General Duke Posted February 7, 2006 Gudoomiyaha Barlamanka iyo wafdigii uu hogaaminayey oo gaaray Baydhabo waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay goor dhawayd soo gaaray Gudoomiyha Barlamanka Soomaliya Sharif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdigii uu hogaaminayey ,ayna ka mid yihiin wasiirka hawlaha guud iyo guriyeynta Cismaan Xasan Caato,wasiirka gaadidka cirka iyo dhulka Ibraahim Kiish Buur, wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay masuuliyin ka tirsan labada gole ee DFKKMS ,kuwaas oo qaarkod iyaga laftigoodu dhowaan soo gaaray magaalada Baydhabo,iyo dadweyne aad u farabadan kuwaas oo muddo dhawr cisho ah ku guda jiray tabaabushaha soo dhawaynta gudoomiyaha iyo wafdigisa Sharifka iyo wafdigisa ayaa waxaa ay maanta ka soo duuleen magaalada Nairobi ee caasimada Kenya halkas oo isaga iyo madaxweyne Cabdilahi aykaga dhawaaqeen go'aankodii la xiriiray in shirka barlamanka ee loo dhan yahay in 26 bishan lagu qabto magaalada Baydhabo, wixii warar ah oo soo kordha isha ku hay Horseednet.Com Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 7, 2006 Latest pictures from BAYDHABO JANNAAY ps: One thing I like about Waagacussub and Dayniile is they bring the latest from Somalia, like it or hate it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 8, 2006 Originally posted by nuune: ps: One thing I like about Waagacussub and Dayniile is they bring the latest from Somalia, like it or hate it Nuune, waagacusub.com sometimes its pictures are as bililiqo as its sometimes questionable amateurish articles and unsubstantiated reports from "waxaa la dhahay" sources. But dayniile.com is a bit different, they don't at least steal others pictures. Those latest pictures you posted were originally posted on baidoa.com Anyway, a few more pictures. I like meeshee ciyaalka ku kor fadhiyaan, xidigta. Beautiful. Sawiro kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 8, 2006 ^^^ Nice pics indeed. More news concerning Baidoa. Wefdi xildhibaano iyo wasiiro jowhar katagay oo baydhobo gaarey Febraayo 8, 2006 Markacadeey. -------------------------------------------------------------------------------- Wefdigaan oo isugu jira wasiiro, wasiiro kuxigeen iyo xildhibaano ayaa waxaa horkacayey wasiirka dastuurka iyo arimaha federaalka mr. Cabdala Deerow ***** Wefdigaan oo si weyn loogu soo dhaweeyay gegida dayaaradaha baydhabo ayaa Waxay kasoo kictameen magaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeelaha dhexe ayagoo sida ay sheegeena hordhac ay uyihiin kulanka baarlamaanka oo 26ka February ka furmi doona magaaladaan. Wefdigaan oo tira ahaan ka koobnaa ilaa 13 xubnood ayaa markii ay baydhabo soo gaareen waxaa ladajiyay hotelka Al qudus oo iyagu loo diyaariyay maalmo kahor Imaashaha wefdigaan oo shalay kadib makii uu baydhabo soo gaarey gudoomiyaha baarlamaanka shariif xasan sheekh aadan lashaaciyaay in maanta ay baydhabo soo gaarayaa wefdi jowhar ka imaanaya ayaa hadana maanta dadka reer baydhabo waxay kunoqotay filan waa oo waxayba soo caga dhigatay dayaaradii wefdigaasi siday abaarihii halkii saac oo inta badan dadkuna ay ahaayeen kuwo daalanaa oo guryahooda iska joogeen. Xubnaha baydhabo soogaaray saakay ayaa waxaa kamid ah 1. W.dastuurka & arimaha federaalka Cabdala deerow isxaaq 2. w.dib uheshiisiinta iyo xiriirka jaaliyadaha sheekh adan sheekh madeer 3. w. tamarta maxamed nuuraani bakar 4. w/k. owqaafta iyo diinta cali sheekh maxamed 5. w/k. batroolka madoowe nuunow maxamed 6. w/k. dhaqan celinta maleeshiyooyinka ***** yacquub (Geescade) 7. kuxigeenka nidaamiyaha baarlamaanka Axmed cabdi cumar iyo cabdulaahi cabdi garuun oo isna ah wasiir ku xigeen iyo kuwo kale guud ahaanba dadka ree baydhabo waxay ku howlan yihiin maalmahaan sidii ay ugu dhabeen lahaayeen in magaaladaan ay diyaar utahay ayada iyo shacbigeeda soo dhaweenta dowlada federaalka laamaheeda kala duwan ayadoo bilicda iyo amaanka magaaladuna uu aad u heersareeyo Abshir maxamed nuur (mandeela) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sayyid Posted February 8, 2006 Nice pictures indeed! I always liked Baydhabo it's a beautiful city, maashaallaah! Hopefully the residents of that city can pacify it. Ameen Inshallah! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 9, 2006 Nuune, waagacusub.com sometimes its pictures are as bililiqo as its sometimes questionable amateurish articles and unsubstantiated reports from "waxaa la dhahay" sources. But dayniile.com is a bit different, they don't at least steal others pictures. MMA, sxb I have noticed that too, I wouldn't compare the two sites waagacussub and dayniile, meesha wax fayyoow ma jiro gabi ahaanba, this steal and run thing is very common in most Somali Websites. But I like Baidao.com, they got cool songs in Maay Language, Mohmed Ahmed Qomal is not caadi, he got classic music Quote Share this post Link to post Share on other sites