Sign in to follow this  
Yoonis_Cadue

PSS Vice met with UN-Officials to discuss Education, Health and Sanitation

Recommended Posts

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo caawa madaxtooyada ku qaabilay saraakiisha Unicef

 

Garoowe - 05.September.2005:

 

Kulan ballaaran oo caawa ka dhacay xarunta madaxtooyada ee magaalada Garoowe ayaa waxaa halkaasi kulan ku yeeshay madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna kusmaha madaxweynaha Md. Xasan Daahir Afqurac iyo madaxa hay’adda Unicef ee Soomaaliya iyo wakiilka Puntland ee isla hay’addaas.

 

Kulankan ayaa waxaa looga gol lahaa sii xoojinta xiriirka dawladda Puntland iyo hay’adda Unicef.

 

Sidoo kale, casho sharafta uu madaxweyne kuxigeenku saraakiisha hay’addaas ugu sameeyey madaxtooyada magaalada Garoowe ayaa lagu soo qaaday habsami u socodka barnaamijyada ay hay’adda Unicef ka fuliso deegaannada Puntland ee ku aaddan dhinacyada waxbarashada, caafimaadka iyo biyaha.

 

Kulankan ayaa waxaa dhinaca haya’dda Unicef u hadlay madaxa hay’adda Unicef Somaaliya, Mr. Christian Baseu Osel iyo madaxa Unicef ee Puntland Al-Xaaji Baah.

 

Kulankan ayaa waxaa uu caawa ku soo dhammaaday jawi aad u wanaagsan iyada oo ay labada dhinaca ku ballameen iskaashi iyo wada shaqayn.

 

Casho sharafta caawa ka dhacday madaxtooyada magaalada Garoowe ee lagu qaabilayey saraakiisha hay’adda Unicef ayaa waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa wasiirro iyo wasiirro kuxigeenno ka tirsan maamulka.

---------------

roaming the streets of Mog

thinking you're the Mob, the Bomb

but you ain't nothing when I'll give you the flop

and then the drop sooner rather then later I'll also hit them up and hunt them down with their own dog, with my AK I'll pull my trigger-trigger happa-aay, then you realise that you've to go with your famila-aay but hey look at the clock

it suddenlay stopped at zero-zero, yeah you hear me right rambo, it's Somalia's stunde null and reawakening to a better future, that is full of hope,promise, glory and an economical boom...without having you as doomed waste room!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this