadex maalmood ah ku yimid Sabtidii lasoo dhaafay magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan. Safaarada Sudan Dowlada Sudan ayaa sidoo kale sheegtay in ay dib u furi doonto Safaaradii ay ku lahayd dalka Somaaliya, waana markii ugu horeysay oo uu dalka Sudan soo hadal qaado dib u furida xiriirkii Dib lumaasiyeed ee rasmiga ahaa ee uu la lahaa dalka Somaliya. Jaamacada Carabta Cali Geedi ayaa intuu uu joogay Khartuum sidoo kale la kulmay Madaxweyne kuxigeenka Ali Osman Taha, Wasiiro iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Sudan Mohamed Ahmed Ibrahim Tahir. Dhamaan xubnihii uu la kulmay Ra'iisul Wasaaraha Somaliya ayuu ka codsaday in ay ka qeyb qaataan taageerada Sudan iyo Jaamacada Carabta ee xukuumada Federaalka Somaliya. Ciidamada Sudan Dowlada Sudan ayaa ka gaabsatay in ay wakhtigan ku biirto dowladaha ciidamada nabad illaalinta ah ee Midowga Afrika iyo IGAD usoo dirayaan dalka Somaliya. Dowlada Sudan oo hada la tacaaleyso arrimaha gudaha iyo gobalka Darfur ayaa sheegtay in aysan wax ciidamo ah u diri doonin dalka Soomaaliya, balse ay diyaar u yihiin in ay taageero kasta oo ay awoodaan inay la garab istaagaan Dowlada Somaliya alldarwiish@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted January 22, 2007 I give all my support to ShatiGudud, the man who helped the TFG in its entire existance. He hails from the region and has the full support of his people. He is also considered to be the man who freed Bay and Bakool from the status of captive society. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted January 22, 2007 Aden Madoobe would be good for the job but he filled the vacuum of the late Deerow I guess so he's content at the moment with his current job as constitutional minister, I guess although he was the 'original man' that was supported by the SRRC group in the run to the speaker of Parliament but he lost! So shaatiguduud or kishbuur, I would guess! I think it will be more likely Ibraahim kishbuur! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 22, 2007 Pardon lads I double posted.. Quote Share this post Link to post Share on other sites