Sign in to follow this  
RedSea

Xabashi Daba dhilif,xaarka isku celiya...tick tack...

Recommended Posts

The reason aan inta u keenay Berbera?

 

Adiga ayaa leh "jihaad" ha lagu qaado Baydhabo because ciidamo Amxaar/Tigreey ayaa ku sugan.

 

Berbera xafiisyo ayaa ugu furan Amxaarada/Tigreeyga oo hubkooda kan Soomaalida lagu leeynaayo kasoo dego. Shouldn't "jihaad" lagu qaado meeshaas marka? And shouldn't you have supported it, no?

 

Waligaa Soomaali dhexdeeda dagaal ha iskugu wicin, walaaltinimo ee iga tahay. [Especially since anaga nahnay dibadjoog, we would be the last advocates that call another senseless dagaal sokeeye.]

 

Waxa daadandoono dhiig Soomaaliyeed waaye, si walba hala isku qilaafo, dagaal should never be the option, we've had enough of it for almost a generation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Reer Baydhabo cidna uma in ee xoreeso ayagaa isku filan, horeba reer baydhabo ayagaa nagaaladooda xoreeryey,

 

C/Yusuf asago shaati iyo surwaal uun wata ayuu yimi baydhbo

 

ee fitnada hala joojiyo, Illaahay waxuu quraankaku sheeqey fitnada ka daran dilka

 

 

Hadii Barbara/Burca/Hergeysa la soo qaado meel baa danqanasa wadaadkeena bad case

 

Bad Case, aduu marabtaa in uu indhamadoobe Hergeysa/Burco ka xoreeyo ina riyoode/basaakii siyaad

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

MMA,ma hadii Berbera,Burco,Iyo Hargeysa ama SL ay maanta joogaan ciidamo Tigray ah,iskuna dayaya in ay ku dulaan ama ay dhib ugaystaan soomalida kale ee ku nool meelaha kale,markaa waxaa aan ku odhan lahaa maanta dagaal ha lagu qaado meesha ay Tigray joogaan oo ha laga hortago,laakin taasi wax jira maaha maanta,Baydhabo ayuubay kajirtaa,sababtaan usoo hadal qaaday dagaalna waasidaas.Ee maaha in aan kufarax sanahay in dagaal lagu qaado magaalo ee waxaan ogahay waxa ka iman doona hadii ay Tigray meeshaas sii fadhiyaan,wax qurux badan oo aad ku faraxdo ama reer baydhabo ay ku farxaan ma noqon doonto,sida ay runtu tahay.

 

Garaad Canood,

 

Aniga magaalo aad caydaa waxba imayeelayso,markaa kuma saxsanid taas,oo meel in danqanaysa ayaan jirin.Ta laakin iga yaabisay,waxay tahay,marka uu qof soo qaato magaalo magaceed,isla markiiba waxaa lamoodaa in ay qabiilka meesha dagan ay udan leeyihiin ama ay dhib larabaan meeshaas,taasina ma'aha wax iga suurto gal ah.

 

Horta,Indha madoobe wax layidhaahdo majiro,markaa adoo caqli isticmaal,oo dadka meel hakaga dhicin.

 

Maanta,Hargeysa waxaa ka xigta in Riyale Kahin laga rido kursiga "vote" ayaa ku filan,taasi lama dhinac dhigi karo xaalada ka taagan Baydhabo,waayo Xabashi kaaga matagayo wada hadal xoog mooyee.

 

Arintu mataagna maanta Abdullahi Yusuf iyo maxamkiim ee waxay taagan tay Somali vs.Xabashi(gaalo),markaa Riyale Muslim ayuu sheegta,Jihadna laguma qaadi karo waayo xalka looga qaadi karaa jagada waxay tahay oo kaliya in aan ladooran,waana taan rajaynayo,kadibna Insha Allah waxaan rajaynayaa in nin Ilaahay ka baqanayaa uufuulo xukunka cusub oo ku salaysan shareeco Islamka ah.

 

Xaalad kataagan Baydhabo iyo tan kataagan SL wax la is dhinac dhigi karo maaha,waanad ogtahay,markaa wax kale oo caqliga gala lakaalay adoo raali ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The farce has been exposed the Clan Courts have now made adramatic U-turn on the seven day ultimatum. Thus the whole " We want to fight" Ethiopia is nothing but a smoke screen.

 

Maxkamadaha: " Si qaldan baa loo fasiray maalmihii aan u qabanay Ethiopia"

SOURCE

 

The ignorant who take IndaCade and Xasan Dahir as being serious, are the real losers in all this.. : ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

General tomorrow is tuesday,for me its already tuesday.So let the clan courts deliver their promise.The colonel spoke and his words were final.Let theirs be final if they got the guts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I expect ICU to liberate a village, or failing that a hamlet from Tigray soon. So many villages and hamlets that their names never made it to a somali local media will be the talk of town in Yahoo, AFP and others competing with London and Moscow for few minutes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

MMA

 

 

The reason aan inta u keenay Berbera?

 

Adiga ayaa leh "jihaad" ha lagu qaado Baydhabo because ciidamo Amxaar/Tigreey ayaa ku sugan.

 

Berbera xafiisyo ayaa ugu furan Amxaarada/Tigreeyga oo hubkooda kan Soomaalida lagu leeynaayo kasoo dego. Shouldn't "jihaad" lagu qaado meeshaas marka? And shouldn't you have supported it, no?

 

Waligaa Soomaali dhexdeeda dagaal ha iskugu wicin, walaaltinimo ee iga tahay. [Especially since anaga nahnay dibadjoog, we would be the last advocates that call another senseless dagaal sokeeye.]

 

Waxa daadandoono dhiig Soomaaliyeed waaye, si walba hala isku qilaafo, dagaal should never be the option, we've had enough of it for almost a generation

Well said

 

hadal xikmadu ku dheehantahay baa ku hadashay

 

qof daacada uun baa fahma

 

dagaal wiil kuma dhasho

 

 

Bad cas,

 

Fagaaraha waxaa jooga nomads oo ah reer Baydhabo, sida Malaaq MMA, ayagu haa noo sheegaan?

 

Ta laakin iga yaabisay,waxay tahay,marka uu qof soo qaato magaalo magaceed,isla markiiba waxaa lamoodaa in ay qabiilka meesha dagan ay udan leeyihiin ama ay dhib larabaan meeshaas,taasina ma'aha wax iga suurto gal ah.

 

Adaa turban u tumaya sidii dagaal uga qarxi lahaa Baydhabo, anuu maqaran sababta

 

Maxey Baydhabo iyo Barbara kula duwen yihiin, labada ethoipian waa joogaan

 

Ethiopia waxey ku nooshay xeebta Barbara markii Eriteria iyo Djabouti ka soo xidhaan xeebahooda,

 

Hadii ee run kaa tahay in aad Ethiopia ka soo horjeedid waxaad ku doodi laheed Ethiopia haa laga mamnuucu dakada Barbara, iyo la eryo ninka Ethiopian ka u jooga Hergeysa

 

Come clean marka hore

 

 

Waxaad noqotay adeerkaa ina waraabe oo kale, oo ku doodaya Ethiopia waxaa nahay laba wadan oo walaala ah, Cabdulaahi Yusuf ma caawin karaan, waayo wiilka hergeysa ku dhasha iyo wiilka Addis ababa ku dhasha baa is xiga, marka loo eego wiilka mogadisho ku dhasha

 

Waraabe is like president of Iran right?

 

 

Horta,Indha madoobe wax layidhaahdo majiro,markaa adoo caqli isticmaal,oo dadka meel hakaga dhicin.

 

Adaa bilaabay in aad dadka aflagaadeeso, akhri magaca thread ka,

 

Waxaad ku doodasaa inay xaraantahay in la aflagaadeeyo warlords sida indhacadde/riyaale/ waraabe, in warlords kalena ee tahay halaal in la aflagaadeeyo sida Cadde/C. Yusuf/ only for political and tribal reasons

 

Shame

 

I have to say thanks for your advice, it’s not good to call people names, however I hope that you also follow what you preach

 

Riyale Kahin laga rido kursiga "vote" ayaa ku filan,

Waxaan kuu sheegayaa Abdulaahi Yusuf asba waa la doortay, wathtigiisiina waaba iska dhameesan,

 

Anuu ma rabin in aanu laba warlord oo kala daran u kala safanu, lakiin adaa doortay oo kala xigsanayo

 

Arintu mataagna maanta Abdullahi Yusuf iyo maxamkiim ee waxay taagan tay Somali vs.Xabashi(gaalo)

Anuu waxaan qabaa

 

arrintu mataagna maanta riyaale iyo go'itaan ee waxay taagantahay soomaali iyo xabashi

 

xabashida ka danbeesa waxan lagu sheegayo somaliland

 

sababta ee dayuurada xabashidu u timaadu Hergeysa iyo sababta uu basaas xabashiya u joogo hergeysa haa laga jawaabo

 

 

markaa Riyale Muslim ayuu sheegta,Jihadna laguma qaadi karo

Soomalidu waa wada muslim markii igu danbeesay, hadii aadan laheen Somali gaar baa wax kale ah, Saad Mar hore dad Somali ah ayaad ku sheegtay “idol worshipper”

 

Labada Xaalado ka taagan SL iyo Baydhabo waa dameer iyo labadiisa dhagood, hadaadan laheen SL waa meesheedii oo waxba lagama sheegi karo

 

Nin waxba ogeen uun baa loo sheegaya xabashi ma joogtu Hergeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

"The call for Jihad by ICU on Ethiopia was religiosly, morally and politically wrong, thus Ethiopia has every right to fight them in its defence"

 

Ambassador of Yemen to Ethiopia

 

Some ethiopian Moslems are now asking religious clerics to call for Jihad against ICU for defiling the religion and in defence of the faith to protect it from imposters misusing and abusing it. Imposters do more damage to the faith and to peoples preservation and promotion of their faith, than all enemies of the faith put together.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this