Sign in to follow this  
General Duke

Kampala: African nations pledge to send more troops to Somalia

Recommended Posts

Kambala:Wadamo Horleh oo katirsan AU oo Soomaaliya Ciidamo ugu deeqay.

23. juli 2010

 

APL

 

 

Kambala:(Allpuntland)-Iyadoo uu maalinkii labaad maanta socdo Shirkii Wasiiro Arimo dibadeedka Qaarada Afrika ayaa maanta Wajiga labaad ee shirka oo ay ka hadleen Wasiiro badan waxaa si weyn loo falanqeeyey Xaaladihii ugu danbeeyey ee Qaarada gaar ahaan Wadanka Soomaaliya oo ay xaaladiisu noqotay mid aad uga sii dartay bilihii u danbeeyey.

 

Shirka oo Warbaahinta & Siyaasiyiinta Aduunka & Kuwa Afrika ee madaxa banaan laga hor istaagay ayaa maanta waxaa wadamo Cusubi ay ku deeqeen inay Ciidamo rasmi ah usoo dirayaan wadanka Soomaaliya si ay uga qeybqaataan howlgalka Midowga Afrika ee Muqdisho kasocda.

 

Gudoomiyaha Ururka Midnimada Qaarada Afrika Mr,Jean Ping oo si kooban Warbaahinta hadal kooban Warbaahinta siinayey galabta xili ay Wasiirada Arimaha dibadu u bexeen Fasax kooban ayaa sheegey in Wadamada Jabuti & Guinea ay ku deeqeen dhowr Batalyam oo ciidamo ah kuwaas oo si dhakhso ah loogaynayo Dalka Soomaaliya.

 

Mr,Ping wuxuu sheegey in Wadamadan Ay Wasiiro Arimo dibadeedyadoodu shirka ka horsheegeen inay Ciidamadan soo dirayaan,waxaana uu sheegey in Saacadaha soo socda la filayo in wadamo kale oo horleh larajaynayo inay iyana ciidamo ku deeqaan islamarkaasna ay ka horsheegaan madaxda Afrika Deeqahooda.

 

Balanqaadkan kasoo yeeray Wadamadan labada ah ee katirsan Qaarada Afrika ayaa imaanaya xili Taliye Sare oo katirsan Ciidamada dalka Ugandha uu shalay Golayaasha kaladuwan ee dawladaas & Warbaahinta ka horsheegeen in ugu yaraan 6-Wadan oo afrika ah la rajeynayo inay dalka Soomaaliya ugu deeqaan ciidamo deg deg ah.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che -Guevara:

I wonder how those who opposed Ethiopia will now justify this?

Shiekh Umar Farooq has already gave his blessing to this new objective, so its all right. Why did all the people die, if it was this that they wanted?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jabuuti iyo Guinea oo ciidamo u diraya Muqdisho

Warkii 23-Jul-2010 iyo Qormadii: Maxamed Cismaan

Dalalka Jabuuti iyo Guinea ayaa balan qaaday in si deg degleh cutubyo ciidamo ah ugu diri doonaan magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, si ay u xoojiyaan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

 

 

Balanqaadkan wuxuu kasoo baxay shirka magaalada Kambala ee dalka Ugandha uga socda wadamada Midowga Afrika.

 

Madaxa Guddiga Midowga Afrika Mr.Jean Ping ayaa saxaafada maanta u sheegay in dalka Guinea uu shaaca ka qaaday in hal Batalyan uu diyaariyey in loo soo diro dalka Soomaaliya si ay ugu biiraan ciidamada AMISOM.

 

Sidoo kale dalka Jabuuti oo lix bilood kahor diyaariyey hal batalyan oo ciidan ah ayaa sheegay in ciidamadaasi sida ugu dhakhsaha badan loogu diri doono magaalada Muqdisho.

 

Qorshihii AMISOM ee nabad illaalinta ayaa ahaa in askar gaareysa 8000 la geeyo dalka Soomaaliya, xiligan ayey magaalada Muqdisho ku sugan yihiin ciidamo ka badan 6000 oo kasoo kala jeeda dalalka Burundi iyo Ugandha.

 

Hadii ay ciidamadan ka socda Jabuuti iyo Guinea la keeno Muqdisho, tirada askarta AMISOM ayaa ka badaneysa 8000, arrintan ayaa kamid ah qodobada ay dalalka Midowga Afrika ka shirayaan, waxaana lagu wadaa in qorshihii hore ee 8000 askari la bedalo, isla markaana ciidamada la geenayo Soomaaliya laga dhigo 10.000 (toban kun oo askari).

 

Jean Ping Madaxa Guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in sidoo kale la doonayo in wax laga bedalo awooda ciidamada AMISOM, ayadoo horey hawsha AMISOM ay ahayd nabad illaalin iyo difaacida dowlada Federaalka, balse Midowga Afrika ayaa hada doonaya in awood dheeraad ah ciidamada AMISOM loosiiyo inay duulaan ku qaadi karaan kooxaha mucaaridka ah.

 

Kulanka Midowga Afrika ee ka socda magaalada Kambala ee xarunta dalka Ugandha ayaa kusoo beegmaya asbuucyo kadib weeraradii bambaano ee lala beegsaday makhaayado ku yaal magaalada Kambala 11kii bishan xili ay dadku daawanayeen ciyaartii Finalka ee Koobka Adduunka, weeraradaasi bambaano oo ay sheegteen kooxda AL Shabaab ayaa waxaa ku dhintay 76 qof.

 

Maxamed Cismaan

 

info@afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Haatu:

As long as Ethiopia doesn't return, I'm cool.

Occupiers are occupiers and I assure the results will be same ie that if you believe somehow these forces can secure Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by Che -Guevara:

quote:Originally posted by Haatu:

As long as Ethiopia doesn't return, I'm cool.

Occupiers are occupiers and I assure the results will be same ie that if you believe somehow these forces can secure Somalia.
Soomaali for 20 yrs bey isu talin weyse, hadda waa in loo taliyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

Somalis by nature don’t like to be told what to do they don’t like oppressors they will fight them just like they did with colonialist and with the Ethiopian invasion in 2006. They shall never bow to a foreign ruler. So I don’t think new troops will solve this issue in Somalia most likely these troops will protect the weak TFG regime like they did previously but a real solution for Somalia I don’t think so.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL... :D:D

 

Wow. A new day has dawned. Remember when all these clowns on SOL were against foreign intervention in Somalia?

 

All the cretins who were previously against foreign troops in Somalia, because it was supposedly against our religion and therefore justified a so-called "Holy Jihad" at the time, seem to be suddenly having a change of heart about them-- munaafiqnimo anyone? ;)

 

MMA, what's wrong brother? What has changed? Is it maybe, when Cabdullahi Yuusuf was president of the TFG and he used his mandate-- given to him by the TFG parliament-- to ask for foreign troop assistance from the AU, with which he used successfully to secure the south from the religious deviants that are currently running amok in there and made it possible for YOU, after so many years, to be able to visit that sh!thole that you call home, called Baydhabo; and now that, that is no longer possible, due to the presence of "tha dreaded boyz" in your hometown... Is that what might explain your sudden change of heart on this issue? Am I right to assume this? :D

 

Surely, you must miss that one bedroom shack made out of mud so very desperately, to insist on having foreign troops now, when previously you were a religious zealot against all things Cabdullahi. Are you really THAT shameless? What next? Bashing Abu Mansoor as an undercover Puntland agent?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this