oba hiloowlow Posted November 20, 2010 lool naxar, shibis,xamarweyne,boondheere aas joogi dadkaas. **** waa a subclan of **** oo sii gar uu leh muqdisho. it is a national city laakin dadka sida gaarka dhulka uu leh hala ixtiraamo thats what im saying. [ November 21, 2010, 01:15 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 20, 2010 Naxar Nugaleed. Hargeysa waxa leh all somalilanders, same goes to burco and etc. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 21, 2010 Hilowloow, qabiil magacaabisteeda ka yaree meeshaan, baliis. Teeda kalena, your aragti stinks of claiming a certain clan 'owning' Xamar. Xamar waa magaalo madax Soomaaliyeed, Soomaaliweyn ayaana dhisatay. Qof qof ka xigo iska yar. Haddaa leedahay waa lagu soo kala horeeye meesha, taariiqdeeda wey jirtaa, taasna been lagama sheegi karo. If we follow your own logic of explanation, Talyaanis can claim to the 'ownership' too, iyagaa qeyb weyn ka dhisee, dad badana kasoo horeeyee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 21, 2010 ^Too much kiyaakare halkaan. Yaa leh yaa leh kulahaa! War heedhaha, ma nii sheegaa yaa iska leh? It is mine ok! there, I have said it!. Car sheegta magaaladeyda mar danbe, weji kaneecoyaashaa tihiin maxaan dhahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 21, 2010 Originally posted by NinaNC: ^Too much kiyaakare halkaan. Yaa leh yaa leh kulahaa! War heedhaha, ma nii sheegaa yaa iska leh? It is mine ok! there, I have said it!. Car sheegta magaaladeyda mar danbe, weji kaneecoyaashaa tihiin maxaan dhahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted November 21, 2010 Aniga, adiga, anaga, Cali iyo Xaawo oo dhan ayaa wada leh ina adeer. Dad bay degaan u tahay but equal opportunity degaan bay noqon doontaa IA. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 21, 2010 Originally posted by Sensei: Aniga, adiga, anaga, Cali iyo Xaawo oo dhan ayaa wada leh ina adeer. Dad bay degaan u tahay but equal opportunity degaan bay noqon doontaa IA. if whole somalia becomes equal xaga degaanka xamar will also be that way. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 21, 2010 Originally posted by NinaNC: ^Too much kiyaakare halkaan. Yaa leh yaa leh kulahaa! War heedhaha, ma nii sheegaa yaa iska leh? It is mine ok! there, I have said it!. Car sheegta magaaladeyda mar danbe, weji kaneecoyaashaa tihiin maxaan dhahaa. Eeebow xammar unukka leh Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 21, 2010 xaaji thats right Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted November 21, 2010 quote:Originally posted by Sensei: Aniga, adiga, anaga, Cali iyo Xaawo oo dhan ayaa wada leh ina adeer. Dad bay degaan u tahay but equal opportunity degaan bay noqon doontaa IA. if whole somalia becomes equal xaga degaanka xamar will also be that way. Walaale Hiloowlo- Xamar la mid aha magaalooyinka iyo dhulka kale, soo ma aha ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 22, 2010 waa tahay ee qaladka ha uu fasirin hadalkeyga, Maanta magaalo kasta qabiilka uu dhashaa maamulo hade xamar maxa loogu diidan yahay qabiilka uu dhashay iney maamulan. Hadii magaalo kasta qabiil kasta uu maamulka kaga jiri lahaa hade xamarna waa sidoo kale. KEYGANA WAA WAAN LEYAHAY KAAGANA WAA KULA LEYAHAY waye waxaan diidanahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted November 22, 2010 Macquul, I would not disagree with you completely. I think there is benefit for all Somalis to intermingle even more so than before so as to eradicate certain "things" that are detrimental to the existence of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 23, 2010 the idea that a capital city should be claimed by any segment of society is the height of foolishness and shows a complete lack of the meaning of nationhood and the basic meaning of a capital city. no Mogadishu is not like any other Somali city, its the freaken capital i.e belongs to the whole country. perhaps the people saying magadishu is our should lobby any future Somali government to relocate the seat of government. If it is accepted, then Mogadishu can be all yours but until then the Idea of a city that is simultaneously a tribal capital and a capital city is an oxymoron of the highest order... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 23, 2010 Ma ku dhalatey? maye right, then ID card ayaad u baahantahay period (kooyto is kooyto). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 23, 2010 Mogadishu's natives should be respected as their rightful city. All those non natives causing havoc should exit it. Quote Share this post Link to post Share on other sites