Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: Abdirizaq Taano placed in prison by Jabiso.

Recommended Posts

Wadaadada Kismayo qabsaday oo ku dhagan mid ka amid ah saraakiishii B/Hiiraale

 

Kismayo, Somaliya (Calanka.com) 27-Agosto-08

 

 

Kulan albaabada u xiran yihiin oo xalay ay isugu yimaadeen kooxaha wadaadada ee isku bahaystay qabsashada magaalada kismaayo iyo odayaasha deegaanka ayaa la isku khilaafay sidii laga yeeli lahaa xukunka lagu ridayo sarkaal lagu magacaabo C/Risaaq Faarax Taano oo ka mid ahaa saraakiishii Xildhibaan Barre Hiraale ee dagaalka la gashay wadaadada Islaamiyiinta.

 

Sarkaalkan oo sida la sheegay iminka lagu hayo xabsi-gudi ayaa dood dheer oo dhexmartay wadaadada iyo odayaasha kadib,la isku khilaafay in 4-qodob mid kood la qaato, kuwaasoo kala ah:

 

1-In C/risaaq Taano loo masaafuriyo sida uu isagu codsaday dalkii uu ka yimid ee Holland, ama lagu wareejiyo hey`adda Laan-qeyrta Cas si markaasi loo geeyo deegaanka uu asal ahaan ka yimid ee Cabud-waaq.

 

2-In uu toobaad-keeno oo uu ku dhawaaqo inuu ka tanaasulay inuusan ka mid aheyn saraakiisha xildhibaan Barre Hiiraale.

 

3-In lagu wareejiyo Odayaal ay horkacayaan Suldaan-Qorane iyo Nabadoon Xareed Yaroowe, kadibna ay ku hayaan goob aamin ah inta looga helayo diyaarad u qaado Neyroobi.

 

4-in gacan iyo lug is-dhaaf ah laga gooyo sida wadaadadu ey ku sheegeen in Shareecada Islaamku qabto.

 

Qodobkan afraad (4) ayaa waxaa ku adkeysanaya in la qaato Sheekh Abuu-Muslim iyo Macalin Barre oo iyagu sheegay in ciqaabta uu mudan yahay sarkaalkan la mariyo, maadaama uu xukumi jiray bey yiraahdeen isbaarooyin gudaha iyo duleedka magaalada Kismaayo yaalay.

 

Dhinaca kale qodobkan ayaa waxaa si cad uga horyimid ehelada ninkan, waxayna ku andacoonayaan maadaama maxaabiistii kale ee isaga lala qabtay magaalada lagu sii daayay, sidaas daraadeedna ey ka codsadeen culimadda wadaadada isbaheysatay in xoriyadiisa ey dib ugu soo celiyaan maadaada uu iminka maxbuus ku yahay guriga Suldaan Qiilmawaaye

 

Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr C/risaaq Faarax Taano oo laga qaaday xornimadiisii shakhsiyadeed

Posted by Kismaayo

Tuesday, August 26 @ 19:31:50 EDT

 

 

Ka dib markii garabka Al-shabaab ay garab ka heleen ciidamo taabacsan C/risaaq Faarax Taano, taaso sababtay in magaalada laga saaro maamulkii hore, laguna xasuuqay dad rayid u badan, waxaa xornimadiisii shaqsiyadeed laga qaaday C/risaaq Faarax Taano, loona shegay inuusan dhaafi gurigiisa

 

 

Maamulka sare ee aragagixisada Al-shabaab ayaa ku xukumay in Taano uusan ka bixi karin gurigiisa isla markaasna uusan wax shir ah abaabuli karin. Taasoo keentay in ciidankiisii ay kala tagaan isla markaasna ay magaalada dhexdeeda iska huleelaan.

 

Dr Taano oo taabacsan Al-shabaab kana mid ah beesha gacanteeda lag saaray maamulka magaalada ayaanan iminka u muuqan nin wax tar ka ah ururka dhexdiisa isla markaasna aanan wax talo ah laga qayb galin.

 

Iyadoo ay caawo socdaan shirar looga gogol xaarayo maamul loo sameeyo magaalada ayuusan Taano ka dhex muuqan.

 

Walaac farabadan, aamin daro iyo calool xumo ayaa soo wajahday raggii garabka siiyey aragagixisada Al-shabaab, isla markaasna u sahlay inay xasuuqaan rayid tiro badan. lama oga talaabada uu qaadan doono Dr Taano

 

halkaan kala soco wararka kismaayo xaqiiqadeeda

 

 

Gedoweb Newsdesk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Taano place in prison by "Jabiso" :D:D

 

Where is the power of "Jabiso" that they could lend to Afgaduud? :D:D

 

On the other hand what is "Jabiso".

 

We know what happened in Kismaayo, what took place, and what is going on right now. Explain to us what this "Jabiso" is, how they fare into the equation, and why they did not surface before to aide Afgaduud, and adeer Morgan before him? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer why are you obsessed with Afgaduud? the man is in Puntland enjoying himself.

 

As for the cowardly comments, you had no power in Kismayu other than that of your step father Abdiqasin and the Mogadishu groups.

 

Aside from the suprise attack on Afgaduud, what has been proven this week is that your militia were as weak as the gas that you spoke about and Taano, and many others are in priosn awaiting sentencing.

 

Did you capture any of our leaders? No, No. No

 

Jabiso is the breakers of Hiiraales big falese ego.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn saxib, no need for more Gas.

Dhinaca kale Ciidamada oogu tirada badan ee magaalada
Kismaayo qabsaday, tiradoodana lagu qiyaasay 850 ayaa ka yimid,Magaalooyinka Buulo-Xaaji,Kudhaa,Janaay-Cabdala iyo Caanoole,waxaana
oogu cad-cadaa Saraakiishii dagaalkan hogaaminaysay:

 

1-Sheekh Mustafa Cali Mire

2-Sheekh Xasan Y. (Baaba-Saciir)

3-Sheekh Dhaga-Caleen Nuur Cali

4-Sheekh Xasan Turki

5-Sheekh Abuu Muslim

6-Macalin Bare.

Share this post


Link to post
Share on other sites

following groups captured Kismayo.

 

1- men loyal to jabhal islamiyah (another way of saying Ictisaam. Armed Ictisaam men in the south are called 'jabiso')

These men comrpise (those who were stationed in Caanaale and Kudhaa + Those who were stationed in Afmadow (abu Zeynab's men) + some from shabeelooyinka)

 

2- alshabaab, they were few in numbers but had the courage to start the fight in coloboration with men in the city who were close to Barre clan wise)

 

---since the capture of Kismayo, all the clans accepted to be under the rulers. There's a limited resistance from Barre clan in the city. But inshaa Allaah even them will come onboard and embrace the new changes.

 

--Obstacles include, alshabaab's media pronouncements but efforts to convince them accept local admin are underway.

 

-the real trick is how sanction the marriage of having a local admin that's loyal to these groups, and indepedent of the tfg and its allies.

 

--One thing that should not happened is to invite Ethiopian troops to the city by making ****** prounencements aan rag kaa dhicinayn waxaad haysatanna ku dhaafinayyaa.

 

peace will prevail in shaa Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Typical Dukeys! faan faankii cidda lagu aqoon jiray durba wuu bilaabmatay. Suddenly you hear names, created characters and this new jabiso just out of the blue. Kismaayo annaga qabsanayna qaar ayaa soo qoray smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer here you coming rushing in with painted nails. Saxib this new movement of the locals has thrashed Mr Hiiraale and all those roadblock owners. We have been in touch with the locals for some time and Taano was a thug Was it not Taano who was boasting and making threats, now he ends up in prison. Should never have left holland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
unknown1   

then you are dreaming. i watched a film abt cayrows life raximahullah, and his most famous battle was in doollow near ****** and he fought in bosaso. and you say he fought in baraawe, May Allaah guide you?

Share this post


Link to post
Share on other sites

unknown, stop with this ceyrow nonsense, the man is dead whatever he was so let him rest in peace. he was this, who cares?

 

Allamagan, please stop with calacal, following around Duke will not give kismayo to huurale, the man escaped with his life, let him be too.

 

Duke, what is it with these Somali Shaikhs and the Knifes and the cutting. Kawanlayaal meye ahayeen?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   
Originally posted by General Duke:

 

 

Did you capture any of our leaders? No, No. No

QUOTE]

 

:D:D:D:D

 

Riyadi baa kugu fogaatay adeer, wallahi waxaan kuugu jawaababo garan maayo. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this