Wiilo Posted December 2, 2006 Halka ka Akhriso Goáankii aay Soo Saareen Beesha Galbeedka Burco oo Asalka Ahaa Somaliweyn (Burco Dec.1,2006) Baaqaan ku dhaqanka Diinta Islaamka waxa soo saartay beesha Habar Yoonis shir aay ku yeelatay magaalada Burco Shirkaas oo aay ka soo qaybgaleen 250 qof oo isugu jira Isimo ,aqoonyahanno iyo Culumo ka Tirsan Beeshaas : Waxaa Guddoominayey Suldaanka Beesha Suldaan Cusmaan ´Suldaan Cali Madar waxaayna magacaabeen Guddi lagu magacaabay ,Golaha Dhaqangalinta Shareecada Islaamka oo ka kooban 71Xubnood: Goáankaas aay soo saareen waxgaradka Beesha Galbeedka Burco wuxuu ka caraysiiyey Maamulka Somaliland oo Xabsiga u taxaabay Suldaan Cusmaan ´Suldaan Cali Madar iyo Madax kale. Halka ka AkhrisoGoáankii Beesha Galbeedka Burco: http://www.somaliweyn.com/pages/news/Nov_06/30Nov4.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 2, 2006 Suldaanka Cismaan Suldaan Cali Suldan madar oo la dhigay jeelka Mandheera Posted to the Web Dec 01, 16:33 Burco:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ayaa ku soo waranin xalay xabsi loo taxaabay Suldaanka Cismaan Suldaan Cali Suldan madar suldaanka galbeedka Burco Suldaanka ayaa waxa Xalay Gurigiisa kala baxay Ciidan hubaysan kuwaas oo la sheegay inay isla markiiba toos uala aadeen jeelka mandheera. DhankaSomaliland ayaan ilaa hada aana ka hadlin xariga Suldaan Cismaan Suldaan Cali Sababta loo xiray Suldaanka ayaa waxaa loo maleynayaa ka dib markii uu Bayaan uu soo saaray Bayaankaas oo ahaa in Beesha Habar Yonis ay isku Dhaqaan Shareecada Islaamka Waxaa Kaloo isna la xiray kamay soo bixin wax war ah oo la xidhiidha Xadhiga Suldaanka Sidoo kale la xiray Maxamed Faarax Aadan oo kamid ahaa Shirgudoonki shirkii Shalay uu qabtay Suldaan Cismaan oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 250 qof Xariga Suldaanka ayaa laga yaabaa in ay sababto Kacdoon ka dhan ah Maamulka Somali land Faysal Muuse Ilkacase Burco Halgan.net Quote Share this post Link to post Share on other sites