NASSIR Posted December 13, 2009 What happened to the indomitable lions of Sanaag this year. They have been eliminated. I heard the Bari team is expected to win it all. Thanks Xudeydi for the pics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted December 13, 2009 Thanks bro for the beautiful pictures and the. football tournment. Keep us upto date and we will see if Miles prediction holds. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted December 13, 2009 Team-ka Mudug sanadkaan anaa ka maqnaa-- that's why, they didn't do too well. Congrats to the team from Bari. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 13, 2009 Cayn did well, Mudug, Karkar & Sanag were lame this year. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 13, 2009 Originally posted by miles militis: Nice, Good on the Cayn lads, Did I hear it right the other day, the lads from Cayn trotted all the way from Buuhoodle by way of Laascaanood, and in doing so scarred the living daylight out of the NW bands of pseudo army some of whom abandoned their barracks with everything else behind all the way back to Awrboogays ;--) wow, what a brave souls? All the way back to awrboogeys? What would they be doing there? Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted December 13, 2009 A good quesiton, who knows, perhaps just awaiting death to come upon them ;--) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 13, 2009 ^Awrboogeys, Xuddun are conflict free places and Sland solders never went there, perhaps you mistake the place for another Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted December 13, 2009 These were local, misguided lads waving Xaabsade's flag; and it is possible I could have had the names mixed up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 13, 2009 Xaabsade is south of Laascaanod not north in Xuddun and ceerigaabo districts. Kalabaydh I think. Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted December 13, 2009 Something like that, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 13, 2009 Ciyaartoyda Gobolka Haylaan Ayaa Dadaal Dheer Ka Gadaal Nasiib Daro Lagu Reebay Garoowe: Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa taariikhdu markay ahayd 05.12.2009 furmay koobka kubada cagta ee gobolada Puntland. Koobkaan ayaa waxaa soo qaban qaabisey wasaarada Sportiga iyo shaqaalaha, waxayna qeyb ka tahay ololaha nabadeenta ee xukumada iyo hay'adaha caalamiga ay iska kaashadeen. Koopkaan ayaa waxaa lagu marti galiyey dhamaan Sideeda gobol ee Puntland Ka Koobantahay iyadii oo loo qeybiyey laba group, A iyo B. Waxaa dhamaan ciyaaraha u soo daawasho tagaayey boqalaal ruux oo ka mid ah qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka, madaxda Puntland iyo marti sharaf gobolada kala duwan ee Somaaliya ka kala yimid. Group A: Haylaan, Sool, Bari, Nugaal Group B: Sanaag, Karkaar, Mudug, Cayn Hadaba maanta ayaa waxaa garoonka garoowe soo buux dhaafshay taageerayaashi u badnaa abid ciyaarahaan dawaada si ay ugu kala hooriyaan labada gobol ee Bari iyo Haylaan. qeybtii hore ee ciyaarta ayaa la is orankaraa way isku dheelatirneyd labada kooxood Ciyaartoodu isla mar ahaataana weerar iyo weerar celis ay ahaayeen, hase yeeshee aan wax goolal aha la kala dhalin. haafkii danbe ee ciyaarata ayaa waxa kooxda highland calaftay rigoore, weeraryahanka gobolka highland mustafe yare oo 8 u sitey gobolkiisa ayaa ka faa'idaysta fursad qaali ah, isagoo si kalsooni leh darba kulul ku aadiyey shabaqa gobolka Bari, goool. Taageerayaasha Gobolka Haylaan ayaa gilgilay garoonka iyadoo sawaxanka cirka isu shareeray. Ciyaartoyda gobolka Bari ayaa rogaal celin caadi ahayn sameeyey, iyagoo weerar aan ka yareen kii Haylaan qaaday. Ciyaartoyga afka horay uga dheelo ee lagu magacaabo Zaki ayaa gool barbar dhac ahi usoo xareeyey. In yar ka gadaal Zaki ayaa mar labaad gool kale xareeyey. Sidaas ayey gobolka Bari ciyaartii maanta xiisaha badneyd ku raysay. Gobolka Haylaan ayaa nasiib daro galabta koobka ka hartay, iyagoo dadaal badan muujiyey intuu koobka socday. Hadaba warbaahinta dhahar-radio oo ku hadleyso magaca saxaafada gobolka Haylaan ayaa u hambalyeynayso dhamaan ciyaartoyda gobolka iyo macalimiintooda, waxaanu leenahay dadaal wacan iyo waa inoo sanad dambe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 13, 2009 Dhanka kale Kooxaha Group B ayaa si aada isugu dhagan iayadoo Maalinta Bari ay fooda is dari doonaan Kooxaha Mudug iyo Karkaar oo kala heysta Mudug hal dhibic iyo karkaar 3 dhibcood hase yeeshee midna rajooyin wada leh Maadaama qeybtooda ay ugu sareyso Ceyn oo leh 4 dhibcooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 13, 2009 So who won the pirate cup of '09? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted December 13, 2009 You mean Puntland, keep watching this space for finals. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted December 14, 2009 My brother made Sool proud! Quote Share this post Link to post Share on other sites