Jacaylbaro Posted October 7, 2009 Sorry ,, i'm laughing before posting ,,,, looooooooooooooooooooooooooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2009 Liibiya(Qarannews)-Shir ay isugu yimaadaan Boqorada Afrika Sanad walba Bisha sagaalaad Sageelkeeda ayaa lagu qabtay sanadkan 09/09/09 wadanka Liibiya kalfadhiga Boqorada Qaaradda Afrika, Shirkan ay ka soo qayb galeen boqoro aad u fara badan oo ka kala yimi wadamada kaladuwan ee Afrika. Fikradda Shirkan in la qabto sanad kasta waxaa aasaasay oo iska leh Hogaamiyaha wadanka Liibiya Muammar Al-Qaddafi ahna Hogaamiyaha ururka Midowga Afrika, Ujeedada looqabto in laysugu yimaado Shirkan sanad walba waxay tahay Sidii loo adkayn lahaa Dhaqankii Afrika talada Afrika sidii loogusoo celin lahaa Hogaanka iyo tallooyinka Boqorada iyo Salaadiinta Dhaqanka , waxa ay Boqorada isugu yimi shirkan isku afgarteen in meesha qudha ee laysiga ilaalin karo inuu gumeysi ku soo noqdo Afrika ay tahay inay doortaan ayna caleemo saaraan sanad kasta Boqor Afrikaan ah. Shirkaas waxa lagu casuumay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) iyo wefti uu hogaaminayo , waxana Boqorada Soomaaliyeed ee shirka ka soo qayb galay u caleemo saareen Boqorka Boqoradda Soomaaliyeed sanadkan 09/09/09 inuu noqdo Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) . Waxa ay Boqoradaas Afrkaanka ah ay u doorteen oo cusbooneeyey Al-Qaddafi inuu ahaado Boqorka Boqoradda Afrika sanadkan 09/09/09 , waxa kale ee Goluhu sanadkan ansixiyey maamul kooban oo sanad walba labedeli doono sanadkasta boqor ayaa ka madaxnoqondoona iyada oo sanadba uu wadan hayn doono sida Ururka Midawga Afrika. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted October 7, 2009 Waar Cowke awaay? Why are you laughing xaasid yahow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2009 This is just silly ,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted October 7, 2009 Has King Kong been sacked as King of Kongs? Mise Buurmadow wixiisu waa af gambi? Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted October 7, 2009 OOH I LOVE MY KING Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted October 7, 2009 This looks like Halloween came too early for Africa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted October 7, 2009 Buurmadoow is not even recognized by his clansmen. This is fake news ya JB. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 7, 2009 Beladaan ka qoslini belo ma aha , tani wallee waa iga qoslisay.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted October 8, 2009 More power to the KING. He's doing his thing and getting paid for it. Quote Share this post Link to post Share on other sites