Xudeedi Posted December 12, 2009 Waxaa galabta Ciyaar xiisa leh ku dhexmartay garoonka kubadda Cagta ee Mire Awaare xulalka kala matalaayay gobolada Bari iyo Sool kuwaas oo ka qaybgalaaya koobka gobolada Puntland ee ka furmay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Ciyaartaas ayaa maanta waxaa ka soo qaybgalay kumanaan qof oo kala taageeraayay labada xul,waxaana sidoo kale goobjoog ka ahaa masuuliyinta Dowlada Puntland oo u ka mid ahaa Wasiirka Maamul wanaaga Maxamed Faarax Gaashaan iyo Wasiir Kuxigeenka arimaha gudaha Cali Yuusuf Xoosh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 12, 2009 Waxaana bilowga Ciyaarta ku bilaabmatay weerar labada dhinac isku ekeeyeen,iyadoo ka dib u suurtagashay xulka gobolka Sol in ay dhaliyaan gool lama filaan ah ka dib marki kubadda loo dabamariyey goolhayaha xulka gobolka Bari. Qeybta dambe ee Ciyaarta ayaa marki la isku soo laabtay ayaa xulka gobolka Bari u suurtagashay in ay dhaliyaan goolka barbar dhaca ah,waxaana u saxiixay Ciyaaryahan lagu magacaabo Abaadir iyadoo taageerayaasha gobolka Bari ay aad u farxeen ayna bilaabeen sawaxan aad u xoogan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 12, 2009 Inta lagu guda jiray Ciyaarta qeybti dambe ayaa kaarka Casaanka ama loo yaqaano roosada la siiyey mid ka mid ah Ciyaaryahanada gobolka Bari ka dib marki ay hadalo kulul isdhaafsadeen isaga iyo garsooraha ciyaarta.waxaana ay ciyaaryahanada xulka gobolka Bari aad uga caroodeen arintaas iyadoo ciyaarta hore ay la ciyaareen gobolka Nugaal rooso laga siiyey tababarahooda. Ciyaartaan oo ahayd mid ka duwan ciyaarihi hore,ayaa gaba gabada ciyaarta marki ay ku dhowayd xulka gobolka Sool dhaliyeen bilsiyoon kaas oo noqday goosha guusha oo ay ciyaarta ku badiyeen xulka gobolka Sool oo iminka hor kacaaya guruub A oo ay ku wada jiraan Bari,Nugaal iyo Haylaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 12, 2009 Group A: Haylaan Sool Bari Nugaal Group B: Mudug Sanaag Karkaar Cayn Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted December 12, 2009 you can keep the kids playing football, we dont really need them, but nice attempt at protraying these regions are your own. looool, whats the capital of Sanag region? erigavo...Somaliland control, loool, whats the capital of Sool region? Las canod... somaliland control. keep the kids, the land is the most important prize. Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted December 12, 2009 Xudeydi - what has been the latest scores today? I hear Cayn trashed Karkaar? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 13, 2009 in Somaliland, Sool never makes out of the first round. Reer Bari were never any good in soccer anyways. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 13, 2009 Angry secessionist remonstrate every pro-union thread as if will spoil the fantasy of “recognition”. Adeer Ceerigaabo and Laascaanood’s ownership is transparent in your own secessionist administration, thus its solution lies on local reconciliation. “Horay baa loo yiri, dad kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku qaadaan.” Despite your juvenile mind of inferiority, the 8 regions of Puntland participate in a healthy competition through a state broadcasted yearly tournament. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 13, 2009 Miles: Sool, Cayn and Karkaar are doing very well this year, we’ll see which 2 teams will come out in the finals. Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted December 13, 2009 So who is through to the semifinals then out of the 8 teams? Group A: Haylaan, Sool, Bari, Nugaal Group B: Mudug, Sanaag, Karkaar, Cayn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 13, 2009 Cayn Beats Karkaar 2-1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted December 13, 2009 Nice, Good on the Cayn lads, Did I hear it right the other day, the lads from Cayn trotted all the way from Buuhoodle by way of Laascaanood, and in doing so scarred the living daylight out of the NW bands of pseudo army some of whom abandoned their barracks with everything else behind all the way back to Awrboogays ;--) wow, what a brave souls? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 13, 2009 I believe Sool is leading Group A and Cayn is leading group B. Mudug and Haylaan have not won a single game, they probably won't make it to the second round. Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted December 13, 2009 Here are my predictions of the qualifiers: Semifinals: Group A: Sool, Bari Group B: Mudug, Cayn And for the finals: Bari vs Cayn. And the winner: The mighty giants: Bari. Quote Share this post Link to post Share on other sites