Fiqikhayre Posted February 2, 2007 You have been invited by Idamaale to go on a march with them to protest against Yusuf Garad Cumar Aweys and his BBC Somali Service 'broadcast'! Idamaale kindly reminds you to bring any kind of protest/grievance or complain you might have against the BBC Somali language service and its head Yusuf Garad Cumar Aweys! They going to collect it, so if you have any prewritten letter about how 'bad' the Somali service is then kindly produce those letters and give them to the people at the protest, who are going to send it to the head of the BBC World Service in Bush house, London! Alright it's not fair for me to say, Idamaale organised it but it's sure something to laugh at, so no Idamaale hasn't organised it so you will be there inshallah? Ogaysiis Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed'' Waxaa jira 03/02/07 Banaaxbax Balaaran oo lagu Qaban doono magaalada LONDON Daarta Bush House, Waxaana banaanbaxaas looga soo horjeedaa BBCda Laanteeda Afka Soomaaliga ee Saldhigeedu yahay Magaalada London! Posted to the Web Feb 01, 20:47 Banaanbax ballaaran oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyadda Soomaalida ee dalka Ingiriiska ayaa lagu qaban doonaa magaaladaasi maalinta ay bishu tahay 03/02/2007 oo ku beegan maalin Sabti. Banaanbaxaasi oo looga soo horjeedo si xun u adeegsiga saxaafadda iyo ku tagrifalka laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ku heyso marin habaabinta shacbiga Soomaaliya. Haddaba waxaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska guud ahaan laga codsanayaa in ay nagala soo qeybgalaan banaanbaxaasi. Goobta lagu qabanayo banaanbaxa:- BBC, Bush House ALDWYCH WC2B 4-WC2R 1 LONDON United Kingdom Saacadda:- 02:00 - 05:00 Una dhow Holborn Train Station Busseska Imaanaya waa Number 6''11''23''15''26''78''243''341''139''59''68''171''188''168''155'' Contact for more Information:- 1. Owliyo Tel: 079 08655026 2. C/qaadir Khaliif 078 52309595 3. Musse Wehliye "Mas'uul sare" 079 50701860 Qofkii haya wax dacwad ah waxuu dacwaddiisa ku soo hagaajin karaa:- banaanbax@yahoo.co.u Quote Share this post Link to post Share on other sites
Conspiracy Posted February 2, 2007 are we going to get paid ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 2, 2007 ^Nope,but i think you should just remian beside 'the cutest girl on earth'. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Conspiracy Posted February 2, 2007 *Laughs hysterically* Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 2, 2007 ^why laugh,arent' you beside a cute girl dude? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Conspiracy Posted February 2, 2007 Nah you just reminded me of someone, and what up with your obsession with my cute girl Is she your relative or something? Quote Share this post Link to post Share on other sites