Jacaylbaro Posted September 23, 2009 Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ugu baaqday masuuliyiinta sar sare ee Somaliland in ay ka foojignaadaan qalalaase ka dhaca deegaanada Maamulkaasi. Wasiiro dowlaha Gaashaandhiga dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indha Cadde oo xalayto la hadlayay Warbaahinta ayaa waxaa uu ugu baaqay dhinacyada siyaasadda ee Maamulka Somaliland in ay heshiiyaan islamarkaana ay ka wada shaqeeyaan nabadda. Waxaa uu tilmaamay Sheekh Yuusuf Indha cadde in kala qub qubnaanta iyo kala arigti duwanaanshaha ay ka wanaagsantahay in wax kasta lagu xaliyo nabada iyo dib u heshiisiinta sida uu tilmaamay. “Waxaan Rabaa in aan u jeediyo walaalahey gobolada Waqooyi Galbeed waad arkaysaan waxa Koofur heysta,waxaad yeeshaan ha is dilinina oo ha is diririna nabadiina gacmaha ku qabsada,nimankaan Kawaarijta ah oo kuufurta Soomaaliya bur buriyana waxaan ogahay in ay meelo badan joogaan oo waqooyi Galbeed ka mid ah oo aan aqaano,halkaan kuwa jooga ayaa idiin soo socda waxay ka faa’iideysanayaan is dilkiina”Ayuu yiri Sheekh Yuusuf Indha Cadde. Baaqaani ka soo baxay wasiiro dowlaha gaashaandhiga dowladda KMG ee Soomaaliya oo ku wajahan in dhinacyada siyaasada ee Maamulka Somaliland ay heshiiyaan ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xili bilihii u dambeeyay Rabshado iyo kala arigrti duwanaansho xagga siyaasadda ay ka dhex taagnayd xisbiyada Siyaasadda ee Somaliland. Dhawaan ayaa magaalada Hargaysa waxaa ka dhacay rabshado ay sameeyeen taageerayaasha xisbiyada Mucaaradka taasoo si weyn looga dareemay qeybaha kale ee Soomaaliya waxaana baaqaani uu imaanayaa xili ay isi siitarayaan baaqyada nabadda ee loo jeedinayo reer Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 23, 2009 ,,, it made me laugh walaahi ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 23, 2009 Koonfurians oo toodii meel uu la a aya teenii ka hadlayaan lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted September 23, 2009 Why lough,?I do't see anything wrong here,the guy just gave you advice.MISE WAXAAD KA XANAAQEEN "GOBOLADA WAQOOYI GALBEED" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted September 23, 2009 heheh.lol, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted September 23, 2009 Dee ma ceebaa hadii la idinku waaniyay inaad ka foojignaataan dhibka iyo khalalaasaha?? War ileen tanoo kale! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 23, 2009 Dhubad somalidu waxay tirahda tiisa daryeela aya tu kalla ku darra war tiisii ba balan ballaysa Somaliland doorassho iyo dimuqradiyad iyo xeer sharcii bay isku haystaan, Koonfuriansku tu ka darran ba haysata is qarxiin iyo fiidmo kalle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted September 23, 2009 ^ Waan ku fahmay Xaaji. Laakiin gurigaygoo gubanaya hadaan arko ninka dariskayga ah oo haya wadadii uu gurigaygu ku gubtay, hadaan iraahdo war iska ilaali yuusan gurigu kaa gubane, ma dhibaa kujiro? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted September 23, 2009 ^^ I think JB is laughing at the person giving the advice. The notorious Sheikho el Morayaan General Major Indha cade! Quote Share this post Link to post Share on other sites