Sign in to follow this  
General Duke

TFG militarry units AU forces tighten grip on capital

Recommended Posts

Ciidamada DFKMG oo lasoo dhoobay xaafado khaas ah oo kamid ah Muqdisho

Last Updated::2007-12-27 16:41:15

 

Muqdisho(HRNet):-Dagaalkii ka qarxay Suuqa xoolaha oo socday mudo yar ayaa istaagay waxaana lagu soo waramayaa in ciidanka Itoobiya laga dhaawacay 2 askari halka kooxda weerarka qaaday ay ka dhaawmay hal qof.

Dagaalka ayaa haatan Istaagay waxaana u suurto gashay Ciidanka Itoobiya iyo kuwa DFKM in ay isku fidiyaan Ex kontorol Balcad ilaa xerada Maslax .

 

Wararka ugu danbeeyey ayaa waxay sheegayaan in Ciidanka Itoobiya ay Afar qof ku dileen agagarka Xerada Maslax.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Nabad Ilaalinta Itoobiya oo howlgallo Argagixiso sifeyn ah ka wada deegaanka Suuqa Xoolaha

 

Cutubyo ka tirsan ciidamada saaxiibada ah ee Itoobiya ee usoo gurmaday in ay fowdada ka saaraan dalka Soomaaliya ayaa waxaa iminka ay hwolgallo Argagixiso sifeyn saakay ka fuliayay deegaanka Suuqa Xoolaha.

 

Howlgalkan ayaa waxaa uu yimid ka gadaal markii maliishiyada argagixiisada iyo qaran diidyada is bahaystay ay bambaanooyin ku weerareen ciidamada nabad Ilaalinta oo ka yimid xerada maslax kuna soo jeeday fariisinkooda ku yaala Ex Control Balcad.

 

Qaar ka mida dadka deegaanka oo aanu la xariirnay ayaa inoo sheegay in ciidamadu ay wali sii waadan howlgalkan oo ay kooxaha argagixisaduna bambooyin ka tuurayaan xaafadaha la dagan yahay dhexdooda, si ay u gaaraan yoolkooda ah in loo soo jawaabo oo dadka rayidka ah ay dhibaato soo gaarto.

 

Meydadka 4 ka mida kooxaha Argaixisada ayaa dadka deegaanku sheegeen in ay yaalaan bartamaha wadada laamiga ah ee dhexmarta Suuqa Xoolaha,iyadoo ciidamaduna ay wali ku howlan yihiin sidii ay u soo afjari lahaayeen maliishiyada argagixisada ee wali xaafadaha wax ka dhex ridaya.

 

 

AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this